{"id":124096,"date":"2019-03-05T11:11:53","date_gmt":"2019-03-05T09:11:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124096"},"modified":"2019-03-05T11:11:53","modified_gmt":"2019-03-05T09:11:53","slug":"haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/","title":{"rendered":"Haweeney Somali ah oo meydkeeda laga helay Gurigeeda magaalada San Diego ee  dalka Mareykanka +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in haweeney Soomaali ah meydkeeda laga helay gurigeeda oo ku yaalla magaalada San Diego ee gobolka California wadanka Mareykanka.<\/p>\n<p>Haweeneydan oo lagu magacaabo Muna Kuri,. da\u2019deedana lagu sheegay 36 sano jir ayaa warkeeda la waayey ilaa Sabtidii, waxaana markii danbe meykeeda laga helay isla gurigii ay ku nooleyd iyadoo dhaawacyo ka muuqdaan qeybta hore ee jirkeeda.<\/p>\n<p>Amiina Salad oo la dhalatay Muna ayaa sheegtay in walaasheed warkeeda iyo wacaalkeeda la waayey Sabtidii, isla markaana uu jiro tuhun ah in Ninkeeda uu ka dambeeyay dilkeeda, waxaana kiiska la wareegay Booliiska oo baaritaan bilaabay.<\/p>\n<p>Saxaafadda Mareykanka ayaa sheegeysa in Muna ay markeedii hor ka timid dalka Kenya, isla markaana ay ahayd qof dabeecad wanaagsan oo ka shaqeysa goob lagu xanaaneeyo caruurta.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/cdn2.trb.tv\/iframe.html?ec=NsOWlkaDE6iSAwdhR6aDB5HfXgrEKYX7&amp;pbid=7f13b2020e924f7bb1bc00c770ee5d24&amp;pcode=RoYjUyOjnvZ0A55bciBqnIL8mvIH\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in haweeney Soomaali ah meydkeeda laga helay gurigeeda oo ku yaalla magaalada San Diego ee gobolka California wadanka Mareykanka. Haweeneydan oo lagu magacaabo Muna Kuri,. da\u2019deedana lagu sheegay 36 sano jir ayaa warkeeda la waayey ilaa Sabtidii, waxaana markii danbe meykeeda laga helay isla gurigii ay ku nooleyd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124097,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124096","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Haweeney Somali ah oo meydkeeda laga helay Gurigeeda magaalada San Diego ee dalka Mareykanka +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Haweeney Somali ah oo meydkeeda laga helay Gurigeeda magaalada San Diego ee dalka Mareykanka +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in haweeney Soomaali ah meydkeeda laga helay gurigeeda oo ku yaalla magaalada San Diego ee gobolka California wadanka Mareykanka. Haweeneydan oo lagu magacaabo Muna Kuri,. da\u2019deedana lagu sheegay 36 sano jir ayaa warkeeda la waayey ilaa Sabtidii, waxaana markii danbe meykeeda laga helay isla gurigii ay ku nooleyd [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-05T09:11:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muna-Dil.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"534\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/\",\"name\":\"Haweeney Somali ah oo meydkeeda laga helay Gurigeeda magaalada San Diego ee dalka Mareykanka +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muna-Dil.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-05T09:11:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muna-Dil.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muna-Dil.jpg\",\"width\":720,\"height\":534},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Haweeney Somali ah oo meydkeeda laga helay Gurigeeda magaalada San Diego ee dalka Mareykanka +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Haweeney Somali ah oo meydkeeda laga helay Gurigeeda magaalada San Diego ee dalka Mareykanka +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Haweeney Somali ah oo meydkeeda laga helay Gurigeeda magaalada San Diego ee dalka Mareykanka +VIDEO - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in haweeney Soomaali ah meydkeeda laga helay gurigeeda oo ku yaalla magaalada San Diego ee gobolka California wadanka Mareykanka. Haweeneydan oo lagu magacaabo Muna Kuri,. da\u2019deedana lagu sheegay 36 sano jir ayaa warkeeda la waayey ilaa Sabtidii, waxaana markii danbe meykeeda laga helay isla gurigii ay ku nooleyd [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-05T09:11:53+00:00","og_image":[{"width":720,"height":534,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muna-Dil.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/","name":"Haweeney Somali ah oo meydkeeda laga helay Gurigeeda magaalada San Diego ee dalka Mareykanka +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muna-Dil.jpg","datePublished":"2019-03-05T09:11:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muna-Dil.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Muna-Dil.jpg","width":720,"height":534},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-somali-ah-oo-meydkeeda-laga-helay-gurigeeda-magaalada-san-diego-ee-dalka-mareykanka-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Haweeney Somali ah oo meydkeeda laga helay Gurigeeda magaalada San Diego ee dalka Mareykanka +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124096"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124098,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124096\/revisions\/124098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124097"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}