{"id":124099,"date":"2019-03-05T17:43:39","date_gmt":"2019-03-05T15:43:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124099"},"modified":"2019-03-05T17:43:39","modified_gmt":"2019-03-05T15:43:39","slug":"akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/","title":{"rendered":"[Akhriso] Afar qodob oo ay kuheshiiyeen Farmaajo iyo Abiy"},"content":{"rendered":"<p>Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa war kooban ka soo saaray wada hadalo magaalada Addis Ababa ku dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed, iyadoo qodobada qaar ay mugdi badan ku jiraan.<\/p>\n<p>Goor sii horeysay Madaxtooyada Villa Somalia ayaa qoraal kooban oo lagu qoray barta Twitter-ka waxaa lagu sheegay in wada hadalada u socda Madaxweyne Farmaajo iyo Abiy Ahmed diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, amniga Gobolka iyo sidii loo dardar gelin lahaa is dhex galka dhaqaalaha Geeska Afrika.<\/p>\n<p><strong>Hase ahaatee qoraal lagu qoray barta Twitter-ka Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya ayaa lagu sheegay in labada hoggaamiye ay ka wada hadleen afar qodob oo muhiim ah, kuwaasoo kala ah;<\/strong><\/p>\n<p>1- Xoojinta nabadda gobolka ee heshiisyada horay loo saxiixay<\/p>\n<p>2- Xoojinta xiriirka Kenya iyo Soomaaliya iyo farsamooyinka lagu hubinayo<\/p>\n<p>3-sii wadida horumarinta dekedda wadaagga ah (Lama magacaabin Dekedaha ay yihiin)<\/p>\n<p>4- Xaqiijinta xiriirka maamulka Somaliland ee taageerada nabadda gobolka.<\/p>\n<p>Ma jirto faah faahin intaan ka badan oo laga bixiyay kulankan, iyadoo Madaxtooyada Villa Soomaaliya aanay si rasmi ah u faah faahin qodobada laga hadlay oo mugdi badan ku hoos jira.<\/p>\n<p>Heshiisyadii uu horay Madaxweyne Farmaajo la galay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya iyo heshiiskii saddex geesoodka ayaa shaki badan la geliyay, iyadoo aan la horkeenin Baarlamaanka, sidoo kale Baarlamaanka ayaa horay u diiday heshiiskii Dekeda Berbera ee dhex maray Somaliland, Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta, waxaana la sheegaa in Madaxweyne Farmaajo aanu saxiixin qaraarkii Baarlamaanka Soomaaliya uu ku diiday heshiiskaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa war kooban ka soo saaray wada hadalo magaalada Addis Ababa ku dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed, iyadoo qodobada qaar ay mugdi badan ku jiraan. Goor sii horeysay Madaxtooyada Villa Somalia ayaa qoraal kooban oo lagu qoray barta Twitter-ka waxaa lagu sheegay in wada hadalada u socda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124084,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>[Akhriso] Afar qodob oo ay kuheshiiyeen Farmaajo iyo Abiy - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"[Akhriso] Afar qodob oo ay kuheshiiyeen Farmaajo iyo Abiy - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa war kooban ka soo saaray wada hadalo magaalada Addis Ababa ku dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed, iyadoo qodobada qaar ay mugdi badan ku jiraan. Goor sii horeysay Madaxtooyada Villa Somalia ayaa qoraal kooban oo lagu qoray barta Twitter-ka waxaa lagu sheegay in wada hadalada u socda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-05T15:43:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/\",\"name\":\"[Akhriso] Afar qodob oo ay kuheshiiyeen Farmaajo iyo Abiy - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-05T15:43:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"[Akhriso] Afar qodob oo ay kuheshiiyeen Farmaajo iyo Abiy\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"[Akhriso] Afar qodob oo ay kuheshiiyeen Farmaajo iyo Abiy - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"[Akhriso] Afar qodob oo ay kuheshiiyeen Farmaajo iyo Abiy - Wardoon","og_description":"Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa war kooban ka soo saaray wada hadalo magaalada Addis Ababa ku dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed, iyadoo qodobada qaar ay mugdi badan ku jiraan. Goor sii horeysay Madaxtooyada Villa Somalia ayaa qoraal kooban oo lagu qoray barta Twitter-ka waxaa lagu sheegay in wada hadalada u socda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-05T15:43:39+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/","name":"[Akhriso] Afar qodob oo ay kuheshiiyeen Farmaajo iyo Abiy - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg","datePublished":"2019-03-05T15:43:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/abi-far-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-afar-qodob-oo-ay-kuheshiiyeen-farmaajo-iyo-abiy\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"[Akhriso] Afar qodob oo ay kuheshiiyeen Farmaajo iyo Abiy"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124099"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124099"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124100,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124099\/revisions\/124100"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124084"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}