{"id":124362,"date":"2019-03-13T08:28:56","date_gmt":"2019-03-13T06:28:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124362"},"modified":"2019-03-13T08:28:56","modified_gmt":"2019-03-13T06:28:56","slug":"fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/","title":{"rendered":"Fahad Yaasiin oo Kismaayo tagay"},"content":{"rendered":"<p>Kusimaha Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin ayaa gaaray magaalada Kismaayo, isagoo ku biiray wada hadalada u dhaxeeya Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam \u201cAxmed Madoobe\u201d.<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin ayaa ahaa maskaxdii ka dambeysay isu soo dhowaanshaha dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland, kaddib wada hadalo bilo ka hor Nairobi ku dhex maray isaga iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin ayaa todobaadyadii u dambeeyay safaro ugu maqnaa wadamada Qatar, Sudan, iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Kusimaha Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin ayaa ka soo shaqeeyay sidii ay isugu soo dhowaan lahaayeen Maamulka Jubbaland iyo Dowlada Federalka.<\/p>\n<p>Hase yeeshee dad badan ayaa ka shakisan doorka uu qaadanayo Fahad Yaasiin oo isku ah taliye iyo taliye ku xigeenka Nabad Sugida xilli magaalada Muqdisho amnigeedu uu yahay mid aad u liita oo ay qaraxyo iyo dilal ay ka dhacayaan.<\/p>\n<p>Waxaa ay wararku sheegayaan in ay socdaan wadahadalo saddex geesood ah taasoo lagu doonayo in mashaariicda horumarinta ee laga bilaabayo dowlad goboleedka Jubbaland aanay saameyn ku yeelan tartanka siyaasada.<\/p>\n<p>Siyaasiyiin badan oo ah kuwa taageera Madaxweyne Farmaajo ayaa aaminsan in booqashada Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre oo habeenkii labaad hoyana Kismaayo ay tahay mid olole siyaasadeed ah.<\/p>\n<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo wareysi siiyay mid kamid ah taleefishinada dalka ayaa ku tilmaamay shacabka ku nool Jubbaland inay yihiin dad gumeysi ku jira oo aan madax banaaneyn.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ugu jira dadaal xoog leh sidii uu markale u noqon lahaa Madaxweynaha MaamulkaJubbaland oo la qorsheynayo in doorasho ay ka dhacdo magaalada Kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kusimaha Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin ayaa gaaray magaalada Kismaayo, isagoo ku biiray wada hadalada u dhaxeeya Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam \u201cAxmed Madoobe\u201d. Fahad Yaasiin ayaa ahaa maskaxdii ka dambeysay isu soo dhowaanshaha dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland, kaddib wada hadalo bilo ka hor Nairobi ku dhex maray isaga iyo Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124363,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124362","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fahad Yaasiin oo Kismaayo tagay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fahad Yaasiin oo Kismaayo tagay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kusimaha Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin ayaa gaaray magaalada Kismaayo, isagoo ku biiray wada hadalada u dhaxeeya Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam \u201cAxmed Madoobe\u201d. Fahad Yaasiin ayaa ahaa maskaxdii ka dambeysay isu soo dhowaanshaha dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland, kaddib wada hadalo bilo ka hor Nairobi ku dhex maray isaga iyo Madaxweynaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-13T06:28:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-27.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"718\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"428\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/\",\"name\":\"Fahad Yaasiin oo Kismaayo tagay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-27.png\",\"datePublished\":\"2019-03-13T06:28:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-27.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-27.png\",\"width\":718,\"height\":428},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fahad Yaasiin oo Kismaayo tagay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fahad Yaasiin oo Kismaayo tagay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fahad Yaasiin oo Kismaayo tagay - Wardoon","og_description":"Kusimaha Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin ayaa gaaray magaalada Kismaayo, isagoo ku biiray wada hadalada u dhaxeeya Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam \u201cAxmed Madoobe\u201d. Fahad Yaasiin ayaa ahaa maskaxdii ka dambeysay isu soo dhowaanshaha dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland, kaddib wada hadalo bilo ka hor Nairobi ku dhex maray isaga iyo Madaxweynaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-13T06:28:56+00:00","og_image":[{"width":718,"height":428,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-27.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/","name":"Fahad Yaasiin oo Kismaayo tagay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-27.png","datePublished":"2019-03-13T06:28:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-27.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-27.png","width":718,"height":428},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kismaayo-tagay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fahad Yaasiin oo Kismaayo tagay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124362"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124362"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124362\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124364,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124362\/revisions\/124364"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124363"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}