{"id":124521,"date":"2019-03-15T18:04:06","date_gmt":"2019-03-15T16:04:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124521"},"modified":"2019-03-15T18:04:06","modified_gmt":"2019-03-15T16:04:06","slug":"trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/","title":{"rendered":"Trump oo diiday inuu utacsiyeeyo Muslimiintii lagu laayey New Zealand"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saacado badan ka dib ugu dambeyn ka hadlay, dadkii muslimiinta ahaa ee lagu laayey laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand<\/p>\n<p>.Trump ayaa qoraal kooban soo dhigay bartiisa twitter-ka, ku yiri: \u201cWuxuu dareenkeyga la jiraa dadka New Zealand, kadib markii xasuuq ba\u2019an uu ka dhacay Masjid. 49 qof ayaa si arxan darro ah u dhintay, dad badanna dhaawacyo culus ayaa gaaray, Mareykanka wuxuu garab taagan yahay New Zealand Allaha idin barakeeyo dhammaantiin..\u201d<\/p>\n<p>Qoraalka Trump ayaan lagu soo hadal qaadin dadka dhintay, laguma xusin kuwii falkaasi geystay, kuma sifeynin argagixiso, mana cambaareyn falka ay ku kaceen, iyadoo ay xusid mudan tahay in ninka falka geystay oo ah caddaanka cunsuriyaddu madax martay uu ku sheegay bayaan uu soo saaray in Trump uu u arko qof isaga metela.<\/p>\n<p>Madaxda caalamka ayaa si weyn u cambaareeyay weerarka, iyagoo waxa dhacay ku tilmaamay argagixiso iyo tallaabo naceyb ah oo arxan darro ah, laakiin madaxweyne Trump oo taageero ka hela caddaanka dadka kale iskala weyn ee cunsuiriyiinta ah, wuxuuna gebi ahaan ka gaabsaday inuu soo hadal qaado muslimiinta la laayey inuu magacooda ku sheego qoraalkiisa ama kuwa dilka geystay cambaareeyo.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 49 qof ayaa lagu dilay weerarkan oo saaka lagu xasuuqay dad muslimiin ah oo ku cibaadeysanayey labo masaajid oo ku yaalla dalka New Zealand, waxaana ku dhaawacmay tiro intaas ku dhow.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-30.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-124522\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-30.png\" alt=\"\" width=\"629\" height=\"481\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-30.png 629w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-30-300x229.png 300w\" sizes=\"(max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/edition.cnn.com\/2019\/03\/15\/politics\/white-house-new-zealand-mosque-attacks\/index.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saacado badan ka dib ugu dambeyn ka hadlay, dadkii muslimiinta ahaa ee lagu laayey laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand .Trump ayaa qoraal kooban soo dhigay bartiisa twitter-ka, ku yiri: \u201cWuxuu dareenkeyga la jiraa dadka New Zealand, kadib markii xasuuq ba\u2019an uu ka dhacay Masjid. 49 qof ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124523,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124521","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump oo diiday inuu utacsiyeeyo Muslimiintii lagu laayey New Zealand - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump oo diiday inuu utacsiyeeyo Muslimiintii lagu laayey New Zealand - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saacado badan ka dib ugu dambeyn ka hadlay, dadkii muslimiinta ahaa ee lagu laayey laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand .Trump ayaa qoraal kooban soo dhigay bartiisa twitter-ka, ku yiri: \u201cWuxuu dareenkeyga la jiraa dadka New Zealand, kadib markii xasuuq ba\u2019an uu ka dhacay Masjid. 49 qof ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-15T16:04:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-video-games.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"4000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2667\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/\",\"name\":\"Trump oo diiday inuu utacsiyeeyo Muslimiintii lagu laayey New Zealand - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-video-games.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-03-15T16:04:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-video-games.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-video-games.jpeg\",\"width\":4000,\"height\":2667,\"caption\":\"WASHINGTON, DC - MARCH 6: U.S. President Donald Trump speaks during a meeting with Swedish Prime Minister Stefan Lofven in the Oval Office of the White House March 6, 2018 in Washington, D.C. Trump and Lofven were expected to discuss Trump's announcement last week of planned tariffs on imported steel and aluminum. (Photo by Andrew Harrer-Pool\/Getty Images)\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump oo diiday inuu utacsiyeeyo Muslimiintii lagu laayey New Zealand\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump oo diiday inuu utacsiyeeyo Muslimiintii lagu laayey New Zealand - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump oo diiday inuu utacsiyeeyo Muslimiintii lagu laayey New Zealand - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saacado badan ka dib ugu dambeyn ka hadlay, dadkii muslimiinta ahaa ee lagu laayey laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand .Trump ayaa qoraal kooban soo dhigay bartiisa twitter-ka, ku yiri: \u201cWuxuu dareenkeyga la jiraa dadka New Zealand, kadib markii xasuuq ba\u2019an uu ka dhacay Masjid. 49 qof ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-15T16:04:06+00:00","og_image":[{"width":4000,"height":2667,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-video-games.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/","name":"Trump oo diiday inuu utacsiyeeyo Muslimiintii lagu laayey New Zealand - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-video-games.jpeg","datePublished":"2019-03-15T16:04:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-video-games.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/trump-video-games.jpeg","width":4000,"height":2667,"caption":"WASHINGTON, DC - MARCH 6: U.S. President Donald Trump speaks during a meeting with Swedish Prime Minister Stefan Lofven in the Oval Office of the White House March 6, 2018 in Washington, D.C. Trump and Lofven were expected to discuss Trump's announcement last week of planned tariffs on imported steel and aluminum. (Photo by Andrew Harrer-Pool\/Getty Images)"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-diiday-inuu-utacsiyeeyo-muslimiintii-lagu-laayey-new-zealand\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump oo diiday inuu utacsiyeeyo Muslimiintii lagu laayey New Zealand"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124521"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124521"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124524,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124521\/revisions\/124524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124523"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}