{"id":124598,"date":"2019-03-17T12:29:33","date_gmt":"2019-03-17T10:29:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124598"},"modified":"2019-03-17T12:29:33","modified_gmt":"2019-03-17T10:29:33","slug":"xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/","title":{"rendered":"XILD Fowsiya Yuusuf  oo soo jeedisey tallo cajiib ah oo ku saabsan wada-hadallada Soomaaliya iyo Somalilnd"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanad Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa soo jeediysay in wadahadallada dowladda Federaalka ah iyo maamulka Somaliland lagu wareejiyo odayaasha dhaqanka.<\/p>\n<p>Fawsiya ayaa sheegtay in odayaasha dhaqanka ee labada dinac la siiyo fursad wanaagsan meel ka mid ah dalka oo nabad ahna ay ku wadahadlaan, wixii ka soo baxana lagu wareejiyo siyaasiyiinta.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in shir horudhac u ah kulanka dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo ka dhici lahaa Ankara uu baaqday kaddib markii waddamada UK, Mareykanka iyo Sweden ay ka caga jiideen kor joogteynta shirkaas oo la qorsheeyay in 18-ka March uu ka dhoco Ankara.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo iyana soo baxaya in dowladda Federaalka ah ay wadahadallada u xil saartay rag dhallinyaro ah halka Somaliland ay Turkiga u dirtay Wasiirkeeda arrimaha dibadda Yaasiin Faratoon.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Fawsiya.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-124599\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Fawsiya.png\" alt=\"\" width=\"619\" height=\"347\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Fawsiya.png 619w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Fawsiya-300x168.png 300w\" sizes=\"(max-width: 619px) 100vw, 619px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanad Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa soo jeediysay in wadahadallada dowladda Federaalka ah iyo maamulka Somaliland lagu wareejiyo odayaasha dhaqanka. Fawsiya ayaa sheegtay in odayaasha dhaqanka ee labada dinac la siiyo fursad wanaagsan meel ka mid ah dalka oo nabad ahna ay ku wadahadlaan, wixii ka soo baxana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124600,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124598","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XILD Fowsiya Yuusuf oo soo jeedisey tallo cajiib ah oo ku saabsan wada-hadallada Soomaaliya iyo Somalilnd - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XILD Fowsiya Yuusuf oo soo jeedisey tallo cajiib ah oo ku saabsan wada-hadallada Soomaaliya iyo Somalilnd - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanad Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa soo jeediysay in wadahadallada dowladda Federaalka ah iyo maamulka Somaliland lagu wareejiyo odayaasha dhaqanka. Fawsiya ayaa sheegtay in odayaasha dhaqanka ee labada dinac la siiyo fursad wanaagsan meel ka mid ah dalka oo nabad ahna ay ku wadahadlaan, wixii ka soo baxana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-17T10:29:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-6.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"260\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"194\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/\",\"name\":\"XILD Fowsiya Yuusuf oo soo jeedisey tallo cajiib ah oo ku saabsan wada-hadallada Soomaaliya iyo Somalilnd - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-6.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-17T10:29:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-6.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-6.jpg\",\"width\":260,\"height\":194},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XILD Fowsiya Yuusuf oo soo jeedisey tallo cajiib ah oo ku saabsan wada-hadallada Soomaaliya iyo Somalilnd\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XILD Fowsiya Yuusuf oo soo jeedisey tallo cajiib ah oo ku saabsan wada-hadallada Soomaaliya iyo Somalilnd - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XILD Fowsiya Yuusuf oo soo jeedisey tallo cajiib ah oo ku saabsan wada-hadallada Soomaaliya iyo Somalilnd - Wardoon","og_description":"Xildhibaanad Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa soo jeediysay in wadahadallada dowladda Federaalka ah iyo maamulka Somaliland lagu wareejiyo odayaasha dhaqanka. Fawsiya ayaa sheegtay in odayaasha dhaqanka ee labada dinac la siiyo fursad wanaagsan meel ka mid ah dalka oo nabad ahna ay ku wadahadlaan, wixii ka soo baxana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-17T10:29:33+00:00","og_image":[{"width":260,"height":194,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-6.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/","name":"XILD Fowsiya Yuusuf oo soo jeedisey tallo cajiib ah oo ku saabsan wada-hadallada Soomaaliya iyo Somalilnd - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-6.jpg","datePublished":"2019-03-17T10:29:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-6.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-6.jpg","width":260,"height":194},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xild-fowsiya-yuusuf-oo-soo-jeedisey-tallo-cajiib-ah-oo-ku-saabsan-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-somalilnd\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XILD Fowsiya Yuusuf oo soo jeedisey tallo cajiib ah oo ku saabsan wada-hadallada Soomaaliya iyo Somalilnd"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124598"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124598"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124598\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124601,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124598\/revisions\/124601"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124600"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124598"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124598"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124598"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}