{"id":124602,"date":"2019-03-17T12:34:33","date_gmt":"2019-03-17T10:34:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124602"},"modified":"2019-03-17T12:34:33","modified_gmt":"2019-03-17T10:34:33","slug":"kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/","title":{"rendered":"Kooxda Macawisleyda oo bilaabay inay kula dagaalamaan Al-Shabaab gobolka Sh\/hoose"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka Sh\/hoose ayaa sheegaya in koox la magacbaxday Macawisley oo ah dadka deegaanka ay bilaabeen inay la dagaalamaan maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan gobolka Sh\/hoose.<\/p>\n<p>Kooxdan ayaa la sheegay in ay badankood yihiin xoogsatadii ka shaqeysan jirey dhuxusha iyo xoolo dhaqato ayaa dagaalkii u horeeyay ee ay la galaan maleeshiyaadka Al-Shabaab waxa ay ku dileen sarkaal ka tirsanaa ururka Al-Shabaab sida uu sheegay xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in ay kooxdan macawisleyda la magax baxday ay doonayaan inay iska xoreeyaan Al-Shabaab oo uu ku tilmaamay inay gumeysi ku hayaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kooxda Macawisleyda ayaa waxaa ay hore uga jireen deegaano ka tirsan gobolada Sh\/dhexe iyo Hiiraan waxana ay la dagaalameen maleeshiyaadka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Macawisleyda ayaan wax kaalmo ah ka helin dowlada federalka iyo maamul goboleedyada sidoo kale ma jiro wax xiriir ah oo ka dhaxeeya kooxdan Macawisleyda ah ee ka dagaalama qaar kamid ah gobolada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka Sh\/hoose ayaa sheegaya in koox la magacbaxday Macawisley oo ah dadka deegaanka ay bilaabeen inay la dagaalamaan maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan gobolka Sh\/hoose. Kooxdan ayaa la sheegay in ay badankood yihiin xoogsatadii ka shaqeysan jirey dhuxusha iyo xoolo dhaqato ayaa dagaalkii u horeeyay ee ay la galaan maleeshiyaadka Al-Shabaab waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124603,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124602","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kooxda Macawisleyda oo bilaabay inay kula dagaalamaan Al-Shabaab gobolka Sh\/hoose - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kooxda Macawisleyda oo bilaabay inay kula dagaalamaan Al-Shabaab gobolka Sh\/hoose - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imanaya gobolka Sh\/hoose ayaa sheegaya in koox la magacbaxday Macawisley oo ah dadka deegaanka ay bilaabeen inay la dagaalamaan maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan gobolka Sh\/hoose. Kooxdan ayaa la sheegay in ay badankood yihiin xoogsatadii ka shaqeysan jirey dhuxusha iyo xoolo dhaqato ayaa dagaalkii u horeeyay ee ay la galaan maleeshiyaadka Al-Shabaab waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-17T10:34:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/macawisley.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"426\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/\",\"name\":\"Kooxda Macawisleyda oo bilaabay inay kula dagaalamaan Al-Shabaab gobolka Sh\/hoose - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/macawisley.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-17T10:34:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/macawisley.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/macawisley.jpg\",\"width\":639,\"height\":426},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kooxda Macawisleyda oo bilaabay inay kula dagaalamaan Al-Shabaab gobolka Sh\/hoose\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kooxda Macawisleyda oo bilaabay inay kula dagaalamaan Al-Shabaab gobolka Sh\/hoose - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kooxda Macawisleyda oo bilaabay inay kula dagaalamaan Al-Shabaab gobolka Sh\/hoose - Wardoon","og_description":"Wararka ka imanaya gobolka Sh\/hoose ayaa sheegaya in koox la magacbaxday Macawisley oo ah dadka deegaanka ay bilaabeen inay la dagaalamaan maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan gobolka Sh\/hoose. Kooxdan ayaa la sheegay in ay badankood yihiin xoogsatadii ka shaqeysan jirey dhuxusha iyo xoolo dhaqato ayaa dagaalkii u horeeyay ee ay la galaan maleeshiyaadka Al-Shabaab waxa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-17T10:34:33+00:00","og_image":[{"width":639,"height":426,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/macawisley.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/","name":"Kooxda Macawisleyda oo bilaabay inay kula dagaalamaan Al-Shabaab gobolka Sh\/hoose - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/macawisley.jpg","datePublished":"2019-03-17T10:34:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/macawisley.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/macawisley.jpg","width":639,"height":426},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-macawisleyda-oo-bilaabay-inay-kula-dagaalamaan-al-shabaab-gobolka-sh-hoose\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kooxda Macawisleyda oo bilaabay inay kula dagaalamaan Al-Shabaab gobolka Sh\/hoose"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124602"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124602"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124604,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124602\/revisions\/124604"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124603"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}