{"id":124666,"date":"2019-03-18T16:25:25","date_gmt":"2019-03-18T14:25:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124666"},"modified":"2019-03-18T16:25:25","modified_gmt":"2019-03-18T14:25:25","slug":"dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/","title":{"rendered":"Dagaalkii Xeraale iyo khasaaraha dhimashada oo korortay"},"content":{"rendered":"<p>Xaalada deegaanka Xeraale ee Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa duhurnimada maanta ah dagan kadib dagaal soo bilowday saqdii dhexe ee xalay, kaasoo soo gaaray illaa barqanimadii maanta.<\/p>\n<p>Wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan iney dib u laabteen Ciidamadii weerarka soo qaaday ee Ahlusuna, waxaana dib ugu soo laabtay magaalada dadkii Shacabka ahaa, iyadoo fagaare ay kula hadleen maamulka deegaanka Xeraale.<\/p>\n<p>Khasaraaha dagaalka ka dhashay ayaa ka badan dhimashada 10 ruux oo u badan labada dhinac ee dagaalantay iyo tiro Shacab ah, halka dhaawacyadana ay ku dhow yihiin labaatameeyo.<\/p>\n<p>Dadka dhaawacyada ayaa la kala geeyay Isbitaalo ku yaala magaalooyinka Cabduwaaq, Guriceel iyo Dhuusamareeb, halkaasoo xaaladooda lagu dabiibayo.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha gudaha maamulka Galmudug, Duraan Maxamed Samatar ayaa sheegay in loo baahanyahay in si deg eg ah loo jooiyo dagaalka Xeraale, Galmudug ayuu shaaciyay iney Ciidan iyo odayaalba u direyso si loo joojiyo xabadda.<\/p>\n<p>Deegaanka Xeraale ayaa waxaa ka jira maamul maxalli ah oo aan hoos tagin Maamulka Galmudug, waxaana garabka ka taliya deegaankaas uu ka go\u2019ay Ahlusunadii Dhuusamareeb iyo Guriceel ee ku biiray Maamulka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaalada deegaanka Xeraale ee Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa duhurnimada maanta ah dagan kadib dagaal soo bilowday saqdii dhexe ee xalay, kaasoo soo gaaray illaa barqanimadii maanta. Wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan iney dib u laabteen Ciidamadii weerarka soo qaaday ee Ahlusuna, waxaana dib ugu soo laabtay magaalada dadkii Shacabka ahaa, iyadoo fagaare ay kula [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124667,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124666","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaalkii Xeraale iyo khasaaraha dhimashada oo korortay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaalkii Xeraale iyo khasaaraha dhimashada oo korortay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaalada deegaanka Xeraale ee Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa duhurnimada maanta ah dagan kadib dagaal soo bilowday saqdii dhexe ee xalay, kaasoo soo gaaray illaa barqanimadii maanta. Wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan iney dib u laabteen Ciidamadii weerarka soo qaaday ee Ahlusuna, waxaana dib ugu soo laabtay magaalada dadkii Shacabka ahaa, iyadoo fagaare ay kula [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-18T14:25:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"384\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/\",\"name\":\"Dagaalkii Xeraale iyo khasaaraha dhimashada oo korortay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-18T14:25:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.jpg\",\"width\":640,\"height\":384},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaalkii Xeraale iyo khasaaraha dhimashada oo korortay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaalkii Xeraale iyo khasaaraha dhimashada oo korortay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaalkii Xeraale iyo khasaaraha dhimashada oo korortay - Wardoon","og_description":"Xaalada deegaanka Xeraale ee Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa duhurnimada maanta ah dagan kadib dagaal soo bilowday saqdii dhexe ee xalay, kaasoo soo gaaray illaa barqanimadii maanta. Wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan iney dib u laabteen Ciidamadii weerarka soo qaaday ee Ahlusuna, waxaana dib ugu soo laabtay magaalada dadkii Shacabka ahaa, iyadoo fagaare ay kula [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-18T14:25:25+00:00","og_image":[{"width":640,"height":384,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/","name":"Dagaalkii Xeraale iyo khasaaraha dhimashada oo korortay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.jpg","datePublished":"2019-03-18T14:25:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.jpg","width":640,"height":384},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-xeraale-iyo-khasaaraha-dhimashada-oo-korortay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaalkii Xeraale iyo khasaaraha dhimashada oo korortay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124666"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124668,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124666\/revisions\/124668"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124667"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}