{"id":124726,"date":"2019-03-20T08:44:58","date_gmt":"2019-03-20T06:44:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124726"},"modified":"2019-03-20T08:59:39","modified_gmt":"2019-03-20T06:59:39","slug":"ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/","title":{"rendered":"Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo oo kasoobaxay Mahadaay, Qalimow, Garsaale"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay isaga soo baxay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo ciidamadan ay isugu yimaadeen degmada Balcad oo habeen ka hor ay weerareen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sida wararka ay sheegayaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada Milateriga ayaa ka soo baxay degmada Mahadaay, Qalimow, Garsaale iyo fariisimo ay ku lahaayeen duleedka Jowhar.<\/p>\n<p>Hase ahaatee deegaanada ay ciidamadan ka soo baxeen ayaa waxaa weli ku sugan ciidamo kale oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya iyo Ciidanka AMISOM.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in ciidamadan ay ka gadoodsan yihiin mushaar la\u2019aan heysata iyo hadalkii ka soo yeeray Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre oo ahaa in Ciidamada la diiwaan geliyay la siiyay mushaarkooda, balse ay jiraan Ciidamo weli diiwaan gelintooda socoto oo xuquuqdooda la siin doono.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka Balcad ayaa soo sheegaya inay arkeen illaa labaatameeyo gaadiidka dagaalka ah oo soo galay gudaha degmada Balcad, kuwaasoo ka yimid deegaanada kale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah saraakiisha hoggaamineysa Ciidamadan ayaa sheegay inay Muqdisho ku sii jeedaan, ayna muujinayaan gadoodkooda ku saabsan xuquuqdooda oo weli maqan.<\/p>\n<p>Maalmo ka hor ayay aheyd markii ciidamadii Milateriga ee qeybta 12-ka April ay isaga soo baxeen deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo markii dambe ay qabsadeen Al-Shabaab.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-124726 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/1-55-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-55.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-55.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-55-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-55-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/2-56-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-56.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-56.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-56-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-56-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay isaga soo baxay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo ciidamadan ay isugu yimaadeen degmada Balcad oo habeen ka hor ay weerareen Al-Shabaab. Sida wararka ay sheegayaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada Milateriga ayaa ka soo baxay degmada Mahadaay, Qalimow, Garsaale iyo fariisimo ay ku lahaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124727,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124726","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo oo kasoobaxay Mahadaay, Qalimow, Garsaale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo oo kasoobaxay Mahadaay, Qalimow, Garsaale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay isaga soo baxay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo ciidamadan ay isugu yimaadeen degmada Balcad oo habeen ka hor ay weerareen Al-Shabaab. Sida wararka ay sheegayaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada Milateriga ayaa ka soo baxay degmada Mahadaay, Qalimow, Garsaale iyo fariisimo ay ku lahaayeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-20T06:44:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-20T06:59:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidanka-xooga-696x392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/\",\"name\":\"Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo oo kasoobaxay Mahadaay, Qalimow, Garsaale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidanka-xooga-696x392.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-20T06:44:58+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-20T06:59:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidanka-xooga-696x392.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidanka-xooga-696x392.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo oo kasoobaxay Mahadaay, Qalimow, Garsaale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo oo kasoobaxay Mahadaay, Qalimow, Garsaale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo oo kasoobaxay Mahadaay, Qalimow, Garsaale - Wardoon","og_description":"Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay isaga soo baxay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo ciidamadan ay isugu yimaadeen degmada Balcad oo habeen ka hor ay weerareen Al-Shabaab. Sida wararka ay sheegayaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada Milateriga ayaa ka soo baxay degmada Mahadaay, Qalimow, Garsaale iyo fariisimo ay ku lahaayeen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-20T06:44:58+00:00","article_modified_time":"2019-03-20T06:59:39+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidanka-xooga-696x392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/","name":"Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo oo kasoobaxay Mahadaay, Qalimow, Garsaale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidanka-xooga-696x392.jpg","datePublished":"2019-03-20T06:44:58+00:00","dateModified":"2019-03-20T06:59:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidanka-xooga-696x392.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidanka-xooga-696x392.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-milateriga-soomaaliya-oo-oo-kasoobaxay-mahadaay-qalimow-garsaale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo oo kasoobaxay Mahadaay, Qalimow, Garsaale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124726"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124726"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124738,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124726\/revisions\/124738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124727"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}