{"id":124770,"date":"2019-03-20T18:12:21","date_gmt":"2019-03-20T16:12:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124770"},"modified":"2019-03-20T18:12:21","modified_gmt":"2019-03-20T16:12:21","slug":"daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/","title":{"rendered":"DAAWO:- S\/gaas Indha qarshe oo ka hadlay tirakoobka ciidamada"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa ka hadlay tirakoobka ciidamada xoogga dalka isagoo sheegay in ujeedada laga leeyahay ay tahay in la helo tirada saxda ah ee ciidanka, si loogu qorsheeyo hub, gaadiid, qalab iyo dhaqaale ku filan.<\/p>\n<p>S\/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa xusay in dawladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay in la kordhiyo miisaaniyada ku baxda ciidanka xoogga dalka, si taasi loo hirgeliyana loo baahan yahay in la ogaado tirada saxda ah ee ciidanka.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamay in askari xanuunsan ama tababar iyo fasax ku maqan maahee askarta kale looga baahan yahay in ay xaadir ku ahaadaan goobta dawladda ay ku ogtahay, isaggoo xusay in khalad ay tahay in fasax la\u2019aan laga maqnaado tiro koobka ciidanka lagu wado.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa amray saraakiisha ciidanka in ay fuliyaan amarada taliska, islamarkaana ay dardar geliyaan shaqada, si askari walba xaquuqdiiisa uu u helo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn S\/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa tilmaamay in Ciidanka Xoogga dalka markasta uu u taagan yahay in Ummadda Soomaaliyeed uu ka badbaadiyo khatar walba oo dalka gudahiisa ama dibadiisa ah, ayna u dhaarteen in dalkooda ay nafta u huraan.<\/p>\n<p>Hase yeeshee taliyaha ciidamada xoogga dalka ayaan soo hadal qaadin ciidamada gadooday eek u kala sugan deegaano ka mid ah gobolada Sh\/hoose iyo Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Ciidamada gadoodsan ee maanta ka soo baxay saldhigyadii ay ka joogeen qaar kamid ah degmooyinka gobolka Sh\/dhexe ayaa ah kuwo hore loo tirakooba lagana qaaday sawir iyo faro sida ay sheegeen qaar kamid ah saraakiisha ciidamada dowlada<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uYIDjRTT0Bw\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa ka hadlay tirakoobka ciidamada xoogga dalka isagoo sheegay in ujeedada laga leeyahay ay tahay in la helo tirada saxda ah ee ciidanka, si loogu qorsheeyo hub, gaadiid, qalab iyo dhaqaale ku filan. S\/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa xusay in dawladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124771,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124770","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- S\/gaas Indha qarshe oo ka hadlay tirakoobka ciidamada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- S\/gaas Indha qarshe oo ka hadlay tirakoobka ciidamada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa ka hadlay tirakoobka ciidamada xoogga dalka isagoo sheegay in ujeedada laga leeyahay ay tahay in la helo tirada saxda ah ee ciidanka, si loogu qorsheeyo hub, gaadiid, qalab iyo dhaqaale ku filan. S\/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa xusay in dawladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-20T16:12:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-38.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"977\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"617\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/\",\"name\":\"DAAWO:- S\/gaas Indha qarshe oo ka hadlay tirakoobka ciidamada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-38.png\",\"datePublished\":\"2019-03-20T16:12:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-38.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-38.png\",\"width\":977,\"height\":617},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- S\/gaas Indha qarshe oo ka hadlay tirakoobka ciidamada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- S\/gaas Indha qarshe oo ka hadlay tirakoobka ciidamada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- S\/gaas Indha qarshe oo ka hadlay tirakoobka ciidamada - Wardoon","og_description":"Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa ka hadlay tirakoobka ciidamada xoogga dalka isagoo sheegay in ujeedada laga leeyahay ay tahay in la helo tirada saxda ah ee ciidanka, si loogu qorsheeyo hub, gaadiid, qalab iyo dhaqaale ku filan. S\/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa xusay in dawladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-20T16:12:21+00:00","og_image":[{"width":977,"height":617,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-38.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/","name":"DAAWO:- S\/gaas Indha qarshe oo ka hadlay tirakoobka ciidamada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-38.png","datePublished":"2019-03-20T16:12:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-38.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-38.png","width":977,"height":617},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-s-gaas-indha-qarshe-oo-ka-hadlay-tirakoobka-ciidamada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- S\/gaas Indha qarshe oo ka hadlay tirakoobka ciidamada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124770"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124770"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124772,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124770\/revisions\/124772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124771"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}