{"id":124778,"date":"2019-03-21T12:29:42","date_gmt":"2019-03-21T10:29:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124778"},"modified":"2019-03-21T12:29:42","modified_gmt":"2019-03-21T10:29:42","slug":"indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/","title":{"rendered":"Indha Cadde \u201cCiidamada waxey ka gadoodeen hadalkii Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre"},"content":{"rendered":"<p>Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa si kulul uga hadlay mushaar la\u2019aanta dhowr bil heysata ciidamo ka tirsan xoogga dalka, taasoo sababtay inay isaga soo baxaan Saldhigyadoodii labada Shabeelle.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay sababta keentay in Ciidamada inay soo baneeyaan difaacyadooda, ayuu tilmaamay inay tahay mid salka ku heysa hadalkii Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ee ahaa inay bixiyeen mushaarka Ciidamada.<\/p>\n<p>\u201cDhibaatada taagan waxa waaye Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Wasiir Kuxigeenka Gaashaandhiga waxey yiraahdeen Ciidanka mushaarka ayey qaataan oo wax ka maqan ma jirto, arrintaasna waa mid gef ku ah Ciidanka, Ciidankiina Guryaha ayaa laga saaray maadaama iyagoo la yiri mushaar wey qaataan aan kirada iska bixin, sidaas ayey iyagiina u soo bexeen\u201d ayuu yiri Indha Cadde.<\/p>\n<p>Waxaa uu sidoo kale sheegay inay jirto Siyaasad xumo la xiriirta tirakoobka Ciidanka iyo bixinta mushaaraadkooda, loona baahan yahay inay labadaba isla socdaan.<\/p>\n<p>\u201cAskariga iyadoo xuquuqdiisa la siinayo ayaa la tira koobi karaa, waa in askarta xuquuqdooda la siiyaa goobohoodana dib loogu celiyo, Askariga inta uusan gadoodin ayaa wax walba la sixi karaa, mar haduu askariga gadoodo wey adag tahay sidii loo soo celin lahaa\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Dowladda Soomalaiya ayaa filan waa ku noqotay tallaabada ay Ciidamada Xoogga dalka uga soo baxeen difaacyo ay ku lahaayeen Shabeellooyinka, iyadoo madaxweyne Farmaajo uu deg deg Shabeelada Dhexe ugu diray wafdi Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil Ciidan ah, si ay u xaliyaan tabashada Ciidamada ka soo baxay difaacyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa si kulul uga hadlay mushaar la\u2019aanta dhowr bil heysata ciidamo ka tirsan xoogga dalka, taasoo sababtay inay isaga soo baxaan Saldhigyadoodii labada Shabeelle. Isagoo ka hadlayay sababta keentay in Ciidamada inay soo baneeyaan difaacyadooda, ayuu tilmaamay inay tahay mid salka ku heysa hadalkii Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124779,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124778","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Indha Cadde \u201cCiidamada waxey ka gadoodeen hadalkii Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Indha Cadde \u201cCiidamada waxey ka gadoodeen hadalkii Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa si kulul uga hadlay mushaar la\u2019aanta dhowr bil heysata ciidamo ka tirsan xoogga dalka, taasoo sababtay inay isaga soo baxaan Saldhigyadoodii labada Shabeelle. Isagoo ka hadlayay sababta keentay in Ciidamada inay soo baneeyaan difaacyadooda, ayuu tilmaamay inay tahay mid salka ku heysa hadalkii Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-21T10:29:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Indhacade.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"687\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/\",\"name\":\"Indha Cadde \u201cCiidamada waxey ka gadoodeen hadalkii Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Indhacade.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-21T10:29:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Indhacade.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Indhacade.jpg\",\"width\":687,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Indha Cadde \u201cCiidamada waxey ka gadoodeen hadalkii Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Indha Cadde \u201cCiidamada waxey ka gadoodeen hadalkii Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Indha Cadde \u201cCiidamada waxey ka gadoodeen hadalkii Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre - Wardoon","og_description":"Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa si kulul uga hadlay mushaar la\u2019aanta dhowr bil heysata ciidamo ka tirsan xoogga dalka, taasoo sababtay inay isaga soo baxaan Saldhigyadoodii labada Shabeelle. Isagoo ka hadlayay sababta keentay in Ciidamada inay soo baneeyaan difaacyadooda, ayuu tilmaamay inay tahay mid salka ku heysa hadalkii Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-21T10:29:42+00:00","og_image":[{"width":687,"height":600,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Indhacade.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/","name":"Indha Cadde \u201cCiidamada waxey ka gadoodeen hadalkii Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Indhacade.jpg","datePublished":"2019-03-21T10:29:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Indhacade.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Indhacade.jpg","width":687,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/indha-cadde-ciidamada-waxey-ka-gadoodeen-hadalkii-raiisul-wasaare-kheyre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Indha Cadde \u201cCiidamada waxey ka gadoodeen hadalkii Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124778"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124778"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124780,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124778\/revisions\/124780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124779"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}