{"id":124816,"date":"2019-03-22T18:54:51","date_gmt":"2019-03-22T16:54:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124816"},"modified":"2019-03-22T18:54:51","modified_gmt":"2019-03-22T16:54:51","slug":"kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/","title":{"rendered":"Kheyre:\u201dMaxay ciidamadu u kala tegi waayeen hadaysan mushahar qaadanin"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa markale ka hadlay arrimaha mushaaraadka ciidamada xilli boqolaal ciidamo ah ay soo faarujiyeen fariisimihii ay ugaga sugnaayeen deegaano kamid ah gobolada Sh\/dhexe iyo Sh\/hoose.<\/p>\n<p>Kheyre oo maanta ka hadlay salaada jimce kadib ayaa sheegay in ay dowladu ay ku siineyso mushaarkiisa askariga diiwaangashan meeshii lagu diiwaangeliyay.<\/p>\n<p>\u201cAskari walba waa inuu joogaa meeshii lagu diiwaangeliyay lacagtana ay dowladu ku siiso oo aysan jirin cid kale oo idiin dhexeyneysa mushaarka iyo raashinkaagana aan kuguu soo shubeyno accounkaaga.\u201dayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa ku tilmaamay waxa la isku haysto inay tahay in la doonayo in dad kale ay qaadaan mushaaraadka ciidamada taasina uusan yeeleyn inta uu xilka hayo.<\/p>\n<p>Kheyre ayaa isweydiiyay sababta ay ciidamadu u gadoodi waayeen ama u kala tegi waayeen sanadihii hore.<\/p>\n<p>\u201cKuwaa waxay leeyihiin labo bilood oo wax la saxaayo ayaa mushaaraadka naga maqan yihiin maxay u kala tegi waayeen xilli ay ka maqneyd sagaal bilood iyo muddo sanad ah aysan mushaar qaadan.\u201dayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre.<\/p>\n<p>\u201cSoomaalida dhibaataa haysato runtaa la isu sheegin,laakiin anaa runta idiin sheegaa, ciidanka in la saxo qasab waaye,culumaday qasab ku tahay,siyaasiyintay qasab ku tahay.\u201dayuu sii raaciyay ra\u2019iisul wasaare Kheyre hadalkiisa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in ay madaxda dalka ay go\u2019aano adag gaarayaan si dalka dhibaato looga saaro. Hase yeeshee ma xusin go\u2019aanada adag oo ay dowladu qaadaysu waxa ay noqon karaan.<\/p>\n<p>Warkan ka soo baxay ra\u2019iisul wasaare Kheyre ayaa u muuqda mid fariin loogu dirayo ciidamada gadoodsan ee jooga duleedka magaalada Balcad taasoo ah inay dib ugu laabtaan xarumahooda si ay u helaan mushaaraadka ka maqan.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka dhagyso warka ra\u2019iisul wasaare Kheyre<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-124816-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Somali-News-Leader-2.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Somali-News-Leader-2.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Somali-News-Leader-2.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa markale ka hadlay arrimaha mushaaraadka ciidamada xilli boqolaal ciidamo ah ay soo faarujiyeen fariisimihii ay ugaga sugnaayeen deegaano kamid ah gobolada Sh\/dhexe iyo Sh\/hoose. Kheyre oo maanta ka hadlay salaada jimce kadib ayaa sheegay in ay dowladu ay ku siineyso mushaarkiisa askariga diiwaangashan meeshii lagu diiwaangeliyay. \u201cAskari walba waa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124818,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kheyre:\u201dMaxay ciidamadu u kala tegi waayeen hadaysan mushahar qaadanin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kheyre:\u201dMaxay ciidamadu u kala tegi waayeen hadaysan mushahar qaadanin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa markale ka hadlay arrimaha mushaaraadka ciidamada xilli boqolaal ciidamo ah ay soo faarujiyeen fariisimihii ay ugaga sugnaayeen deegaano kamid ah gobolada Sh\/dhexe iyo Sh\/hoose. Kheyre oo maanta ka hadlay salaada jimce kadib ayaa sheegay in ay dowladu ay ku siineyso mushaarkiisa askariga diiwaangashan meeshii lagu diiwaangeliyay. \u201cAskari walba waa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-22T16:54:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Kheyre.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/\",\"name\":\"Kheyre:\u201dMaxay ciidamadu u kala tegi waayeen hadaysan mushahar qaadanin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Kheyre.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-03-22T16:54:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Kheyre.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Kheyre.jpeg\",\"width\":1024,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kheyre:\u201dMaxay ciidamadu u kala tegi waayeen hadaysan mushahar qaadanin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kheyre:\u201dMaxay ciidamadu u kala tegi waayeen hadaysan mushahar qaadanin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kheyre:\u201dMaxay ciidamadu u kala tegi waayeen hadaysan mushahar qaadanin - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa markale ka hadlay arrimaha mushaaraadka ciidamada xilli boqolaal ciidamo ah ay soo faarujiyeen fariisimihii ay ugaga sugnaayeen deegaano kamid ah gobolada Sh\/dhexe iyo Sh\/hoose. Kheyre oo maanta ka hadlay salaada jimce kadib ayaa sheegay in ay dowladu ay ku siineyso mushaarkiisa askariga diiwaangashan meeshii lagu diiwaangeliyay. \u201cAskari walba waa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-22T16:54:51+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Kheyre.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/","name":"Kheyre:\u201dMaxay ciidamadu u kala tegi waayeen hadaysan mushahar qaadanin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Kheyre.jpeg","datePublished":"2019-03-22T16:54:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Kheyre.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Kheyre.jpeg","width":1024,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyremaxay-ciidamadu-u-kala-tegi-waayeen-hadaysan-mushahar-qaadanin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kheyre:\u201dMaxay ciidamadu u kala tegi waayeen hadaysan mushahar qaadanin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124816"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124819,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124816\/revisions\/124819"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124818"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}