{"id":124820,"date":"2019-03-22T20:05:41","date_gmt":"2019-03-22T18:05:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124820"},"modified":"2019-03-22T20:05:41","modified_gmt":"2019-03-22T18:05:41","slug":"canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/","title":{"rendered":"Canab Guuleed oo  loo magacaabay kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada ee Gobolka Minnasota"},"content":{"rendered":"<p>Gabadh kale oo Soomaaliyeed ayaa markale ku guuleysatay in ay kasoo dhex muuqato Mas\u2019uuliyiinta gobolka Minnisoto ee dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Canab Guuleed oo ka mid ah Soomaalida daggan gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay xil sare oo qeyb ka ah maamulka gobolka.<\/p>\n<p>Gabadhan ayaa loo magacaabay jagada kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada ee Gobolka Minnasota, inkastoo markii hore ay u xusul duubeysay in wasiir ku xigeen laga dhigo.<\/p>\n<p>Wareysi gaar ah oo ay siisay BBC-da ayey Canab sharraxaad uga bixisay sida loogu magacaabay xilkan iyo waxa ay ku muteysatay.<\/p>\n<p>\u201cAnigu waxaan gabar Soomaaliyeed oo gobolkan dagganeyd muddo ku dhow 20 sano, intaas aan joogayna waxaan wax ka bartay oo aan lasoo shaqeeyay meelo badan oo ay ka mid yihiin wasaaradaha arrimaha bulshada, iminkana waxaan fursad u helay muddadii ugu dambeysay inaan la shaqeeyo jaamacadda Minnesota, gaar ahaan qeybta ku saabsan dadka naafada ah, waxaana diiradda saaray inaan ka shaqeeyo mashruuc la xiriira xanuunka Autism-ka oo aad u sameeyay Soomaalida. Marka sidaas awgeed waxaan leeyahay khibrad ballaaran oo ku habboon xilkan\u201d.<\/p>\n<p>Canab ayaa ku biireysa shakhsiyaadka Soomaalida ah ee xilalka sar sare ka qabtay dalka Mareykanka, gaar ahaan gobolka ay Soomaalidu aad u dagan yihiin ee Minnesota, halkaasoo ay si weyn uga soo muuqdeen siyaasiyiin kasoo jeeda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabadh kale oo Soomaaliyeed ayaa markale ku guuleysatay in ay kasoo dhex muuqato Mas\u2019uuliyiinta gobolka Minnisoto ee dalka Mareykanka. Canab Guuleed oo ka mid ah Soomaalida daggan gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay xil sare oo qeyb ka ah maamulka gobolka. Gabadhan ayaa loo magacaabay jagada kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124821,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124820","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Canab Guuleed oo loo magacaabay kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada ee Gobolka Minnasota - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Canab Guuleed oo loo magacaabay kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada ee Gobolka Minnasota - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gabadh kale oo Soomaaliyeed ayaa markale ku guuleysatay in ay kasoo dhex muuqato Mas\u2019uuliyiinta gobolka Minnisoto ee dalka Mareykanka. Canab Guuleed oo ka mid ah Soomaalida daggan gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay xil sare oo qeyb ka ah maamulka gobolka. Gabadhan ayaa loo magacaabay jagada kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-22T18:05:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/106140220_anab2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/\",\"name\":\"Canab Guuleed oo loo magacaabay kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada ee Gobolka Minnasota - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/106140220_anab2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-22T18:05:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/106140220_anab2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/106140220_anab2.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Canab Guuleed oo loo magacaabay kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada ee Gobolka Minnasota\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Canab Guuleed oo loo magacaabay kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada ee Gobolka Minnasota - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Canab Guuleed oo loo magacaabay kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada ee Gobolka Minnasota - Wardoon","og_description":"Gabadh kale oo Soomaaliyeed ayaa markale ku guuleysatay in ay kasoo dhex muuqato Mas\u2019uuliyiinta gobolka Minnisoto ee dalka Mareykanka. Canab Guuleed oo ka mid ah Soomaalida daggan gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay xil sare oo qeyb ka ah maamulka gobolka. Gabadhan ayaa loo magacaabay jagada kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-22T18:05:41+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/106140220_anab2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/","name":"Canab Guuleed oo loo magacaabay kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada ee Gobolka Minnasota - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/106140220_anab2.jpg","datePublished":"2019-03-22T18:05:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/106140220_anab2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/106140220_anab2.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canab-guuleed-oo-loo-magacaabay-kaaliyaha-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-arrimaha-bulshada-ee-gobolka-minnasota\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Canab Guuleed oo loo magacaabay kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada ee Gobolka Minnasota"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124820"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124820"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124822,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124820\/revisions\/124822"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124821"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}