{"id":124887,"date":"2019-03-24T15:01:20","date_gmt":"2019-03-24T13:01:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124887"},"modified":"2019-03-24T15:01:20","modified_gmt":"2019-03-24T13:01:20","slug":"daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/","title":{"rendered":"DAAWO: Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Maanta Lagu Wareejiyay Xogta Macdanta"},"content":{"rendered":"<p>Xog ku saabsan macdanta ku jirta dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in lagu wareejiyo dowlada federalka Soomaailya iyadoo xogtaana la ururinayay illaa iyo horaantii qarnigii aynu ka soo gudubnay.<\/p>\n<p>Macdanta ku jirta dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah dahabka iyadoo goobaha laga heli karo macaadiintana lagu muujiyay xogta lagu wado in lagu wareejiyo dowlada federalka.<\/p>\n<p>Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa rumeysan in shirkado ajaaniib ah ay ka qaataan dalka macaadiin badan oo ay ka mid tahay Yuraaniyamta.<\/p>\n<p>Xogtan ayaa la sheegay in shirkada SKA ay ku wareejinayso dowlada Soomaaliya iyadoo shirkadana ay xogta ka heshay qubaro British ah oo baarayay sanooyin badan.<\/p>\n<p>Dhowaan ayaa la soo bandhigay xog ku saabsan kheyraadka shidaalka ee ku jira badda Soomaaliyeed,hase yeeshee soo bandhigida xogtaas ayaa waxaa ka dhashay khilaaf u dhexeeya dowlada Soomaaliya iyo dowlada Kenya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/a79ISrUeWcs\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xog ku saabsan macdanta ku jirta dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in lagu wareejiyo dowlada federalka Soomaailya iyadoo xogtaana la ururinayay illaa iyo horaantii qarnigii aynu ka soo gudubnay. Macdanta ku jirta dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah dahabka iyadoo goobaha laga heli karo macaadiintana lagu muujiyay xogta lagu wado in lagu wareejiyo dowlada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124888,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124887","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Maanta Lagu Wareejiyay Xogta Macdanta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Maanta Lagu Wareejiyay Xogta Macdanta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xog ku saabsan macdanta ku jirta dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in lagu wareejiyo dowlada federalka Soomaailya iyadoo xogtaana la ururinayay illaa iyo horaantii qarnigii aynu ka soo gudubnay. Macdanta ku jirta dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah dahabka iyadoo goobaha laga heli karo macaadiintana lagu muujiyay xogta lagu wado in lagu wareejiyo dowlada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-24T13:01:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gold.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"650\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/\",\"name\":\"DAAWO: Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Maanta Lagu Wareejiyay Xogta Macdanta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gold.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-24T13:01:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gold.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gold.jpg\",\"width\":650,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Maanta Lagu Wareejiyay Xogta Macdanta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Maanta Lagu Wareejiyay Xogta Macdanta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Maanta Lagu Wareejiyay Xogta Macdanta - Wardoon","og_description":"Xog ku saabsan macdanta ku jirta dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in lagu wareejiyo dowlada federalka Soomaailya iyadoo xogtaana la ururinayay illaa iyo horaantii qarnigii aynu ka soo gudubnay. Macdanta ku jirta dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah dahabka iyadoo goobaha laga heli karo macaadiintana lagu muujiyay xogta lagu wado in lagu wareejiyo dowlada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-24T13:01:20+00:00","og_image":[{"width":650,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gold.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/","name":"DAAWO: Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Maanta Lagu Wareejiyay Xogta Macdanta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gold.jpg","datePublished":"2019-03-24T13:01:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gold.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/gold.jpg","width":650,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dawlada-fadaraalka-somaliya-oo-maanta-lagu-wareejiyay-xogta-macdanta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Maanta Lagu Wareejiyay Xogta Macdanta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124887"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124887"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124889,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124887\/revisions\/124889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124888"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}