{"id":124958,"date":"2019-03-26T11:19:44","date_gmt":"2019-03-26T09:19:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124958"},"modified":"2019-03-26T11:19:44","modified_gmt":"2019-03-26T09:19:44","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray Dhuusamareeb [ Wada Hadalo uu la leeyahay Shaakir iyo Xaaf]"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Dhuusamareeb Wasiir Sabriye ayaa kulan albaabada u xiran yahay la leh Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Sheekh Shaakir.<\/p>\n<p>Wasiir Sabriye ayaa la sheegay inuu ka dhaadhicinayo Madaxda Galmudug sidii ay u aqbali lahaayeen in doorashada ay waqtigeeda ku dhacdo, maadaama muddo xileedka afarta sano ee Galmudug ay gabogabo ku dhow dahay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa ku doodaya in muddada xilkooda uu ka soo bilaabanayo heshiiskii Ahlusuna iyo Galmudug.<\/p>\n<p>Xiriirka dowladda Federaalka ah iyo maamulka Galmudug ayaa aad xumaa tan iyo markii uu talada qabtay Madaxweyne Xaaf labo sanno ka hor, waxaana uu maamulkaas dhowr jeer muujiyay cabasho badan oo la xiriirta fara-galinta dowladda dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Dhuusamareeb Wasiir Sabriye ayaa kulan albaabada u xiran yahay la leh Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Sheekh Shaakir. Wasiir Sabriye ayaa la sheegay inuu ka dhaadhicinayo Madaxda Galmudug sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124959,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124958","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray Dhuusamareeb [ Wada Hadalo uu la leeyahay Shaakir iyo Xaaf] - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray Dhuusamareeb [ Wada Hadalo uu la leeyahay Shaakir iyo Xaaf] - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Dhuusamareeb Wasiir Sabriye ayaa kulan albaabada u xiran yahay la leh Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Sheekh Shaakir. Wasiir Sabriye ayaa la sheegay inuu ka dhaadhicinayo Madaxda Galmudug sidii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-26T09:19:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/sabriye-ahlus-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/\",\"name\":\"Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray Dhuusamareeb [ Wada Hadalo uu la leeyahay Shaakir iyo Xaaf] - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/sabriye-ahlus-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-26T09:19:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/sabriye-ahlus-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/sabriye-ahlus-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray Dhuusamareeb [ Wada Hadalo uu la leeyahay Shaakir iyo Xaaf]\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray Dhuusamareeb [ Wada Hadalo uu la leeyahay Shaakir iyo Xaaf] - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray Dhuusamareeb [ Wada Hadalo uu la leeyahay Shaakir iyo Xaaf] - Wardoon","og_description":"Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Dhuusamareeb Wasiir Sabriye ayaa kulan albaabada u xiran yahay la leh Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Sheekh Shaakir. Wasiir Sabriye ayaa la sheegay inuu ka dhaadhicinayo Madaxda Galmudug sidii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-26T09:19:44+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/sabriye-ahlus-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/","name":"Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray Dhuusamareeb [ Wada Hadalo uu la leeyahay Shaakir iyo Xaaf] - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/sabriye-ahlus-696x464.jpg","datePublished":"2019-03-26T09:19:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/sabriye-ahlus-696x464.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/sabriye-ahlus-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-gaaray-dhuusamareeb-wada-hadalo-uu-la-leeyahay-shaakir-iyo-xaaf\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray Dhuusamareeb [ Wada Hadalo uu la leeyahay Shaakir iyo Xaaf]"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124958"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124958"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124958\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124960,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124958\/revisions\/124960"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124959"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124958"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124958"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124958"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}