{"id":124961,"date":"2019-03-26T11:27:02","date_gmt":"2019-03-26T09:27:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124961"},"modified":"2019-03-26T11:27:02","modified_gmt":"2019-03-26T09:27:02","slug":"madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Kuxigeenka Mareykanka oo ku biiray dagaalka afka ee ka dhanka ah Ilhaan Cumar"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne Kuxigeenka dalka Mareykanka Mike Pence ayaa ku biiray dagaalka afka ah ee ka dhanka Haweeneyda asalkeeda Soomaaliga yahay ee katirsan Congress-ka Mareykanka Ilhaan Cumar.<\/p>\n<p>Mike Pence ayaa talo ahaan u soo jeediyay in Xildhibaan Ilhaan Cumar laga saaro Guddiga xiriirka dibadda ee Golaha aqalka hoose ee Mareykanka, isagoo arintaasna sabab uga dhigay inay dadka Mareykanka ka dhex bilowday isir neceyb iyo kala sooc.<\/p>\n<p>Madaxweyne Kuxigeenka Mareykanka oo hadal ka jeediyay kulan ay soo qaban qaabisay Hay\u2019adda Israa\u2019iliyiinta Mareykanka ee AIPAC ayaa ku eedeeyay Ilhaan inay wado sidii ay u kala fogeyn laheyd Mareykanka iyo Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>\u201cWaxey ku dadaaleysaa sidii Mareykanka uu u necbaan lahaa Israa\u2019iil, waxaase u sheegayaa in labada dal aysan laheyn xiriir oo kaliya, balse ay yihiin hal qoys\u201d ayuu yiri Pence.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isniinta shalay ku dhawaaqay in si rasmi ah uu ugu aqoonsan yahay buuraha Golan Heights in ay leedahay Israel, xilli Ra\u2019isul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu uu booqasho ku tagay aqalka cad ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Ilhaan Cumar ayaa dhowr jeer cambaareysay deegaameynta ay Israa\u2019iilka ka wado dhulka ay xoogga ku heysato ee reer Falastiin, waxaa kale oo ay barteeda Twitter-ka ku sheegtay in Mareykanka uusan ahayn meel dalal gaar ah lagu naasnuujiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Kuxigeenka dalka Mareykanka Mike Pence ayaa ku biiray dagaalka afka ah ee ka dhanka Haweeneyda asalkeeda Soomaaliga yahay ee katirsan Congress-ka Mareykanka Ilhaan Cumar. Mike Pence ayaa talo ahaan u soo jeediyay in Xildhibaan Ilhaan Cumar laga saaro Guddiga xiriirka dibadda ee Golaha aqalka hoose ee Mareykanka, isagoo arintaasna sabab uga dhigay inay dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124962,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124961","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Kuxigeenka Mareykanka oo ku biiray dagaalka afka ee ka dhanka ah Ilhaan Cumar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Kuxigeenka Mareykanka oo ku biiray dagaalka afka ee ka dhanka ah Ilhaan Cumar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne Kuxigeenka dalka Mareykanka Mike Pence ayaa ku biiray dagaalka afka ah ee ka dhanka Haweeneyda asalkeeda Soomaaliga yahay ee katirsan Congress-ka Mareykanka Ilhaan Cumar. Mike Pence ayaa talo ahaan u soo jeediyay in Xildhibaan Ilhaan Cumar laga saaro Guddiga xiriirka dibadda ee Golaha aqalka hoose ee Mareykanka, isagoo arintaasna sabab uga dhigay inay dadka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-26T09:27:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Pence-vs-Ilhan-696x365.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/\",\"name\":\"Madaxweyne Kuxigeenka Mareykanka oo ku biiray dagaalka afka ee ka dhanka ah Ilhaan Cumar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Pence-vs-Ilhan-696x365.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-26T09:27:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Pence-vs-Ilhan-696x365.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Pence-vs-Ilhan-696x365.jpg\",\"width\":696,\"height\":365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Kuxigeenka Mareykanka oo ku biiray dagaalka afka ee ka dhanka ah Ilhaan Cumar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Kuxigeenka Mareykanka oo ku biiray dagaalka afka ee ka dhanka ah Ilhaan Cumar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Kuxigeenka Mareykanka oo ku biiray dagaalka afka ee ka dhanka ah Ilhaan Cumar - Wardoon","og_description":"Madaxweyne Kuxigeenka dalka Mareykanka Mike Pence ayaa ku biiray dagaalka afka ah ee ka dhanka Haweeneyda asalkeeda Soomaaliga yahay ee katirsan Congress-ka Mareykanka Ilhaan Cumar. Mike Pence ayaa talo ahaan u soo jeediyay in Xildhibaan Ilhaan Cumar laga saaro Guddiga xiriirka dibadda ee Golaha aqalka hoose ee Mareykanka, isagoo arintaasna sabab uga dhigay inay dadka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-26T09:27:02+00:00","og_image":[{"width":696,"height":365,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Pence-vs-Ilhan-696x365.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/","name":"Madaxweyne Kuxigeenka Mareykanka oo ku biiray dagaalka afka ee ka dhanka ah Ilhaan Cumar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Pence-vs-Ilhan-696x365.jpg","datePublished":"2019-03-26T09:27:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Pence-vs-Ilhan-696x365.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Pence-vs-Ilhan-696x365.jpg","width":696,"height":365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-mareykanka-oo-ku-biiray-dagaalka-afka-ee-ka-dhanka-ah-ilhaan-cumar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Kuxigeenka Mareykanka oo ku biiray dagaalka afka ee ka dhanka ah Ilhaan Cumar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124961"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124961"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124963,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124961\/revisions\/124963"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124962"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}