{"id":124964,"date":"2019-03-26T11:31:47","date_gmt":"2019-03-26T09:31:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124964"},"modified":"2019-03-26T11:31:47","modified_gmt":"2019-03-26T09:31:47","slug":"faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/","title":{"rendered":"Faahfaahin: Hooyo Soomaaliyeed iyo afar Caruur ah ay dhashay oo ku dhintay Qarax"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Dhagax Madow ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Hooyo Soomaaliyeed iyo afar caruur ah ay dhashay ay ku dhinteen qarax bambaano.<\/p>\n<p>Hooyada iyo caruurteeda ayaa la sheegay in ay ku qaraxday bambaano ay u adeegsanayeen Kal oo kale, waxaana bamkan qarxay la sheegay in qoyskan in mudo ah ay adeegsan jireen iyaga oo kal ahaan u isticmaalayay.<\/p>\n<p>Ehelada Qoyska Bambaanada ku qaraxday ayaa sheegay in mid kamid ah caruurta qoyska uu bir adag ku garaacay bambaanada sidaasna ku qaraxday, waxaana ku dhintay hooyada iyo afar caruur ah ay dhashay halka afar qof oo kale ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Qoyska mashaqadu ku dhacday ayaa ka koobnaa 7-xubnood, waxaana bamkaasi qarxay ka badbaaday aabaha iyo hal cunug oo kale oo reerkaasi katirsanaa, waxaana deegaanka uu qaraxu ka dhacay si weyn looga dareemay murugada uu qaraxan reebay.<\/p>\n<p>Bambaanada qaraxday ayaa la sheegay in ay ka timid dagaalkii 1977-dii dhax maray Soomaaliya iyo Itoobiya, bambadan ayaana qoysas badan oo kunool dhulka Soomalaida u isticmaalaan kasha moyga lagu tumo oo kale iyaga oon aqoon u laheyn qatarteeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Dhagax Madow ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Hooyo Soomaaliyeed iyo afar caruur ah ay dhashay ay ku dhinteen qarax bambaano. Hooyada iyo caruurteeda ayaa la sheegay in ay ku qaraxday bambaano ay u adeegsanayeen Kal oo kale, waxaana bamkan qarxay la sheegay in qoyskan in mudo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124965,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124964","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Faahfaahin: Hooyo Soomaaliyeed iyo afar Caruur ah ay dhashay oo ku dhintay Qarax - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Faahfaahin: Hooyo Soomaaliyeed iyo afar Caruur ah ay dhashay oo ku dhintay Qarax - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya degmada Dhagax Madow ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Hooyo Soomaaliyeed iyo afar caruur ah ay dhashay ay ku dhinteen qarax bambaano. Hooyada iyo caruurteeda ayaa la sheegay in ay ku qaraxday bambaano ay u adeegsanayeen Kal oo kale, waxaana bamkan qarxay la sheegay in qoyskan in mudo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-26T09:31:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qarax-waaberi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"620\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/\",\"name\":\"Faahfaahin: Hooyo Soomaaliyeed iyo afar Caruur ah ay dhashay oo ku dhintay Qarax - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qarax-waaberi.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-26T09:31:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qarax-waaberi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qarax-waaberi.jpg\",\"width\":620,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Faahfaahin: Hooyo Soomaaliyeed iyo afar Caruur ah ay dhashay oo ku dhintay Qarax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Faahfaahin: Hooyo Soomaaliyeed iyo afar Caruur ah ay dhashay oo ku dhintay Qarax - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Faahfaahin: Hooyo Soomaaliyeed iyo afar Caruur ah ay dhashay oo ku dhintay Qarax - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya degmada Dhagax Madow ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Hooyo Soomaaliyeed iyo afar caruur ah ay dhashay ay ku dhinteen qarax bambaano. Hooyada iyo caruurteeda ayaa la sheegay in ay ku qaraxday bambaano ay u adeegsanayeen Kal oo kale, waxaana bamkan qarxay la sheegay in qoyskan in mudo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-26T09:31:47+00:00","og_image":[{"width":620,"height":330,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qarax-waaberi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/","name":"Faahfaahin: Hooyo Soomaaliyeed iyo afar Caruur ah ay dhashay oo ku dhintay Qarax - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qarax-waaberi.jpg","datePublished":"2019-03-26T09:31:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qarax-waaberi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qarax-waaberi.jpg","width":620,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faahfaahin-hooyo-soomaaliyeed-iyo-afar-caruur-ah-ay-dhashay-oo-ku-dhintay-qarax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Faahfaahin: Hooyo Soomaaliyeed iyo afar Caruur ah ay dhashay oo ku dhintay Qarax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124964"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124964"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124966,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124964\/revisions\/124966"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124965"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}