{"id":124967,"date":"2019-03-26T15:53:59","date_gmt":"2019-03-26T13:53:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124967"},"modified":"2019-03-26T15:53:59","modified_gmt":"2019-03-26T13:53:59","slug":"wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho &#038; nuuca u ahaa +sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax nooca gawaarida lagu dhejiyo ah kaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Taleex iyo km4 ee Magalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Gaariga qarxay ayaa waxaa ka dhashay dab kaas oo saameyn ku yeeshay gawaari kale oo yaallay goobta uu qaraxa ka dhacay,waxana warar soo baxaya ay sheegayaan in qaraxa uu ku dhintay wiil dhalinyaro ah kuna dhaawacmay Awoowihiis oo gaariga la saarnaa.<\/p>\n<p>Sidoo kale dad saarnaa gaari Homey ah oo wadada marayay ayaa waxyeelo kasoo gaartay qaraxaas,waxana haatan socota deminta dab ka dhashay gaariga qarxay.<\/p>\n<p>Ciidado ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa goobta ku sugan, kuwaas oo xiray wadada,isla markaana u diidaya dadka iyo gaadiidka intaba.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-124967 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/1-74-6\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-74-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-74-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-74-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-74-1-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/2-74-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-74.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-74.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-74-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-74-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/qaraxa-7\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"466\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qaraxa.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qaraxa.jpg 466w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qaraxa-146x300.jpg 146w\" sizes=\"(max-width: 466px) 100vw, 466px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/qaraxa-2-2-696x444\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"444\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qaraxa-2-2-696x444.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qaraxa-2-2-696x444.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qaraxa-2-2-696x444-300x191.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax nooca gawaarida lagu dhejiyo ah kaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Taleex iyo km4 ee Magalada Muqdisho. Gaariga qarxay ayaa waxaa ka dhashay dab kaas oo saameyn ku yeeshay gawaari kale oo yaallay goobta uu qaraxa ka dhacay,waxana warar soo baxaya ay sheegayaan in qaraxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124972,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124967","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho &amp; nuuca u ahaa +sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho &amp; nuuca u ahaa +sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax nooca gawaarida lagu dhejiyo ah kaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Taleex iyo km4 ee Magalada Muqdisho. Gaariga qarxay ayaa waxaa ka dhashay dab kaas oo saameyn ku yeeshay gawaari kale oo yaallay goobta uu qaraxa ka dhacay,waxana warar soo baxaya ay sheegayaan in qaraxa uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-26T13:53:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qaraxa-2-2-696x444.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"444\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho & nuuca u ahaa +sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qaraxa-2-2-696x444.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-26T13:53:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qaraxa-2-2-696x444.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qaraxa-2-2-696x444.jpg\",\"width\":696,\"height\":444},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho &#038; nuuca u ahaa +sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho & nuuca u ahaa +sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho & nuuca u ahaa +sawirro - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax nooca gawaarida lagu dhejiyo ah kaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Taleex iyo km4 ee Magalada Muqdisho. Gaariga qarxay ayaa waxaa ka dhashay dab kaas oo saameyn ku yeeshay gawaari kale oo yaallay goobta uu qaraxa ka dhacay,waxana warar soo baxaya ay sheegayaan in qaraxa uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-26T13:53:59+00:00","og_image":[{"width":696,"height":444,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qaraxa-2-2-696x444.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/","name":"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho & nuuca u ahaa +sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qaraxa-2-2-696x444.jpg","datePublished":"2019-03-26T13:53:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qaraxa-2-2-696x444.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Qaraxa-2-2-696x444.jpg","width":696,"height":444},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho-nuuca-u-ahaa-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho &#038; nuuca u ahaa +sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124967"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124967"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124967\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124973,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124967\/revisions\/124973"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124972"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}