{"id":124987,"date":"2019-03-27T13:46:58","date_gmt":"2019-03-27T11:46:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124987"},"modified":"2019-03-27T13:46:58","modified_gmt":"2019-03-27T11:46:58","slug":"afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Afar Xisbi oo war saxaafadeed ka soo saaray Xaalada amniga ee dalka"},"content":{"rendered":"<p>Xisbiyada siyaasadda sida UPD, Wadajir, Himilo Qaran iyo Ilays ayaa war saxaafadeed wadajir ka soo saaray xaalada amniga ee dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo maalmihii la soo dhaafay sii xumaaneysay xaaladeeda amniga.<\/p>\n<p>War saxaafadeedka Xisbiyadan ayaa walaac looga muujiyay xaalada amniga Muqdisho, oo ay sheegeen in xilliba xilliga kale sii xumaanaya, taasna ay ugu wacan tahay dowladda oo aan sameyn wax qorshe istiraatiijiyad Amni qaran.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xisbiyada ayaa ka hadlay gadoodka ciidamada oo ay ku tilmaameen maamulo xumo ka jirta qaabka tirakoobka iyo xaqsiinta Ciidamada, waxaana ay intaa ku dareen inay dhacday Ciidamo hal goob jooga in qeybna la siiyay xuquuqdooda, qeybna aan la siinin.<\/p>\n<p>Waxaa ay ku baaqeen in si degdeg ah loo siiyo Ciidamada xuquuqdooda, sida mushaar, raashin iyo iidaan dhameystiran.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeedka:-<\/strong><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-124987 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/afar-xisbi\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/afar-xisbi..jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/afar-xisbi..jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/afar-xisbi.-200x300.jpg 200w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/afar-xisbi-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"632\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/afar-xisbi.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/afar-xisbi.jpg 632w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/afar-xisbi-198x300.jpg 198w\" sizes=\"(max-width: 632px) 100vw, 632px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiyada siyaasadda sida UPD, Wadajir, Himilo Qaran iyo Ilays ayaa war saxaafadeed wadajir ka soo saaray xaalada amniga ee dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo maalmihii la soo dhaafay sii xumaaneysay xaaladeeda amniga. War saxaafadeedka Xisbiyadan ayaa walaac looga muujiyay xaalada amniga Muqdisho, oo ay sheegeen in xilliba xilliga kale sii xumaanaya, taasna ay ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124990,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124987","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Afar Xisbi oo war saxaafadeed ka soo saaray Xaalada amniga ee dalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Afar Xisbi oo war saxaafadeed ka soo saaray Xaalada amniga ee dalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xisbiyada siyaasadda sida UPD, Wadajir, Himilo Qaran iyo Ilays ayaa war saxaafadeed wadajir ka soo saaray xaalada amniga ee dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo maalmihii la soo dhaafay sii xumaaneysay xaaladeeda amniga. War saxaafadeedka Xisbiyadan ayaa walaac looga muujiyay xaalada amniga Muqdisho, oo ay sheegeen in xilliba xilliga kale sii xumaanaya, taasna ay ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-27T11:46:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/page-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/\",\"name\":\"Afar Xisbi oo war saxaafadeed ka soo saaray Xaalada amniga ee dalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/page-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-27T11:46:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/page-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/page-2.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Afar Xisbi oo war saxaafadeed ka soo saaray Xaalada amniga ee dalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Afar Xisbi oo war saxaafadeed ka soo saaray Xaalada amniga ee dalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Afar Xisbi oo war saxaafadeed ka soo saaray Xaalada amniga ee dalka - Wardoon","og_description":"Xisbiyada siyaasadda sida UPD, Wadajir, Himilo Qaran iyo Ilays ayaa war saxaafadeed wadajir ka soo saaray xaalada amniga ee dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo maalmihii la soo dhaafay sii xumaaneysay xaaladeeda amniga. War saxaafadeedka Xisbiyadan ayaa walaac looga muujiyay xaalada amniga Muqdisho, oo ay sheegeen in xilliba xilliga kale sii xumaanaya, taasna ay ugu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-27T11:46:58+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/page-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/","name":"Afar Xisbi oo war saxaafadeed ka soo saaray Xaalada amniga ee dalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/page-2.jpg","datePublished":"2019-03-27T11:46:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/page-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/page-2.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-xisbi-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-xaalada-amniga-ee-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Afar Xisbi oo war saxaafadeed ka soo saaray Xaalada amniga ee dalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124987"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124987"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124987\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124991,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124987\/revisions\/124991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124990"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}