{"id":124992,"date":"2019-03-27T13:51:08","date_gmt":"2019-03-27T11:51:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124992"},"modified":"2019-03-27T13:51:08","modified_gmt":"2019-03-27T11:51:08","slug":"taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/","title":{"rendered":"Taliyihii ilaalada Farmaajo oo la dhaawacay"},"content":{"rendered":"<p>Taliyahii ciidamada gaarka ah ee suga amniga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu dhaawacay albaabka hore ee Madaxtooyada dalka.<\/p>\n<p>Taliyaha oo magaciisa lagu sheegay Cabdifitaax Dabagaale ayaa waxaa dhaawacay mid ka mid ah ciidamada uu taliyaha u yahay kaasoo ay dhex mareen muran ku saabsan arrimo dhaqaale.<\/p>\n<p>Sida ay wararku sheegayaan murankan ayaa yimid kadib markii askariga dhaawacay taliyahiisa uu sheegay in lacag mushaar ah oo uu lahaa uu lunsaday taliyahiisa.<br \/>\nWararka ayaa waxaa ay intaa ku darayaan in askarigii geystey falka dhaawaca uu baxsaday.<\/p>\n<p>Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay xafiiska warfaafinta ee Madaxtooyada dalka.<br \/>\nCiidamada ilaalada madaxweynaha iyo kuwa kale ee ku sugan Madaxtooyada ayaa ka mid ah ciidamada aan mushaarkooda qaadan bilihii la soo dhaafay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyahii ciidamada gaarka ah ee suga amniga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu dhaawacay albaabka hore ee Madaxtooyada dalka. Taliyaha oo magaciisa lagu sheegay Cabdifitaax Dabagaale ayaa waxaa dhaawacay mid ka mid ah ciidamada uu taliyaha u yahay kaasoo ay dhex mareen muran ku saabsan arrimo dhaqaale. Sida ay wararku sheegayaan murankan ayaa yimid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124956,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124992","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii ilaalada Farmaajo oo la dhaawacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii ilaalada Farmaajo oo la dhaawacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyahii ciidamada gaarka ah ee suga amniga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu dhaawacay albaabka hore ee Madaxtooyada dalka. Taliyaha oo magaciisa lagu sheegay Cabdifitaax Dabagaale ayaa waxaa dhaawacay mid ka mid ah ciidamada uu taliyaha u yahay kaasoo ay dhex mareen muran ku saabsan arrimo dhaqaale. Sida ay wararku sheegayaan murankan ayaa yimid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-27T11:51:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/\",\"name\":\"Taliyihii ilaalada Farmaajo oo la dhaawacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-27T11:51:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo-1.jpg\",\"width\":660,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii ilaalada Farmaajo oo la dhaawacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii ilaalada Farmaajo oo la dhaawacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii ilaalada Farmaajo oo la dhaawacay - Wardoon","og_description":"Taliyahii ciidamada gaarka ah ee suga amniga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu dhaawacay albaabka hore ee Madaxtooyada dalka. Taliyaha oo magaciisa lagu sheegay Cabdifitaax Dabagaale ayaa waxaa dhaawacay mid ka mid ah ciidamada uu taliyaha u yahay kaasoo ay dhex mareen muran ku saabsan arrimo dhaqaale. Sida ay wararku sheegayaan murankan ayaa yimid [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-27T11:51:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":460,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/","name":"Taliyihii ilaalada Farmaajo oo la dhaawacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo-1.jpg","datePublished":"2019-03-27T11:51:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo-1.jpg","width":660,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-farmaajo-oo-la-dhaawacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii ilaalada Farmaajo oo la dhaawacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124992"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124992"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124993,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124992\/revisions\/124993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124956"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}