{"id":125014,"date":"2019-03-27T19:17:47","date_gmt":"2019-03-27T17:17:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125014"},"modified":"2019-03-27T19:17:47","modified_gmt":"2019-03-27T17:17:47","slug":"dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-ciidamada gadoodsanaa oo Muqdisho soo galay"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya oo kasoo baxay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa maanta soo galay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ciidamadaas oo wata ku dhawaad 30 gaadiidka dagaalka ah iyo askartooda ayaa dadka deegaanka ee ku sugan duleedka Muqdisho waxay sheegeen inay soo dhaafeen ayada oo qaarkood ay lugaynayaan.<\/p>\n<p>Inkasta oo aan si rasmi ah loo ogeyn tirada ciidamadan, haddana dadka deegaanka ee arkay ciidankan ayaa ku qiyaasay inay ku dhow yihiin illaa 300 askari.<\/p>\n<p>Qof ku sugan agagaarka Xerada Ciidanka Asluubta sheegay in ciidamadaas ay fariisin ka sameysteen halkaas, isla markaana haatan ay ku sugan yihiin.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada ay ka muuqatay duruuf, islamarkaana ay siiyeen biyo iyo raashin.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa sidoo kale waxaa lagu arkayaa Isgoyska Ex Control Afgooye iyo Haanta Dheer oo ku taal Agagaarka Kuliyadda Jaalle Siyaad.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda ee gobolka Shabeellaha Hoose oo muddo afar bil aan mushahar qaadan, ayaa dhowaan sheegay inay soo geli doonaan Muqdisho, haddii aan mushaharkooda si deg deg ah loo siin.<\/p>\n<p>Goobjooge Indhihiisa ku arkay ciidamada gadoodsan ee soo galay Muqdisho ayaa ka warbixiyaya.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-125014-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Boqolaal-ka-mid-ah-ciidamada-gadoodsan-ee-DF-oo-Muqdisho-soo.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Boqolaal-ka-mid-ah-ciidamada-gadoodsan-ee-DF-oo-Muqdisho-soo.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Boqolaal-ka-mid-ah-ciidamada-gadoodsan-ee-DF-oo-Muqdisho-soo.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya oo kasoo baxay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa maanta soo galay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Ciidamadaas oo wata ku dhawaad 30 gaadiidka dagaalka ah iyo askartooda ayaa dadka deegaanka ee ku sugan duleedka Muqdisho waxay sheegeen inay soo dhaafeen ayada oo qaarkood ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124763,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125014","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-ciidamada gadoodsanaa oo Muqdisho soo galay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-ciidamada gadoodsanaa oo Muqdisho soo galay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya oo kasoo baxay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa maanta soo galay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Ciidamadaas oo wata ku dhawaad 30 gaadiidka dagaalka ah iyo askartooda ayaa dadka deegaanka ee ku sugan duleedka Muqdisho waxay sheegeen inay soo dhaafeen ayada oo qaarkood ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-27T17:17:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-ciidamada gadoodsanaa oo Muqdisho soo galay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-5.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-27T17:17:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-5.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-5.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-ciidamada gadoodsanaa oo Muqdisho soo galay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-ciidamada gadoodsanaa oo Muqdisho soo galay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-ciidamada gadoodsanaa oo Muqdisho soo galay - Wardoon","og_description":"Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya oo kasoo baxay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa maanta soo galay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Ciidamadaas oo wata ku dhawaad 30 gaadiidka dagaalka ah iyo askartooda ayaa dadka deegaanka ee ku sugan duleedka Muqdisho waxay sheegeen inay soo dhaafeen ayada oo qaarkood ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-27T17:17:47+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/","name":"DHAGAYSO:-ciidamada gadoodsanaa oo Muqdisho soo galay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-5.jpg","datePublished":"2019-03-27T17:17:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-5.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ciidamo-gadood-5.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamada-gadoodsanaa-oo-muqdisho-soo-galay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-ciidamada gadoodsanaa oo Muqdisho soo galay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125014"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125014"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125016,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125014\/revisions\/125016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124763"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}