{"id":125035,"date":"2019-03-28T13:48:03","date_gmt":"2019-03-28T11:48:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125035"},"modified":"2019-03-28T13:48:03","modified_gmt":"2019-03-28T11:48:03","slug":"khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/","title":{"rendered":"Khasaaraha dhimashada oo 10 Ruux kor u dhaaftay"},"content":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijiyey ilaa 10 Ruux ayaa geeriyootay 7 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii qarax loo adeegsaday gaari uu ka dhacay Maqaad ku taalla meel u dhow Hotelka Wehliye ee Wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Gaariga ayaa la dhigay banaanka hore ee Maqaayada oo lagu magacaabo filsan sida dad goobjoogayaal ah ay sheegeen,waxana xilliga qaraxa uu dhacayey maqaayada ku jiray dad badan oo qaarkood ka cunteynayay,kuwaas oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday.<\/p>\n<p>Gawaarida gurmadka deg dega ah ayaa goobta uu qaraxa ka dhacay gaaray,kuwaas oo gurmad u sameeyey dadka ku waxyeeloobay qaraxaas.<\/p>\n<p>Laamaha amniga Soomaaliya weli wax faah faahin ah kaba bixin qaraxaas,waxaana la filayaa in saacadaha soo socda ay ka hadlaan mas\u2019uuliyiinta tegay goobta uu qaraxa ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijiyey ilaa 10 Ruux ayaa geeriyootay 7 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii qarax loo adeegsaday gaari uu ka dhacay Maqaad ku taalla meel u dhow Hotelka Wehliye ee Wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho. Gaariga ayaa la dhigay banaanka hore ee Maqaayada oo lagu magacaabo filsan sida dad goobjoogayaal ah ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125028,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Khasaaraha dhimashada oo 10 Ruux kor u dhaaftay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Khasaaraha dhimashada oo 10 Ruux kor u dhaaftay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Inta la xaqiijiyey ilaa 10 Ruux ayaa geeriyootay 7 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii qarax loo adeegsaday gaari uu ka dhacay Maqaad ku taalla meel u dhow Hotelka Wehliye ee Wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho. Gaariga ayaa la dhigay banaanka hore ee Maqaayada oo lagu magacaabo filsan sida dad goobjoogayaal ah ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-28T11:48:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qaraxa-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/\",\"name\":\"Khasaaraha dhimashada oo 10 Ruux kor u dhaaftay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qaraxa-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-28T11:48:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qaraxa-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qaraxa-1.jpg\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Khasaaraha dhimashada oo 10 Ruux kor u dhaaftay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Khasaaraha dhimashada oo 10 Ruux kor u dhaaftay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Khasaaraha dhimashada oo 10 Ruux kor u dhaaftay - Wardoon","og_description":"Inta la xaqiijiyey ilaa 10 Ruux ayaa geeriyootay 7 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii qarax loo adeegsaday gaari uu ka dhacay Maqaad ku taalla meel u dhow Hotelka Wehliye ee Wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho. Gaariga ayaa la dhigay banaanka hore ee Maqaayada oo lagu magacaabo filsan sida dad goobjoogayaal ah ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-28T11:48:03+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qaraxa-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/","name":"Khasaaraha dhimashada oo 10 Ruux kor u dhaaftay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qaraxa-1.jpg","datePublished":"2019-03-28T11:48:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qaraxa-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/qaraxa-1.jpg","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khasaaraha-dhimashada-oo-10-ruux-kor-u-dhaaftay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Khasaaraha dhimashada oo 10 Ruux kor u dhaaftay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125035"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125035"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125036,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125035\/revisions\/125036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125028"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}