{"id":125041,"date":"2019-03-28T18:48:59","date_gmt":"2019-03-28T16:48:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125041"},"modified":"2019-03-28T18:48:59","modified_gmt":"2019-03-28T16:48:59","slug":"akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/","title":{"rendered":"(Akhriso) Galmudug oo kajaabtay hadal ka soo yeeray Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Galmudug ayaa si kulul uga hadashay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo, kaasoo in doorashada Galmudug ay dhaceyso sanadkan dhexdiisa.<\/p>\n<p>War saxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay iney nasiib darro tahay in Madaxweyne Farmaajo uu sheego hadal dhaawacaya midnimada iyo Jiritaanka Galmudug, iyagoo dhinaca kale dhaliilay in furitaankii baarlamaanka lagu casuumo Cali Gacal Casir oo ahaa Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p>Galmudug waxa ay sheegtay iney diyaar u tahay iney miiska wadahadalka la fariisato dowladda hadii ay ilaaliso Dastuurka Galmudug, farahana kala baxdo faragelin ay sheegeen iney maamulkooda ku heyso<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka akhriso:-<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190328-WA0035-696x915.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-125042\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190328-WA0035-696x915.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"915\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190328-WA0035-696x915.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190328-WA0035-696x915-228x300.jpg 228w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Galmudug ayaa si kulul uga hadashay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo, kaasoo in doorashada Galmudug ay dhaceyso sanadkan dhexdiisa. War saxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay iney nasiib darro tahay in Madaxweyne Farmaajo uu sheego hadal dhaawacaya midnimada iyo Jiritaanka Galmudug, iyagoo dhinaca kale dhaliilay in furitaankii baarlamaanka lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125043,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Akhriso) Galmudug oo kajaabtay hadal ka soo yeeray Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Akhriso) Galmudug oo kajaabtay hadal ka soo yeeray Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Galmudug ayaa si kulul uga hadashay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo, kaasoo in doorashada Galmudug ay dhaceyso sanadkan dhexdiisa. War saxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay iney nasiib darro tahay in Madaxweyne Farmaajo uu sheego hadal dhaawacaya midnimada iyo Jiritaanka Galmudug, iyagoo dhinaca kale dhaliilay in furitaankii baarlamaanka lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-28T16:48:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/xildhibaan-Xaaf.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"585\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"434\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/\",\"name\":\"(Akhriso) Galmudug oo kajaabtay hadal ka soo yeeray Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/xildhibaan-Xaaf.png\",\"datePublished\":\"2019-03-28T16:48:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/xildhibaan-Xaaf.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/xildhibaan-Xaaf.png\",\"width\":585,\"height\":434},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Akhriso) Galmudug oo kajaabtay hadal ka soo yeeray Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Akhriso) Galmudug oo kajaabtay hadal ka soo yeeray Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Akhriso) Galmudug oo kajaabtay hadal ka soo yeeray Farmaajo - Wardoon","og_description":"Maamulka Galmudug ayaa si kulul uga hadashay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo, kaasoo in doorashada Galmudug ay dhaceyso sanadkan dhexdiisa. War saxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay iney nasiib darro tahay in Madaxweyne Farmaajo uu sheego hadal dhaawacaya midnimada iyo Jiritaanka Galmudug, iyagoo dhinaca kale dhaliilay in furitaankii baarlamaanka lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-28T16:48:59+00:00","og_image":[{"width":585,"height":434,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/xildhibaan-Xaaf.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/","name":"(Akhriso) Galmudug oo kajaabtay hadal ka soo yeeray Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/xildhibaan-Xaaf.png","datePublished":"2019-03-28T16:48:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/xildhibaan-Xaaf.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/xildhibaan-Xaaf.png","width":585,"height":434},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-galmudug-oo-kajaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Akhriso) Galmudug oo kajaabtay hadal ka soo yeeray Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125041"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125041"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125044,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125041\/revisions\/125044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125043"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}