{"id":125049,"date":"2019-03-29T07:19:26","date_gmt":"2019-03-29T05:19:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125049"},"modified":"2019-03-29T07:19:26","modified_gmt":"2019-03-29T05:19:26","slug":"taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/","title":{"rendered":"Taabid Cabdi Maxamed \u201cwaxaa jira  Dayac Amni\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in dayac Amni uu ka jiro Magaalada Muqdisho, islamarkaana maalinwalba la gumaado Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cQalbi-jab iyo tiraanyo kaloo hor leh oo wiliba aad isugu xig-xiga. Waxaan dhibka la qeybsanayaa dhamaan intii wax yeeladu kasoo gaartay qaraxii maanta ee Muqdisho ka dhacay. Intii ku dhimatay naxariistii janno Allaha siiyo, dhaawacana Allaha u dhib yareeyo\u201d ayuu yiri Taabid Cabdi<\/p>\n<p>\u201cMa garan karo wax kale oo aan ku tilmaamo gumaadka iyo dayaca amni ee isu biirsaday shacabka Soomaaliyeed balse waxaan leeyahay Alle wuu idin wada arkaa, ee weli waxaad heystaan waqti aad isku saxdaan, Ilaahayna aad ugu soo laabataan. Ogaada cuqubada muwaadinka miskiinka ah ee aan talo iyo tabar heynin wey soo baxeysaa maalin uun, Ilaaheyna ma il-duufo oo wuu idin wada arkaa\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Hadalka Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ayaa yimid xilli Magaalada Muqdisho ay maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhaceen Qaraxyo joogto ah oo ay ku dhinteen dad badan oo Shacab ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in dayac Amni uu ka jiro Magaalada Muqdisho, islamarkaana maalinwalba la gumaado Shacabka Soomaaliyeed. \u201cQalbi-jab iyo tiraanyo kaloo hor leh oo wiliba aad isugu xig-xiga. Waxaan dhibka la qeybsanayaa dhamaan intii wax yeeladu kasoo gaartay qaraxii maanta ee Muqdisho ka dhacay. Intii ku dhimatay naxariistii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125050,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125049","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taabid Cabdi Maxamed \u201cwaxaa jira Dayac Amni\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taabid Cabdi Maxamed \u201cwaxaa jira Dayac Amni\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in dayac Amni uu ka jiro Magaalada Muqdisho, islamarkaana maalinwalba la gumaado Shacabka Soomaaliyeed. \u201cQalbi-jab iyo tiraanyo kaloo hor leh oo wiliba aad isugu xig-xiga. Waxaan dhibka la qeybsanayaa dhamaan intii wax yeeladu kasoo gaartay qaraxii maanta ee Muqdisho ka dhacay. Intii ku dhimatay naxariistii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-29T05:19:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taabid.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/\",\"name\":\"Taabid Cabdi Maxamed \u201cwaxaa jira Dayac Amni\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taabid.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-29T05:19:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taabid.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taabid.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taabid Cabdi Maxamed \u201cwaxaa jira Dayac Amni\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taabid Cabdi Maxamed \u201cwaxaa jira Dayac Amni\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taabid Cabdi Maxamed \u201cwaxaa jira Dayac Amni\u201d - Wardoon","og_description":"Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in dayac Amni uu ka jiro Magaalada Muqdisho, islamarkaana maalinwalba la gumaado Shacabka Soomaaliyeed. \u201cQalbi-jab iyo tiraanyo kaloo hor leh oo wiliba aad isugu xig-xiga. Waxaan dhibka la qeybsanayaa dhamaan intii wax yeeladu kasoo gaartay qaraxii maanta ee Muqdisho ka dhacay. Intii ku dhimatay naxariistii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-29T05:19:26+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taabid.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/","name":"Taabid Cabdi Maxamed \u201cwaxaa jira Dayac Amni\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taabid.jpg","datePublished":"2019-03-29T05:19:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taabid.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taabid.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-maxamed-waxaa-jira-dayac-amni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taabid Cabdi Maxamed \u201cwaxaa jira Dayac Amni\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125049"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125049"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125051,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125049\/revisions\/125051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125050"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}