{"id":125055,"date":"2019-03-29T07:32:09","date_gmt":"2019-03-29T05:32:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125055"},"modified":"2019-03-29T07:32:09","modified_gmt":"2019-03-29T05:32:09","slug":"taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/","title":{"rendered":"Taageerayaasha Nabad iyo Nolol ee Facebook oo aad u yaraaday"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay hoos u dhac ku yimid taageerayaasha dowlada Nabad iyo Nolol ee dhinaca baraha bulshada, waxaana qaar badan oo taageerayaasha hada noqdeen kuwa iska aamusay halka kuwa kalana mucaarad isku badaleen.<\/p>\n<p>Taageerayaasha jilbeysan ee Nabad iyo Nolol ayaa si weyn looga dareemi jiray baraha bulshada marka uu hadlo Siyaasi Mucaarad ah ama sidoo kale soo koroto xiisad siyaasadeed, waxa ayna dhaleeceyn iyo aflagaado u geesan jireen mucaaradka ama cid kasta oo aragti ahaan kasoo horjeeda kooxda Nabad iyo Nolol.<\/p>\n<p>Dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay ayaa waxaa sii yaraanayay saameynta ee taageerayaashan ku dhax lahaayeen baraha Bulshada, waxa ayna kooxdan noqdeen kuwa markan la cabsaday aragtidooda .<\/p>\n<p>Inta badan Taageerayaasha Baraha Bulshada ee Nabad iyo Nolol oo u badnaa kuwa lacago ku qaata faafinta Dacaayada ayaa hal meel looga soo dhiibi jiray afkaarta ay faafinayaan ama waxyaabaha kale ay naqdinayaan.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaar badan oo kamid ahaa dadka baraha bulshada magaca ku leh Madaxtooyada lacag ku siin jirtay faafinta afkaartooda, hasa ahaatee lacagtii la siin jiray ayaa sababo aan la shaacin looga jartay dhowrkii bil ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Waana mida sababta hada looga dhigay in baraha bulshada ku yaraadaan taageerayaasha xuurteesan ee kooxda Nabad iyo Nolol oon xitaa xiliyada ay musiibada jirto ayna dad badan ku dhintaan Qaraxyada aan la xishoon ereyada Nabad iyo Nolol.<\/p>\n<p>Dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa qarash badan iyo waqti ku bixisay dagaalka baraha bulshada, waxaana la isweediinayaa dadka Madaxtooyada bartay lacagaha ceyrta ah hadii ay waayaan waxa ay sameyn doonaan.<\/p>\n<p>Dadka lacagaha ku heli jiray dacaayadaha ay baraha bulshada ku faafiyaan ayaa labo arin midood noqon doontaa hadii ay lacagta toos looga jarto in ay Mucaarad isku bedelaan oo soo caayaan Nabad iyo Nolol ama in ay iska aamusanaan.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-125055 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/55491786_10215544046809136_1403152664413339648_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"742\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55491786_10215544046809136_1403152664413339648_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55491786_10215544046809136_1403152664413339648_n.jpg 742w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55491786_10215544046809136_1403152664413339648_n-232x300.jpg 232w\" sizes=\"(max-width: 742px) 100vw, 742px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/55557226_10215544047529154_3895636303563194368_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"742\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55557226_10215544047529154_3895636303563194368_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55557226_10215544047529154_3895636303563194368_n.jpg 742w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55557226_10215544047529154_3895636303563194368_n-232x300.jpg 232w\" sizes=\"(max-width: 742px) 100vw, 742px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/55658742_10215544047289148_1736089561307545600_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"742\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55658742_10215544047289148_1736089561307545600_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55658742_10215544047289148_1736089561307545600_n.jpg 742w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55658742_10215544047289148_1736089561307545600_n-232x300.jpg 232w\" sizes=\"(max-width: 742px) 100vw, 742px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/55807299_10215544047089143_3528223674119225344_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"742\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55807299_10215544047089143_3528223674119225344_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55807299_10215544047089143_3528223674119225344_n.jpg 742w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55807299_10215544047089143_3528223674119225344_n-232x300.jpg 232w\" sizes=\"(max-width: 742px) 100vw, 742px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/55869339_10215544047849162_8099280633366315008_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"742\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55869339_10215544047849162_8099280633366315008_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55869339_10215544047849162_8099280633366315008_n.jpg 742w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55869339_10215544047849162_8099280633366315008_n-232x300.jpg 232w\" sizes=\"(max-width: 742px) 100vw, 742px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay hoos u dhac ku yimid taageerayaasha dowlada Nabad iyo Nolol ee dhinaca baraha bulshada, waxaana qaar badan oo taageerayaasha hada noqdeen kuwa iska aamusay halka kuwa kalana mucaarad isku badaleen. Taageerayaasha jilbeysan ee Nabad iyo Nolol ayaa si weyn looga dareemi jiray baraha bulshada marka uu hadlo Siyaasi Mucaarad ah ama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125061,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125055","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taageerayaasha Nabad iyo Nolol ee Facebook oo aad u yaraaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taageerayaasha Nabad iyo Nolol ee Facebook oo aad u yaraaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay hoos u dhac ku yimid taageerayaasha dowlada Nabad iyo Nolol ee dhinaca baraha bulshada, waxaana qaar badan oo taageerayaasha hada noqdeen kuwa iska aamusay halka kuwa kalana mucaarad isku badaleen. Taageerayaasha jilbeysan ee Nabad iyo Nolol ayaa si weyn looga dareemi jiray baraha bulshada marka uu hadlo Siyaasi Mucaarad ah ama [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-29T05:32:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-9.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/\",\"name\":\"Taageerayaasha Nabad iyo Nolol ee Facebook oo aad u yaraaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-9.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-29T05:32:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-9.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-9.jpg\",\"width\":225,\"height\":225},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taageerayaasha Nabad iyo Nolol ee Facebook oo aad u yaraaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taageerayaasha Nabad iyo Nolol ee Facebook oo aad u yaraaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taageerayaasha Nabad iyo Nolol ee Facebook oo aad u yaraaday - Wardoon","og_description":"Waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay hoos u dhac ku yimid taageerayaasha dowlada Nabad iyo Nolol ee dhinaca baraha bulshada, waxaana qaar badan oo taageerayaasha hada noqdeen kuwa iska aamusay halka kuwa kalana mucaarad isku badaleen. Taageerayaasha jilbeysan ee Nabad iyo Nolol ayaa si weyn looga dareemi jiray baraha bulshada marka uu hadlo Siyaasi Mucaarad ah ama [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-29T05:32:09+00:00","og_image":[{"width":225,"height":225,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-9.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/","name":"Taageerayaasha Nabad iyo Nolol ee Facebook oo aad u yaraaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-9.jpg","datePublished":"2019-03-29T05:32:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-9.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index-9.jpg","width":225,"height":225},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-nabad-iyo-nolol-ee-facebook-oo-aad-u-yaraaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taageerayaasha Nabad iyo Nolol ee Facebook oo aad u yaraaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125055"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125055"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125062,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125055\/revisions\/125062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125061"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}