{"id":125084,"date":"2019-03-30T09:56:13","date_gmt":"2019-03-30T07:56:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125084"},"modified":"2019-03-30T09:56:13","modified_gmt":"2019-03-30T07:56:13","slug":"daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Somaliland oo qiratay in DF ka xoogtay maamulka hawada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Masuuliyiin xilal kasoo qabtay Somaliland xiligii Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya ay ka xoogtay maamulka Hawada qeybtii Somaliland ay ku laheyd.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo saxaafadda la hadlayay ayaa sheegay in xiligii talada hayeen ay dadaal badan u geleen sidii ay u heli lahaayeen doorka ay ku lahaayeen maamulka Hawada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maxamuud Xaashi, ayaa sheegay in markii hore Qaramada Midoobay ay maamuli jirtay saadaasha hawada Soomaaliya, balse hay\u2019adaha Qaramada Midoobay ay ka hiiliyeen Somaliland, taasi oo keentay in laga xoogo maamulka Hawada Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay dowladda Soomaaliya inay kaga baxday Somaliland heshiisyo badan oo dhanka maamulka Hawada ah oo la wada galay, iyadoo taasi ay dhalisay in Muqdisho loosoo wareejiyo.<\/p>\n<p>Heshiisyadii Istanbuul ee ay Somaliland la gashay Dowladda Federaalka ah ayaa dhigayay in Maamulka Hawada laga dhigo mid farsamo oo laga daayo siyaasadda, xaruntiisana noqoto Magaalada Hargeysa,waxaana ballantii ka baxday dowladda Federaalka ah sida uu yiri Wasiirku.<br \/>\nMaamulka Hawada Soomaaliya ayaa Muqdisho loosoo wareejiyay, iyadoo laga soo raray magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo tan iyo burburkii laga hagayay diyaaradaha.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ugycwRxRBoY\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuuliyiin xilal kasoo qabtay Somaliland xiligii Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya ay ka xoogtay maamulka Hawada qeybtii Somaliland ay ku laheyd. Wasiirkii hore ee duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo saxaafadda la hadlayay ayaa sheegay in xiligii talada hayeen ay dadaal badan u geleen sidii ay u heli lahaayeen doorka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125085,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125084","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Somaliland oo qiratay in DF ka xoogtay maamulka hawada Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Somaliland oo qiratay in DF ka xoogtay maamulka hawada Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Masuuliyiin xilal kasoo qabtay Somaliland xiligii Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya ay ka xoogtay maamulka Hawada qeybtii Somaliland ay ku laheyd. Wasiirkii hore ee duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo saxaafadda la hadlayay ayaa sheegay in xiligii talada hayeen ay dadaal badan u geleen sidii ay u heli lahaayeen doorka ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-30T07:56:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/16107222_1087185788056588_1660357355536087534_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1156\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/\",\"name\":\"DAAWO:-Somaliland oo qiratay in DF ka xoogtay maamulka hawada Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/16107222_1087185788056588_1660357355536087534_o.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-30T07:56:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/16107222_1087185788056588_1660357355536087534_o.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/16107222_1087185788056588_1660357355536087534_o.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1156},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Somaliland oo qiratay in DF ka xoogtay maamulka hawada Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Somaliland oo qiratay in DF ka xoogtay maamulka hawada Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Somaliland oo qiratay in DF ka xoogtay maamulka hawada Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Masuuliyiin xilal kasoo qabtay Somaliland xiligii Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya ay ka xoogtay maamulka Hawada qeybtii Somaliland ay ku laheyd. Wasiirkii hore ee duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo saxaafadda la hadlayay ayaa sheegay in xiligii talada hayeen ay dadaal badan u geleen sidii ay u heli lahaayeen doorka ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-30T07:56:13+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1156,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/16107222_1087185788056588_1660357355536087534_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/","name":"DAAWO:-Somaliland oo qiratay in DF ka xoogtay maamulka hawada Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/16107222_1087185788056588_1660357355536087534_o.jpg","datePublished":"2019-03-30T07:56:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/16107222_1087185788056588_1660357355536087534_o.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/16107222_1087185788056588_1660357355536087534_o.jpg","width":2048,"height":1156},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-qiratay-in-df-ka-xoogtay-maamulka-hawada-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Somaliland oo qiratay in DF ka xoogtay maamulka hawada Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125084"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125084"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125086,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125084\/revisions\/125086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125085"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}