{"id":125087,"date":"2019-03-30T10:00:27","date_gmt":"2019-03-30T08:00:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125087"},"modified":"2019-03-30T10:00:27","modified_gmt":"2019-03-30T08:00:27","slug":"daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Mahad Cawad: Soomaali waxaa ka dhaxeeya calanka iyo Xamar inta kale waa la kala leeyahay"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamanka Soomaaliya, Mahad Cawad ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay magaalo Soomaali oo dhan ka dhaxeysa, hase yeeshee magaalooyinka kale ee dalka ay kala leeyihiin qabiilo.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliyey aan runta isu sheegno, Soomaali waxaa ka dhaxeeya kaliya calanka bulugga ah iyo Xamar, inta kale waxaa kala leh qoysas\u201d ayuu yiri Mahad Cawad oo ka hadlay kulan lagu qabtay hotel Royal ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cLama kala sheegan karo Xamar iyo calanka, waxay muujinayaan ficil midow, waxa kaliya ee lagu midoobay waa labadaas\u201d ayuu yiri Mahad Cawad, oo ay u sacaba tumeen qaar ka mid ah dadkii dhageysanayey.<\/p>\n<p>Mahad Cawad ayaa sheegay in Muqdisho ay muujisay inaysan u kala duwaneyn qofka ka yimaada Baay ama Bakool ama Sanaad\u201d ayuu sii raaciyey Mahad Cawad.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale sheegay in dhammaan Soomaalida oo idil ay isugu yimaadaan Muqdisho ay astaan u tahay in Soomaali isku soo noqotay, oo laga soo bogsanayo kala qob-qobkii.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qF4HgZ9Yxto\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamanka Soomaaliya, Mahad Cawad ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay magaalo Soomaali oo dhan ka dhaxeysa, hase yeeshee magaalooyinka kale ee dalka ay kala leeyihiin qabiilo. \u201cSoomaaliyey aan runta isu sheegno, Soomaali waxaa ka dhaxeeya kaliya calanka bulugga ah iyo Xamar, inta kale waxaa kala leh qoysas\u201d ayuu yiri Mahad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125088,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Mahad Cawad: Soomaali waxaa ka dhaxeeya calanka iyo Xamar inta kale waa la kala leeyahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Mahad Cawad: Soomaali waxaa ka dhaxeeya calanka iyo Xamar inta kale waa la kala leeyahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamanka Soomaaliya, Mahad Cawad ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay magaalo Soomaali oo dhan ka dhaxeysa, hase yeeshee magaalooyinka kale ee dalka ay kala leeyihiin qabiilo. \u201cSoomaaliyey aan runta isu sheegno, Soomaali waxaa ka dhaxeeya kaliya calanka bulugga ah iyo Xamar, inta kale waxaa kala leh qoysas\u201d ayuu yiri Mahad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-30T08:00:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-49.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"914\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"635\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Mahad Cawad: Soomaali waxaa ka dhaxeeya calanka iyo Xamar inta kale waa la kala leeyahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-49.png\",\"datePublished\":\"2019-03-30T08:00:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-49.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-49.png\",\"width\":914,\"height\":635},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Mahad Cawad: Soomaali waxaa ka dhaxeeya calanka iyo Xamar inta kale waa la kala leeyahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Mahad Cawad: Soomaali waxaa ka dhaxeeya calanka iyo Xamar inta kale waa la kala leeyahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Mahad Cawad: Soomaali waxaa ka dhaxeeya calanka iyo Xamar inta kale waa la kala leeyahay - Wardoon","og_description":"Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamanka Soomaaliya, Mahad Cawad ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay magaalo Soomaali oo dhan ka dhaxeysa, hase yeeshee magaalooyinka kale ee dalka ay kala leeyihiin qabiilo. \u201cSoomaaliyey aan runta isu sheegno, Soomaali waxaa ka dhaxeeya kaliya calanka bulugga ah iyo Xamar, inta kale waxaa kala leh qoysas\u201d ayuu yiri Mahad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-30T08:00:27+00:00","og_image":[{"width":914,"height":635,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-49.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/","name":"DAAWO:- Mahad Cawad: Soomaali waxaa ka dhaxeeya calanka iyo Xamar inta kale waa la kala leeyahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-49.png","datePublished":"2019-03-30T08:00:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-49.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-49.png","width":914,"height":635},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-soomaali-waxaa-ka-dhaxeeya-calanka-iyo-xamar-inta-kale-waa-la-kala-leeyahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Mahad Cawad: Soomaali waxaa ka dhaxeeya calanka iyo Xamar inta kale waa la kala leeyahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125087"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125089,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125087\/revisions\/125089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125088"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}