{"id":125105,"date":"2019-03-30T15:04:34","date_gmt":"2019-03-30T13:04:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125105"},"modified":"2019-03-30T15:04:34","modified_gmt":"2019-03-30T13:04:34","slug":"xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Xildhibaano Mooshin Deg deg ah u gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaano katirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa saakay u gudbiyay Gudoomiyaha golaha shacabka Mooshin ama soo jeedin deg deg ah ay kaga dalbanayeen in ajandaha kulanka Golaha ee maanta lagu daro ka doodista xaalada amaan ee dalka.<\/p>\n<p>Waxa ay Xildhibaanada Mooshinka u gudbiyay Gudoomiyaha golaha shacabka ka dalbadeen in ajandaha kulanka lagu daro ka doodista amaanka magaalada Muqdisho ee sii xumaaday laguna dilay dad badan oo shacab.<\/p>\n<p>Mooshinkan ay saxiixeen qaar kamid ah Xildhibaanada golaha shacabka ayaan hirgalin, waxaana Kulanka Baarlamaanka u baaqday kooram la\u2019aan kadib markii aysan kulanka imaan Xildhibaano badan.<\/p>\n<p>Xildhibaanada golaha shacabka qaarkood ayaa ka careesnaa in ajandaha kulanka maanta la filayay in uu dhaco laga dhigay dhageysiga Warbixinta Guddiga dib u eegista Dastuurka, waxa ayna Xildhibaanada dalbanayeen in xaalada amaan kulanka looga hadlo.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada Mooshinka gudbiyay<\/strong><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-125105 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/moshin-1-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"539\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/moshin-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/moshin-1.jpg 539w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/moshin-1-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 539px) 100vw, 539px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/moshin-2-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"539\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/moshin-2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/moshin-2.jpg 539w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/moshin-2-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 539px) 100vw, 539px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaano katirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa saakay u gudbiyay Gudoomiyaha golaha shacabka Mooshin ama soo jeedin deg deg ah ay kaga dalbanayeen in ajandaha kulanka Golaha ee maanta lagu daro ka doodista xaalada amaan ee dalka. Waxa ay Xildhibaanada Mooshinka u gudbiyay Gudoomiyaha golaha shacabka ka dalbadeen in ajandaha kulanka lagu daro ka doodista amaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125108,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125105","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaano Mooshin Deg deg ah u gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaano Mooshin Deg deg ah u gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaano katirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa saakay u gudbiyay Gudoomiyaha golaha shacabka Mooshin ama soo jeedin deg deg ah ay kaga dalbanayeen in ajandaha kulanka Golaha ee maanta lagu daro ka doodista xaalada amaan ee dalka. Waxa ay Xildhibaanada Mooshinka u gudbiyay Gudoomiyaha golaha shacabka ka dalbadeen in ajandaha kulanka lagu daro ka doodista amaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-30T13:04:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/\",\"name\":\"Xildhibaano Mooshin Deg deg ah u gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.gif\",\"datePublished\":\"2019-03-30T13:04:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.gif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.gif\",\"width\":500,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaano Mooshin Deg deg ah u gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaano Mooshin Deg deg ah u gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaano Mooshin Deg deg ah u gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka - Wardoon","og_description":"Xildhibaano katirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa saakay u gudbiyay Gudoomiyaha golaha shacabka Mooshin ama soo jeedin deg deg ah ay kaga dalbanayeen in ajandaha kulanka Golaha ee maanta lagu daro ka doodista xaalada amaan ee dalka. Waxa ay Xildhibaanada Mooshinka u gudbiyay Gudoomiyaha golaha shacabka ka dalbadeen in ajandaha kulanka lagu daro ka doodista amaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-30T13:04:34+00:00","og_image":[{"width":500,"height":300,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/","name":"Xildhibaano Mooshin Deg deg ah u gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.gif","datePublished":"2019-03-30T13:04:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.gif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-4.gif","width":500,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-mooshin-deg-deg-ah-u-gudbiyay-gudoomiyaha-golaha-shacabka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaano Mooshin Deg deg ah u gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125105"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125105"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125109,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125105\/revisions\/125109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125108"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}