{"id":125126,"date":"2019-03-30T21:40:21","date_gmt":"2019-03-30T19:40:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125126"},"modified":"2019-03-30T21:40:21","modified_gmt":"2019-03-30T19:40:21","slug":"daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Bandow oo lagu soo rogay magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa ku dhawaaqay in xaalad deg deg ah la geliyey Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdulaahi Yariisow Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku tilmaamay go\u2019aankan la gaaray inuu yahay mid lagu doonayo in lagu xoojiyo amaanka caasimada oo maalmihii ugu dambeeyey ay ka dhacayeen qaraxyo badan oo dad badan ku dhinteen kuwo kalana ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in inta lagu guda jiro xaalada deg deg ah ay bilaaban doonaan howlgallo ballaaran oo ka duwan kuwii hore si amaanka gacan bir ah loogu qabto.<\/p>\n<p>Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay inay la shaqeeyaan Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya inta uu socdo howlgalka, isagoo ka codsaday inta ay socdaan howlgallada inay muujiyaan dulqaad badan, ayna jiro doonaan jidad badan oo xirnaan doona, iyadoo laga duulayo amni darada jirta.<\/p>\n<p>Hase yeeshee Maamulka gobolka Banaadir ayaan sheegin mudada uu soconayo amarkan deg-degga ah oo ah markii ugu horeysay ee lagu soo rogo caasimada dalka sanadihii la soo dhaafay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/CCvAnwEiqQ8\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa ku dhawaaqay in xaalad deg deg ah la geliyey Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cabdulaahi Yariisow Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku tilmaamay go\u2019aankan la gaaray inuu yahay mid lagu doonayo in lagu xoojiyo amaanka caasimada oo maalmihii ugu dambeeyey ay ka dhacayeen qaraxyo badan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125127,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125126","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Bandow oo lagu soo rogay magaalada Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Bandow oo lagu soo rogay magaalada Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa ku dhawaaqay in xaalad deg deg ah la geliyey Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cabdulaahi Yariisow Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku tilmaamay go\u2019aankan la gaaray inuu yahay mid lagu doonayo in lagu xoojiyo amaanka caasimada oo maalmihii ugu dambeeyey ay ka dhacayeen qaraxyo badan oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-30T19:40:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1314\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Bandow oo lagu soo rogay magaalada Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-30T19:40:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1314},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Bandow oo lagu soo rogay magaalada Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Bandow oo lagu soo rogay magaalada Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Bandow oo lagu soo rogay magaalada Muqdisho - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa ku dhawaaqay in xaalad deg deg ah la geliyey Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cabdulaahi Yariisow Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku tilmaamay go\u2019aankan la gaaray inuu yahay mid lagu doonayo in lagu xoojiyo amaanka caasimada oo maalmihii ugu dambeeyey ay ka dhacayeen qaraxyo badan oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-30T19:40:21+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1314,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/","name":"DAAWO:-Bandow oo lagu soo rogay magaalada Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg","datePublished":"2019-03-30T19:40:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg","width":2048,"height":1314},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bandow-oo-lagu-soo-rogay-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Bandow oo lagu soo rogay magaalada Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125126"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125126"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125126\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125128,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125126\/revisions\/125128"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125127"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125126"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125126"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125126"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}