{"id":125158,"date":"2019-03-31T09:04:44","date_gmt":"2019-03-31T07:04:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125158"},"modified":"2019-03-31T09:04:44","modified_gmt":"2019-03-31T07:04:44","slug":"gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Yariisaw Awood Uma Lahan Inuu Xaalad Degdeg Soo Rogo"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa ka jawaabay xaalada amni ee lagu soo rogay magaalada Muqdisho, kaddib qaraxyo si xiriir ah oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay magaalada.<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir aanay midna hoos tagin Taliska Booliska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir, isagoo xusay in Guddoomiyaha Gobolka aanu awood u laheyn inuu soo rogo xaaladda degdega ah.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in tallaabada Guddoomiyaha Gobolka ugu dhawaaqay in magaalada Muqdisho xaalad deg deg ah oo amni la geliyay ay tahay mid fashilka Mas\u2019uuliyadda amniga ee Madaxda sare isaga loo saari rabo sida uu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in haddii Gobolka Banaadir la siiyo maqaamka maamul ee ay mudan tahay, dakhligeeda deegaanka loogu adeego, dadka ku dhaqan ay doortaan Madaxdooda ay Madaxda Gobolka Banaadir markaas mas\u2019uul ka noqon karaan amnigeeda, hase ahaatee waxaa uu xusay inta ka horeysa in Madaxda dowladda Federaalka ee awoodda heysata aysan cid kale mas\u2019uuliyadda uga siibanin, isla markaana madaxa furashana ka dhiganin.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa shir jaraa\u2019id oo uu xalay qabtay kaga hadlay howlgallo amni oo magaalada ka bilaabanaya, isla markaana waddooyin badan ay xirnaan doonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa ka jawaabay xaalada amni ee lagu soo rogay magaalada Muqdisho, kaddib qaraxyo si xiriir ah oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay magaalada. C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir aanay midna hoos tagin Taliska Booliska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir, isagoo xusay in Guddoomiyaha Gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125159,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125158","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiye Yariisaw Awood Uma Lahan Inuu Xaalad Degdeg Soo Rogo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiye Yariisaw Awood Uma Lahan Inuu Xaalad Degdeg Soo Rogo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa ka jawaabay xaalada amni ee lagu soo rogay magaalada Muqdisho, kaddib qaraxyo si xiriir ah oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay magaalada. C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir aanay midna hoos tagin Taliska Booliska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir, isagoo xusay in Guddoomiyaha Gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-31T07:04:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/\",\"name\":\"Gudoomiye Yariisaw Awood Uma Lahan Inuu Xaalad Degdeg Soo Rogo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-31T07:04:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg\",\"width\":960,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiye Yariisaw Awood Uma Lahan Inuu Xaalad Degdeg Soo Rogo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiye Yariisaw Awood Uma Lahan Inuu Xaalad Degdeg Soo Rogo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiye Yariisaw Awood Uma Lahan Inuu Xaalad Degdeg Soo Rogo - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa ka jawaabay xaalada amni ee lagu soo rogay magaalada Muqdisho, kaddib qaraxyo si xiriir ah oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay magaalada. C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir aanay midna hoos tagin Taliska Booliska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir, isagoo xusay in Guddoomiyaha Gobolka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-31T07:04:44+00:00","og_image":[{"width":960,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/","name":"Gudoomiye Yariisaw Awood Uma Lahan Inuu Xaalad Degdeg Soo Rogo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg","datePublished":"2019-03-31T07:04:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg","width":960,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-yariisaw-awood-uma-lahan-inuu-xaalad-degdeg-soo-rogo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiye Yariisaw Awood Uma Lahan Inuu Xaalad Degdeg Soo Rogo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125158"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125158"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125160,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125158\/revisions\/125160"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125159"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}