{"id":125164,"date":"2019-03-31T15:03:23","date_gmt":"2019-03-31T13:03:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125164"},"modified":"2019-03-31T15:03:48","modified_gmt":"2019-03-31T13:03:48","slug":"muqdisho-oo-foolanaysavideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/","title":{"rendered":"MUQDISHO oo foolanaysa+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay ka jira jawi colaadeed, cabsi iyo walaac xoog leh oo dhinaca amaanka ku aadan kadib markii ay kordhayn weerarada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Muddo 6 maalmood ah oo ay Al-Shabaab Muqdisho ka fuliyeen Qaraxyada iyo weeraro toos ah ayaa dadka ku beertay Jawi cabsi ah, waxaana kadib cabsidaasi ku soo biirtay hanjabaad ay howlgal ay Dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday waxayna dadka ka fekarayaan sida uu xaal noqon doono.<\/p>\n<p>Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in howlgal laba nuuc ah laga sameyn doono magaalada Muqdisho, wadooyinkana la xiri doono, arintaas ayaa abuurtay in ay dadka u diyaar garoobaan xirnaanshiyaha magaalada, waxaana maanta suuqyada Muqdisho lagu arkayaa dadweyne u diyaar garoobaya sidii ay uga kaaftoomi lahaayeen xirnaanshiyaha magaalada.<\/p>\n<p>Dadweynaha Muqdisho ayaa kuu sheegayaa in magaalada ay ka jirto halis, waxaana maalmahan waqti hore la xirayay goobaha ganacsi, sidoo kale hoteelada ayaa in badan oo kamid ah haawanaya oo aan joogin wax dad ah, si lamid ah goobaha Dalxiiska ayaadnan ku arkayn dadkii tirada badnaa ee markii hore imaan jiray.<\/p>\n<p>Wixii ka dambeeya 5:30 Pm magaalada Muqdisho, gaar ahaan maqaayadaha, hoteelada, goobaha fadhi ku dirirka, waa goobo aysan qofna joogin iyo meelaha qaar oo aad ku arkeysid dad aad uga yar kuwii hore, halka markii hore habeenkii ilaa saq dhexe ay caadi aheyd magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Internet-ka ayaa aad loogu wadagayaa fariimo digniino ah iyo wargelin, waalidiinta ayaa isku dayaya in ay magaalada ka baajiyaan dhalinyarada waxayna arimahaan Shacabka Muqdisho soo xasuusiyeen xiligii colaadaha iyo xaaladihii adkaa oo ay soo martay magaalada Muqdisho inkastoo aysan hada xaaladaasi u dhowayn.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa laga dhowrayaa sida ay uga fal celiso walaaca amni ee ka jira magaalada Muqdisho iyadoo aad Muqdisho saacadihii ugu dambeeyay lagu soo kordhiyay Ciidamo ka badan kuwii hore.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/QHqt0XfHf44\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay ka jira jawi colaadeed, cabsi iyo walaac xoog leh oo dhinaca amaanka ku aadan kadib markii ay kordhayn weerarada Al-Shabaab. Muddo 6 maalmood ah oo ay Al-Shabaab Muqdisho ka fuliyeen Qaraxyada iyo weeraro toos ah ayaa dadka ku beertay Jawi cabsi ah, waxaana kadib cabsidaasi ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125127,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125164","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>MUQDISHO oo foolanaysa+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"MUQDISHO oo foolanaysa+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay ka jira jawi colaadeed, cabsi iyo walaac xoog leh oo dhinaca amaanka ku aadan kadib markii ay kordhayn weerarada Al-Shabaab. Muddo 6 maalmood ah oo ay Al-Shabaab Muqdisho ka fuliyeen Qaraxyada iyo weeraro toos ah ayaa dadka ku beertay Jawi cabsi ah, waxaana kadib cabsidaasi ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-31T13:03:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-31T13:03:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1314\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/\",\"name\":\"MUQDISHO oo foolanaysa+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-31T13:03:23+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-31T13:03:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1314},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"MUQDISHO oo foolanaysa+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"MUQDISHO oo foolanaysa+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"MUQDISHO oo foolanaysa+VIDEO - Wardoon","og_description":"Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay ka jira jawi colaadeed, cabsi iyo walaac xoog leh oo dhinaca amaanka ku aadan kadib markii ay kordhayn weerarada Al-Shabaab. Muddo 6 maalmood ah oo ay Al-Shabaab Muqdisho ka fuliyeen Qaraxyada iyo weeraro toos ah ayaa dadka ku beertay Jawi cabsi ah, waxaana kadib cabsidaasi ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-31T13:03:23+00:00","article_modified_time":"2019-03-31T13:03:48+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1314,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/","name":"MUQDISHO oo foolanaysa+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg","datePublished":"2019-03-31T13:03:23+00:00","dateModified":"2019-03-31T13:03:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/muqdisho.jpg","width":2048,"height":1314},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-oo-foolanaysavideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"MUQDISHO oo foolanaysa+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125164"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125164"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125166,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125164\/revisions\/125166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125127"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}