{"id":125177,"date":"2019-04-01T06:47:08","date_gmt":"2019-04-01T04:47:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125177"},"modified":"2019-04-01T06:47:08","modified_gmt":"2019-04-01T04:47:08","slug":"dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dad ku Sumoobay Raashin ay cuneen oo la dhigay  Isbitaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Isbitaalka Banaadir ee degmada Wadajir ayaa la dhigay 35 qof oo Haween iyo Caruur isugu jira kana mid ah qoysaska barakacayaasha, kuwaasoo la sheegay inay ku Sumoobeen Boorash ay hay\u2019ad bixisay oo ay cuneen.<\/p>\n<p>Guddoomiye kuxigeenka dhanka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir Basmo Caamir Shakeeti,ayaa Warbaahinta u sheegtay in maamulkooda iyo Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ay iska kaashanayaan baaritaan lagu ogaanayo halka ay Caafimaad darada ka timid.<\/p>\n<p>Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayay fartay in aysan Isticmaalin Raashinka lagu kariyo Jikooyinka ama MCH-yada ku yaala Caasimada, si aysan u kordhin tirada dadka waxyeelada ay ka soo gaarto Boorashka loo qeybiyo dadka danta yar isagoo karsan.<\/p>\n<p>Basmo Caamir Shakeeti ayaa dhinaca kale sheegtay in aysan garan Karin hay\u2019ada bixisay Raashinkan lagu Sumoobay, maadaama sida ay tiri hay\u2019ado badan ay ka howlgalaan goobaha ay ku suganyihiin dadka Barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha gargaarka ee dalka ka hawlgala ayaa lagu eedeeyaa inay bixiyaan Cunto waqtigeeda la dhaafay, maadaama uusan dalka dalka ka jirin Sheybaarkii lagu ogaan lahaa tayada waxa la siticmaalayo, waxaana taas ay dhibaato u keenta dadka danta yar ee ay siiyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isbitaalka Banaadir ee degmada Wadajir ayaa la dhigay 35 qof oo Haween iyo Caruur isugu jira kana mid ah qoysaska barakacayaasha, kuwaasoo la sheegay inay ku Sumoobeen Boorash ay hay\u2019ad bixisay oo ay cuneen. Guddoomiye kuxigeenka dhanka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir Basmo Caamir Shakeeti,ayaa Warbaahinta u sheegtay in maamulkooda iyo Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ay iska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125178,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125177","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dad ku Sumoobay Raashin ay cuneen oo la dhigay Isbitaalada Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dad ku Sumoobay Raashin ay cuneen oo la dhigay Isbitaalada Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Isbitaalka Banaadir ee degmada Wadajir ayaa la dhigay 35 qof oo Haween iyo Caruur isugu jira kana mid ah qoysaska barakacayaasha, kuwaasoo la sheegay inay ku Sumoobeen Boorash ay hay\u2019ad bixisay oo ay cuneen. Guddoomiye kuxigeenka dhanka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir Basmo Caamir Shakeeti,ayaa Warbaahinta u sheegtay in maamulkooda iyo Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ay iska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-01T04:47:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/isbitaal..-696x392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/\",\"name\":\"Dad ku Sumoobay Raashin ay cuneen oo la dhigay Isbitaalada Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/isbitaal..-696x392.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-01T04:47:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/isbitaal..-696x392.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/isbitaal..-696x392.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dad ku Sumoobay Raashin ay cuneen oo la dhigay Isbitaalada Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dad ku Sumoobay Raashin ay cuneen oo la dhigay Isbitaalada Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dad ku Sumoobay Raashin ay cuneen oo la dhigay Isbitaalada Muqdisho - Wardoon","og_description":"Isbitaalka Banaadir ee degmada Wadajir ayaa la dhigay 35 qof oo Haween iyo Caruur isugu jira kana mid ah qoysaska barakacayaasha, kuwaasoo la sheegay inay ku Sumoobeen Boorash ay hay\u2019ad bixisay oo ay cuneen. Guddoomiye kuxigeenka dhanka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir Basmo Caamir Shakeeti,ayaa Warbaahinta u sheegtay in maamulkooda iyo Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ay iska [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-01T04:47:08+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/isbitaal..-696x392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/","name":"Dad ku Sumoobay Raashin ay cuneen oo la dhigay Isbitaalada Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/isbitaal..-696x392.jpg","datePublished":"2019-04-01T04:47:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/isbitaal..-696x392.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/isbitaal..-696x392.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-ku-sumoobay-raashin-ay-cuneen-oo-la-dhigay-isbitaalada-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dad ku Sumoobay Raashin ay cuneen oo la dhigay Isbitaalada Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125177"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125177"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125177\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125179,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125177\/revisions\/125179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125178"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}