{"id":125182,"date":"2019-04-01T06:54:32","date_gmt":"2019-04-01T04:54:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125182"},"modified":"2019-04-01T06:54:32","modified_gmt":"2019-04-01T04:54:32","slug":"kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/","title":{"rendered":"Kulankii Baarlamaanka oo la xaqiijiyay inuu baaqday kooram la aan"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa la shaaciyay baaqashada kulanka xildhibaanada baarlamaanka ay ku yeelan lahaayeen maanta magaalada Muqdisho, kadib qoraal lasoo dhigay Barta Facebook ee Golaha shacabka.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu xaqiijiyay inuu baaqday kulanka maanta oo ajandayaasha looga hadlayay ay kamid ahaayeen hadal jeedinta guddoonka baarlamaanka iyo dhageysiga warbixinta guddiga dib u eegista Dastuurka.<\/p>\n<p>Arinta cajiibka ah ee la shaaciyay ayaa ah in kulanka uu u baaqday KOORAM la\u2019aan, waxaana dad badan isweydiinayaan sida lagu ogaaday in Kooramka uusan dhameyn, maadaama xildhibaanada aysan xaadirin (Tagin) xarunta golaha shacabka.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay guddoonka golaha shacabka ayaa u qornaa sidan:-<\/p>\n<p>\u201cKulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta oo isniin ah loo balansanaa ayaa baaqday xaqiijin guntin (kooram) awgeed\u201d.<\/p>\n<p>Xildhibaanada dhaliilsan siyaasadda xukuumadda ayaa horey u sheegay in kulanka maanta oo Isniin ah lagu balansanaa ay kula xisaabtamayaan xukuumadda Soomaaliya, islamarkaana ay mooshino keeni doonaan.<\/p>\n<p>Waxaa sii kordhaya xildhibaanada mucaaradsan Xukuumadda kuwaasi oo ka carooday baaqashada kulankii koowaad ee Kalfadhigaan Shanaad, waxaana la ogeyn talaabada ay xildhibaanada qaadi doonaan.<\/p>\n<p>Xildhibaano badan ayaa dhaliilsan hanaanka hay\u2019adaha amaanka kaga shaqeeyaan magaalada Muqdisho, waxaana ay doonaan in dad loo ciqaabo amni daradii ugu dambeysay ee ka dhacday magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa la shaaciyay baaqashada kulanka xildhibaanada baarlamaanka ay ku yeelan lahaayeen maanta magaalada Muqdisho, kadib qoraal lasoo dhigay Barta Facebook ee Golaha shacabka. Qoraalka ayaa lagu xaqiijiyay inuu baaqday kulanka maanta oo ajandayaasha looga hadlayay ay kamid ahaayeen hadal jeedinta guddoonka baarlamaanka iyo dhageysiga warbixinta guddiga dib u eegista Dastuurka. Arinta cajiibka ah ee la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125183,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125182","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kulankii Baarlamaanka oo la xaqiijiyay inuu baaqday kooram la aan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kulankii Baarlamaanka oo la xaqiijiyay inuu baaqday kooram la aan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa la shaaciyay baaqashada kulanka xildhibaanada baarlamaanka ay ku yeelan lahaayeen maanta magaalada Muqdisho, kadib qoraal lasoo dhigay Barta Facebook ee Golaha shacabka. Qoraalka ayaa lagu xaqiijiyay inuu baaqday kulanka maanta oo ajandayaasha looga hadlayay ay kamid ahaayeen hadal jeedinta guddoonka baarlamaanka iyo dhageysiga warbixinta guddiga dib u eegista Dastuurka. Arinta cajiibka ah ee la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-01T04:54:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_786842-4EDD37-378D2B-FDB460-D7F255-63109D.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1278\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"810\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/\",\"name\":\"Kulankii Baarlamaanka oo la xaqiijiyay inuu baaqday kooram la aan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_786842-4EDD37-378D2B-FDB460-D7F255-63109D.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-01T04:54:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_786842-4EDD37-378D2B-FDB460-D7F255-63109D.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_786842-4EDD37-378D2B-FDB460-D7F255-63109D.jpg\",\"width\":1278,\"height\":810},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kulankii Baarlamaanka oo la xaqiijiyay inuu baaqday kooram la aan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kulankii Baarlamaanka oo la xaqiijiyay inuu baaqday kooram la aan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kulankii Baarlamaanka oo la xaqiijiyay inuu baaqday kooram la aan - Wardoon","og_description":"Waxaa la shaaciyay baaqashada kulanka xildhibaanada baarlamaanka ay ku yeelan lahaayeen maanta magaalada Muqdisho, kadib qoraal lasoo dhigay Barta Facebook ee Golaha shacabka. Qoraalka ayaa lagu xaqiijiyay inuu baaqday kulanka maanta oo ajandayaasha looga hadlayay ay kamid ahaayeen hadal jeedinta guddoonka baarlamaanka iyo dhageysiga warbixinta guddiga dib u eegista Dastuurka. Arinta cajiibka ah ee la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-01T04:54:32+00:00","og_image":[{"width":1278,"height":810,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_786842-4EDD37-378D2B-FDB460-D7F255-63109D.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/","name":"Kulankii Baarlamaanka oo la xaqiijiyay inuu baaqday kooram la aan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_786842-4EDD37-378D2B-FDB460-D7F255-63109D.jpg","datePublished":"2019-04-01T04:54:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_786842-4EDD37-378D2B-FDB460-D7F255-63109D.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_786842-4EDD37-378D2B-FDB460-D7F255-63109D.jpg","width":1278,"height":810},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-la-xaqiijiyay-inuu-baaqday-kooram-la-aan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kulankii Baarlamaanka oo la xaqiijiyay inuu baaqday kooram la aan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125182"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125182"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125184,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125182\/revisions\/125184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125183"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}