{"id":125188,"date":"2019-04-01T09:55:51","date_gmt":"2019-04-01T07:55:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125188"},"modified":"2019-04-01T09:55:51","modified_gmt":"2019-04-01T07:55:51","slug":"kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/","title":{"rendered":"Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare oo maanta furmaya"},"content":{"rendered":"<p>Kalfadhiga 5aad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta furmaya, kaddib markii Goluhu uu fasax ku maqnaa muddo saddex bil.<\/p>\n<p>Kalfadhigan 5aad oo furitaankiisa dib loogu dhigay 16-kii bishii hore ee Maarso, sababo ku aadan safarka Madaxweynaha Jabuuti ayaa la shaaciyay in maanta oo isniin ah si rasmi loo furi doono.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow dhow Xarunta Aqalka Sare ayaa sheegaya in furitaanka kulankan aanu ka qeyb geli doonin Madaxweyne Farmaajo oo lagu casuumay, waxaana Guddoonka Aqalka Sare lagu wargeliyay xalay in aan Madaxweynuhu ka soo qeyb geli doonin.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa mar kale muujin doono xiriir xumada ka dhaxeysa Aqalka Sare iyo Madaxtooyada, iyadoo horay Madaxweynuhu uga baaqsaday furitaanka Kalfadhigii 4aad, inkastoo lagu sababeeyay safaro shaqo uu dibadda ku aadayay.<\/p>\n<p>Furitaanka Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare ayaa ku soo aadaya, iyadoo uu hakad ku jiro wada shaqeyntii Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, halka Madaxweynihii oo ahaa inuu khilaafka xaliyo uu u muuqdo mid aan wadadeeda heyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kalfadhiga 5aad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta furmaya, kaddib markii Goluhu uu fasax ku maqnaa muddo saddex bil. Kalfadhigan 5aad oo furitaankiisa dib loogu dhigay 16-kii bishii hore ee Maarso, sababo ku aadan safarka Madaxweynaha Jabuuti ayaa la shaaciyay in maanta oo isniin ah si rasmi loo furi doono. Ilo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125189,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125188","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare oo maanta furmaya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare oo maanta furmaya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kalfadhiga 5aad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta furmaya, kaddib markii Goluhu uu fasax ku maqnaa muddo saddex bil. Kalfadhigan 5aad oo furitaankiisa dib loogu dhigay 16-kii bishii hore ee Maarso, sababo ku aadan safarka Madaxweynaha Jabuuti ayaa la shaaciyay in maanta oo isniin ah si rasmi loo furi doono. Ilo ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-01T07:55:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Aqalka-Sare1-696x412.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"412\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/\",\"name\":\"Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare oo maanta furmaya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Aqalka-Sare1-696x412.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-01T07:55:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Aqalka-Sare1-696x412.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Aqalka-Sare1-696x412.jpg\",\"width\":696,\"height\":412},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare oo maanta furmaya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare oo maanta furmaya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare oo maanta furmaya - Wardoon","og_description":"Kalfadhiga 5aad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta furmaya, kaddib markii Goluhu uu fasax ku maqnaa muddo saddex bil. Kalfadhigan 5aad oo furitaankiisa dib loogu dhigay 16-kii bishii hore ee Maarso, sababo ku aadan safarka Madaxweynaha Jabuuti ayaa la shaaciyay in maanta oo isniin ah si rasmi loo furi doono. Ilo ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-01T07:55:51+00:00","og_image":[{"width":696,"height":412,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Aqalka-Sare1-696x412.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/","name":"Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare oo maanta furmaya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Aqalka-Sare1-696x412.jpg","datePublished":"2019-04-01T07:55:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Aqalka-Sare1-696x412.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Aqalka-Sare1-696x412.jpg","width":696,"height":412},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-aqalka-sare-oo-maanta-furmaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare oo maanta furmaya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125188"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125188"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125188\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125190,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125188\/revisions\/125190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125189"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}