{"id":125191,"date":"2019-04-01T10:07:33","date_gmt":"2019-04-01T08:07:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125191"},"modified":"2019-04-01T10:07:33","modified_gmt":"2019-04-01T08:07:33","slug":"amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"AMISOM oo Dawladda Kenya ku eedaysay Inay Dhabar-jebinayso Howlgalka Ciidan ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Taliyayaasha Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Dowladda Kenya ku eedeeyay in ay xagal daacinayaan howlgalka Ciidamada AMISOM ay ka wadaan Gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saraakiil si hoose ula hadlay Warbaahinta oo ah Taliyayaasha AMISOM ayaa Taliyayaasha Ciidanka difaaca Kenya ku eedeeyay in ay iska dhigayaan walaalo ay Soomaali leedahay haddana dano gaar ah ka rabaan gudaha howlgalka.<\/p>\n<p>Ciidamada Difaaca Kenya ayaa Bishii March isaga baxay Saldhigyo waaweyn oo ay ku lahaayeen Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Taliyayaasha Waddamada Ciidamada ku yaboohay howlgalka AMISOM ayaa sheegay in Kenya ay dooneyso in si gaar ah mudnaan loo siiyo, taas oo laga dheehan karo tallaabada ay kaga dhaqaaqday Gonolka Gedo.<\/p>\n<p>Degaanka Buusaar waxaa uu ahaa saldhigga ugu weyn ee Ciidanka Kenya ay ku lahaayeen Soomaaliya,waxaana ay banneeyeen Bishii la soo dhaafay iyaga oo aan la socodsiin AMISOM inteeda kale.<\/p>\n<p>Arintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo Dawladda Kenya ay Waday Qorsheyaal ku Dhabarjebinayso Dawladda Soomaaliya, oo ay kala dhaxayso Xiisad ku aadan Muranka Badda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyayaasha Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Dowladda Kenya ku eedeeyay in ay xagal daacinayaan howlgalka Ciidamada AMISOM ay ka wadaan Gudaha Soomaaliya. Saraakiil si hoose ula hadlay Warbaahinta oo ah Taliyayaasha AMISOM ayaa Taliyayaasha Ciidanka difaaca Kenya ku eedeeyay in ay iska dhigayaan walaalo ay Soomaali leedahay haddana dano gaar ah ka rabaan gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125192,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125191","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AMISOM oo Dawladda Kenya ku eedaysay Inay Dhabar-jebinayso Howlgalka Ciidan ee Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AMISOM oo Dawladda Kenya ku eedaysay Inay Dhabar-jebinayso Howlgalka Ciidan ee Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyayaasha Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Dowladda Kenya ku eedeeyay in ay xagal daacinayaan howlgalka Ciidamada AMISOM ay ka wadaan Gudaha Soomaaliya. Saraakiil si hoose ula hadlay Warbaahinta oo ah Taliyayaasha AMISOM ayaa Taliyayaasha Ciidanka difaaca Kenya ku eedeeyay in ay iska dhigayaan walaalo ay Soomaali leedahay haddana dano gaar ah ka rabaan gudaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-01T08:07:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/\",\"name\":\"AMISOM oo Dawladda Kenya ku eedaysay Inay Dhabar-jebinayso Howlgalka Ciidan ee Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-01T08:07:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AMISOM oo Dawladda Kenya ku eedaysay Inay Dhabar-jebinayso Howlgalka Ciidan ee Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AMISOM oo Dawladda Kenya ku eedaysay Inay Dhabar-jebinayso Howlgalka Ciidan ee Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AMISOM oo Dawladda Kenya ku eedaysay Inay Dhabar-jebinayso Howlgalka Ciidan ee Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Taliyayaasha Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Dowladda Kenya ku eedeeyay in ay xagal daacinayaan howlgalka Ciidamada AMISOM ay ka wadaan Gudaha Soomaaliya. Saraakiil si hoose ula hadlay Warbaahinta oo ah Taliyayaasha AMISOM ayaa Taliyayaasha Ciidanka difaaca Kenya ku eedeeyay in ay iska dhigayaan walaalo ay Soomaali leedahay haddana dano gaar ah ka rabaan gudaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-01T08:07:33+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/","name":"AMISOM oo Dawladda Kenya ku eedaysay Inay Dhabar-jebinayso Howlgalka Ciidan ee Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault.jpg","datePublished":"2019-04-01T08:07:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-dawladda-kenya-ku-eedaysay-inay-dhabar-jebinayso-howlgalka-ciidan-ee-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AMISOM oo Dawladda Kenya ku eedaysay Inay Dhabar-jebinayso Howlgalka Ciidan ee Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125191"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125191"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125191\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125193,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125191\/revisions\/125193"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125192"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125191"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125191"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125191"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}