{"id":125194,"date":"2019-04-01T15:40:05","date_gmt":"2019-04-01T13:40:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125194"},"modified":"2019-04-01T15:40:05","modified_gmt":"2019-04-01T13:40:05","slug":"buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/","title":{"rendered":"Buuq ka taagan Aqalka Sare iyo Kheyre oo loo diiday inuu furo kulanka"},"content":{"rendered":"<p>Buuq xooggan ayaa ka dhashay xarunta Aqalka Sare ee baralamanka Soomaaliya, oo qorshuhu ahaa maanta uu ka furmo kalfahdigga 5-aad ee baralamanka.<\/p>\n<p>Senator-ada Aqalka Sare ayaa ku gacan seeray in kulanka uu furmo, ayaga oo kasoo horjeeda ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, oo xarunta u tagay inuu furo kulanka, kadib markii uu soo diray madaxweynaha.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa buuq kala hor-tagay ra\u2019iisul wasaaraha, waxayna wacad ku mareen inaysan ogolaan doonin inuu kulanka furo, ayaga oo ku doodaya inay tahay arrin ka baxsan dastuurka.<\/p>\n<p>Dastuurka dalka ayaa dhigaya in kaliya madaxweynaha uu furi karo kalfadhiyada baarlamanka. Madaxweynaha ayaa markii hore qorshuhu ahaa inuu furo kulanka, hase yeeshee xilli dambe ayuu maskaxdiiisa beddelay, oo uu soo diray Kheyre, ayada oo aan la sheegin sababta.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa qorshuhu ahaa inuu furmo 9-kii subaxnimo, hase yeeshee illaa iyo hadda oo ay dhaaftay 1-dii duhurnimo ma furmin.<\/p>\n<p>Senator-da badankood ayaa iskaga tagey xaflada furitaanka ayaga oo diidan in Kheyre uu furo kulanka, kaasi oo guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi uu u ogolaaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Buuq xooggan ayaa ka dhashay xarunta Aqalka Sare ee baralamanka Soomaaliya, oo qorshuhu ahaa maanta uu ka furmo kalfahdigga 5-aad ee baralamanka. Senator-ada Aqalka Sare ayaa ku gacan seeray in kulanka uu furmo, ayaga oo kasoo horjeeda ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, oo xarunta u tagay inuu furo kulanka, kadib markii uu soo diray madaxweynaha. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125195,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125194","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Buuq ka taagan Aqalka Sare iyo Kheyre oo loo diiday inuu furo kulanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Buuq ka taagan Aqalka Sare iyo Kheyre oo loo diiday inuu furo kulanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Buuq xooggan ayaa ka dhashay xarunta Aqalka Sare ee baralamanka Soomaaliya, oo qorshuhu ahaa maanta uu ka furmo kalfahdigga 5-aad ee baralamanka. Senator-ada Aqalka Sare ayaa ku gacan seeray in kulanka uu furmo, ayaga oo kasoo horjeeda ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, oo xarunta u tagay inuu furo kulanka, kadib markii uu soo diray madaxweynaha. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-01T13:40:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/\",\"name\":\"Buuq ka taagan Aqalka Sare iyo Kheyre oo loo diiday inuu furo kulanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1.gif\",\"datePublished\":\"2019-04-01T13:40:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1.gif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1.gif\",\"width\":500,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Buuq ka taagan Aqalka Sare iyo Kheyre oo loo diiday inuu furo kulanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Buuq ka taagan Aqalka Sare iyo Kheyre oo loo diiday inuu furo kulanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Buuq ka taagan Aqalka Sare iyo Kheyre oo loo diiday inuu furo kulanka - Wardoon","og_description":"Buuq xooggan ayaa ka dhashay xarunta Aqalka Sare ee baralamanka Soomaaliya, oo qorshuhu ahaa maanta uu ka furmo kalfahdigga 5-aad ee baralamanka. Senator-ada Aqalka Sare ayaa ku gacan seeray in kulanka uu furmo, ayaga oo kasoo horjeeda ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, oo xarunta u tagay inuu furo kulanka, kadib markii uu soo diray madaxweynaha. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-01T13:40:05+00:00","og_image":[{"width":500,"height":300,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/","name":"Buuq ka taagan Aqalka Sare iyo Kheyre oo loo diiday inuu furo kulanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1.gif","datePublished":"2019-04-01T13:40:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1.gif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1.gif","width":500,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-ka-taagan-aqalka-sare-iyo-kheyre-oo-loo-diiday-inuu-furo-kulanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Buuq ka taagan Aqalka Sare iyo Kheyre oo loo diiday inuu furo kulanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125194"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125194"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125196,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125194\/revisions\/125196"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125195"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}