{"id":125210,"date":"2019-04-02T06:57:46","date_gmt":"2019-04-02T04:57:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125210"},"modified":"2019-04-02T06:58:17","modified_gmt":"2019-04-02T04:58:17","slug":"guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo eedeyay golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Golaha Shacabka ku eedeeyey inay horaatagn yihiin in xal buuxa laga gaaro khilaafka labada Aqal ee sababtay in Golaha Aqalka sare ay xiriirka u jaraan Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay guddoomiye Cabdi Xaashi in uu dadaal badan ku bixiyey sidii ay u wadashaqeyn lahaayeen labada Aqal,isla markaana uu warqad u diray Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka iyo kana hadda ee Maxamed Mursal, hayeeshee aan qoraaladiisa wax jawaab ah laga bixin.<\/p>\n<p>Waxaa uu intaasi ku daray hadalkiisa in Aqalka Sare uu diyaar u yahay in waxwalba oo dhaawici kara wadashaqeyn wadahadal lagu xaliyo, balse uu Golaha Shacabka ka waayey in uu la qaato arrintaas.<\/p>\n<p>Xildhibaanada labada Aqal ayaa waxaa haatan ka dhaxeeya khilaaf, iyada oo Golaha Aqalka sare ay xiriirka wadashaqeyn ay u jareen Golaha Shacabka,waxaana xusid mudan in dhowr bil ka hor uu Madaxweyne Farmaajo sheegay in uu xalinaayo balse aysan suurtagelin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/LHqlfcad2wY\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Golaha Shacabka ku eedeeyey inay horaatagn yihiin in xal buuxa laga gaaro khilaafka labada Aqal ee sababtay in Golaha Aqalka sare ay xiriirka u jaraan Golaha Shacabka. Waxa uu sheegay guddoomiye Cabdi Xaashi in uu dadaal badan ku bixiyey sidii ay u wadashaqeyn lahaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125211,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125210","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo eedeyay golaha Shacabka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo eedeyay golaha Shacabka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Golaha Shacabka ku eedeeyey inay horaatagn yihiin in xal buuxa laga gaaro khilaafka labada Aqal ee sababtay in Golaha Aqalka sare ay xiriirka u jaraan Golaha Shacabka. Waxa uu sheegay guddoomiye Cabdi Xaashi in uu dadaal badan ku bixiyey sidii ay u wadashaqeyn lahaayeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-02T04:57:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-02T04:58:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cabdi-xaashi.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"358\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo eedeyay golaha Shacabka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cabdi-xaashi.png\",\"datePublished\":\"2019-04-02T04:57:46+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-02T04:58:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cabdi-xaashi.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cabdi-xaashi.png\",\"width\":640,\"height\":358},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo eedeyay golaha Shacabka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo eedeyay golaha Shacabka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo eedeyay golaha Shacabka - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Golaha Shacabka ku eedeeyey inay horaatagn yihiin in xal buuxa laga gaaro khilaafka labada Aqal ee sababtay in Golaha Aqalka sare ay xiriirka u jaraan Golaha Shacabka. Waxa uu sheegay guddoomiye Cabdi Xaashi in uu dadaal badan ku bixiyey sidii ay u wadashaqeyn lahaayeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-02T04:57:46+00:00","article_modified_time":"2019-04-02T04:58:17+00:00","og_image":[{"width":640,"height":358,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cabdi-xaashi.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/","name":"DAAWO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo eedeyay golaha Shacabka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cabdi-xaashi.png","datePublished":"2019-04-02T04:57:46+00:00","dateModified":"2019-04-02T04:58:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cabdi-xaashi.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cabdi-xaashi.png","width":640,"height":358},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-eedeyay-golaha-shacabka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo eedeyay golaha Shacabka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125210"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125210"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125213,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125210\/revisions\/125213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125211"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}