{"id":125225,"date":"2019-04-02T11:47:36","date_gmt":"2019-04-02T09:47:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125225"},"modified":"2019-04-02T11:47:36","modified_gmt":"2019-04-02T09:47:36","slug":"madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay walaaca amniga ee haysta Hirshabelle"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa wuxuu ka hadlay xaaladda ammaanka deeganada Maamulka Hirshabelel &amp; Ciidankii dhawaad sameeyay gadoodka ee ka soo baxay Difaacyada qaar ee Shabellaha dhexe.<\/p>\n<p>Madaxweyne Waare ayaa sheegay in hubkii cusla iyo Ciidamadii faraha badnaa ee ka soo muuqday Telefishinnada iyo baraha bulshada iyada oo ay heystaan reer Hirshabeelle, Al-shabaabna dhulka heystaan ay tahay wax aan sax ahayn.<\/p>\n<p>Mr Waare ayaa sheegay in meel un ay iska qaban la\u2019dahay arrinta isaga oo soo jeediyay in xal laga gaaro mushkiladda ay ciidankaas tabanayaan kaddibna ay sahlan tahay in laga adkaado Al-shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa uu is weydiiyay sababta iyada oo intaas oo hub iyo ciidan ah ay ku jiraan gacanta dowladda iyo Hirshabeelle ay Al-Shabaab u haystaan dhul ballaaran.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdi Waare ayaa dhinaca kale sheegay in dowladda Federaalka ah ay u gudbiyeen qorshe lagu sugayo amniga Magaalada Muqdisho iyo kan Hirshabeelle oo isku xiran sida uu yiri.<\/p>\n<p>Waare ayaa sheegay in qorshahaas ay ka filayaan in dowladda Soomaaliya ay dhinaceeda ka fuliso kaddibna lagu guuleysanayo ammaanka Muqdisho iyo midka deegaannada Hishabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa wuxuu ka hadlay xaaladda ammaanka deeganada Maamulka Hirshabelel &amp; Ciidankii dhawaad sameeyay gadoodka ee ka soo baxay Difaacyada qaar ee Shabellaha dhexe. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in hubkii cusla iyo Ciidamadii faraha badnaa ee ka soo muuqday Telefishinnada iyo baraha bulshada iyada oo ay heystaan reer Hirshabeelle, Al-shabaabna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125226,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125225","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay walaaca amniga ee haysta Hirshabelle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay walaaca amniga ee haysta Hirshabelle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa wuxuu ka hadlay xaaladda ammaanka deeganada Maamulka Hirshabelel &amp; Ciidankii dhawaad sameeyay gadoodka ee ka soo baxay Difaacyada qaar ee Shabellaha dhexe. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in hubkii cusla iyo Ciidamadii faraha badnaa ee ka soo muuqday Telefishinnada iyo baraha bulshada iyada oo ay heystaan reer Hirshabeelle, Al-shabaabna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-02T09:47:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1037\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"583\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay walaaca amniga ee haysta Hirshabelle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-02T09:47:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare.jpg\",\"width\":1037,\"height\":583},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay walaaca amniga ee haysta Hirshabelle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay walaaca amniga ee haysta Hirshabelle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay walaaca amniga ee haysta Hirshabelle - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa wuxuu ka hadlay xaaladda ammaanka deeganada Maamulka Hirshabelel &amp; Ciidankii dhawaad sameeyay gadoodka ee ka soo baxay Difaacyada qaar ee Shabellaha dhexe. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in hubkii cusla iyo Ciidamadii faraha badnaa ee ka soo muuqday Telefishinnada iyo baraha bulshada iyada oo ay heystaan reer Hirshabeelle, Al-shabaabna [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-02T09:47:36+00:00","og_image":[{"width":1037,"height":583,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/","name":"Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay walaaca amniga ee haysta Hirshabelle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare.jpg","datePublished":"2019-04-02T09:47:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare.jpg","width":1037,"height":583},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-hirshabelle-oo-ka-hadlay-walaaca-amniga-ee-haysta-hirshabelle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay walaaca amniga ee haysta Hirshabelle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125225"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125225"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125227,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125225\/revisions\/125227"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125226"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}