{"id":125228,"date":"2019-04-02T11:53:39","date_gmt":"2019-04-02T09:53:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125228"},"modified":"2019-04-02T11:53:39","modified_gmt":"2019-04-02T09:53:39","slug":"senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Senator Ayuub \u201cGudoonka Golaha Shacabka waa inay joojiyaan Xifaaltanka ay kula jiraa Aqalka Sare\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay halka ay ku dambeysay khilaafka u dhexeeya labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo keenay in Aqalka sare ay hakiyeen wada shaqeyntii ay la lahaayeen Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Shir Jaraa\u2019id uu ku qabtay xarunta Aqalka Sare ayuu ku sheegay in Guddoonka Golaha Shacabka ay ka meer meerayaan sidii loo dhameyn lahaa mad-madowga ka dhex jira labada Aqal.<\/p>\n<p>Senator Ayuub Ismaaciil ayaa tilmaamay in dhankooda ay diyaar u yihiiin xal ka gaarista arintan, maadaama shaqada hortaala ay tahay mid mug weyn oo ay qeyb ka tahay sidii sharciyadii dalka loo hagaajin lahaa.<\/p>\n<p>\u201cGuddoomiyaha Aqalka Sare waxaa uu qoray Guddi uu u xil saaray arrinta Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka in xal laga gaaro, wuxuuna u gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya, wali qeybtii kale ee Golaha Shacabka wax dhaq dhaqaaq ah mey muujin taasoo muujineyso iney rabaan inay sii huriyaan khilaafka jira ee labada Gole\u201d ayuu yiri Senatorka.<\/p>\n<p>Ugu dambey Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf ayaa ka dalbaday Guddoonka Golaha Shacabka iney qaataan go\u2019aan dhab ah oo ku aadan xal u helida arintan, meeshana ay ka saaraan xifaaltanka ay kula jiraan Aqalka Sare, si guulo looga gaaro dhameystirka xeerarka harsan iyo u diyaar garowga arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay halka ay ku dambeysay khilaafka u dhexeeya labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo keenay in Aqalka sare ay hakiyeen wada shaqeyntii ay la lahaayeen Golaha Shacabka. Shir Jaraa\u2019id uu ku qabtay xarunta Aqalka Sare ayuu ku sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125229,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125228","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Senator Ayuub \u201cGudoonka Golaha Shacabka waa inay joojiyaan Xifaaltanka ay kula jiraa Aqalka Sare\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Senator Ayuub \u201cGudoonka Golaha Shacabka waa inay joojiyaan Xifaaltanka ay kula jiraa Aqalka Sare\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay halka ay ku dambeysay khilaafka u dhexeeya labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo keenay in Aqalka sare ay hakiyeen wada shaqeyntii ay la lahaayeen Golaha Shacabka. Shir Jaraa\u2019id uu ku qabtay xarunta Aqalka Sare ayuu ku sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-02T09:53:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/16QOIyEn_400x400.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"399\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"399\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/\",\"name\":\"Senator Ayuub \u201cGudoonka Golaha Shacabka waa inay joojiyaan Xifaaltanka ay kula jiraa Aqalka Sare\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/16QOIyEn_400x400.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-02T09:53:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/16QOIyEn_400x400.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/16QOIyEn_400x400.jpg\",\"width\":399,\"height\":399},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Senator Ayuub \u201cGudoonka Golaha Shacabka waa inay joojiyaan Xifaaltanka ay kula jiraa Aqalka Sare\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Senator Ayuub \u201cGudoonka Golaha Shacabka waa inay joojiyaan Xifaaltanka ay kula jiraa Aqalka Sare\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Senator Ayuub \u201cGudoonka Golaha Shacabka waa inay joojiyaan Xifaaltanka ay kula jiraa Aqalka Sare\u201d - Wardoon","og_description":"Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay halka ay ku dambeysay khilaafka u dhexeeya labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo keenay in Aqalka sare ay hakiyeen wada shaqeyntii ay la lahaayeen Golaha Shacabka. Shir Jaraa\u2019id uu ku qabtay xarunta Aqalka Sare ayuu ku sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-02T09:53:39+00:00","og_image":[{"width":399,"height":399,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/16QOIyEn_400x400.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/","name":"Senator Ayuub \u201cGudoonka Golaha Shacabka waa inay joojiyaan Xifaaltanka ay kula jiraa Aqalka Sare\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/16QOIyEn_400x400.jpg","datePublished":"2019-04-02T09:53:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/16QOIyEn_400x400.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/16QOIyEn_400x400.jpg","width":399,"height":399},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-gudoonka-golaha-shacabka-waa-inay-joojiyaan-xifaaltanka-ay-kula-jiraa-aqalka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Senator Ayuub \u201cGudoonka Golaha Shacabka waa inay joojiyaan Xifaaltanka ay kula jiraa Aqalka Sare\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125228"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125228"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125230,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125228\/revisions\/125230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125229"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}