{"id":125339,"date":"2019-04-05T07:12:49","date_gmt":"2019-04-05T05:12:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125339"},"modified":"2019-04-05T07:12:49","modified_gmt":"2019-04-05T05:12:49","slug":"daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Ismaciil Cumar Geelle oo qoyskiisa u qeybiyey hantidii ganacsade Axmed Cismaan Geelle"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qoyskiisa u qeybiyey shirkado uu lahaa Ganacsade Axmed Cisman Geelle.<br \/>\nAxmed Cismaan Geelle, ayaa ah ganacsade caan ah oo u dhashay Somaliland, kaasi oo ganacsigiisuna gaadhay wadamada Geeska Afrika, isagoo dalka Jabuuti ku lahaa shirkado badan.<br \/>\nGanacsadahan ayaa hadda ku sugan caasimada Somaliland ee Hargeysa, isaga oo iskaga soo baxay wadanka Jabuuti.<br \/>\nSida ilo xogogaal ahi s\u0125eegen\u00a0 Ganacsade Axmed Cisman Geelle ayaa iska diiday inuu saami ka siiyo shirkadihiisa qoyska Madaxweyne Geelle, taasi oo sababtay in uu kasoo firxado dalka Jabuuti.<br \/>\nKadib markuu ganacsaduhu kasoo baxay Jabuuti, ayaa afar kamid ah shirkadihiisi lagu wareejiyay qoyska Madaxweyne Geelle, iyadoo shirkadihii kalena albaabada loo laabay.<br \/>\nXogta ayaa tibaaxaysa in afarta shirkadood ee ay la wareegeen Qoyska Madaxweyne Geelle, ay ukala qeyb-sadeen sidan:<br \/>\n1. Shirkada <strong>360 Stevedoring<\/strong> oo uu qaatay <strong>Sacad Cumar Geelle<\/strong>, madaxweynaha Jabuuti walaalkii, kaasi oo ah maamulaha dekeda Jabuuti.<br \/>\n2. Shirkada <strong>Multivision<\/strong> waxa qaatay<strong> Tomoo<\/strong> oo qaba inanta Madaxweyne Geelle, Faadumo Ismaciil Cumar Geelle.<br \/>\n3. Shirkada <strong>Jib Events<\/strong> oo ay laheyd xaaska ganacsaduhu, waxa qaadatay <strong>Tolmond Almis Mohamud Xayd<\/strong> oo ah gabadh ay edo u tahay xaaska Madaxweyne Geelle, Khadra Maxamuud Xayd.<br \/>\n4. Shirkada <strong>Djibouti Container Freight<\/strong> station waxa qaadatay, <strong>Nazli Cabdala Kamil<\/strong> oo ah gabadh ay Khadra Maxamuud xayd u dhashay ninkeedii hore.<br \/>\nSikastaba, dowladda Jabuuti ayaa usoo gudbisey Xukuumada Somaliland, dacwad ka dhan ah Ganacsade Axmed Cismaan Geelle, isagoo Madaxweyne Geelle ka dalbaday Muuse Biixi in uu xayiraad kusoo rogo hantida Ganacsaduhu uu ku leeyahay Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fcodkashacabkaa%2Fvideos%2F1552364931562833%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"313\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qoyskiisa u qeybiyey shirkado uu lahaa Ganacsade Axmed Cisman Geelle. Axmed Cismaan Geelle, ayaa ah ganacsade caan ah oo u dhashay Somaliland, kaasi oo ganacsigiisuna gaadhay wadamada Geeska Afrika, isagoo dalka Jabuuti ku lahaa shirkado badan. Ganacsadahan ayaa hadda ku sugan caasimada Somaliland ee Hargeysa, isaga oo iskaga soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125324,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125339","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Ismaciil Cumar Geelle oo qoyskiisa u qeybiyey hantidii ganacsade Axmed Cismaan Geelle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Ismaciil Cumar Geelle oo qoyskiisa u qeybiyey hantidii ganacsade Axmed Cismaan Geelle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qoyskiisa u qeybiyey shirkado uu lahaa Ganacsade Axmed Cisman Geelle. Axmed Cismaan Geelle, ayaa ah ganacsade caan ah oo u dhashay Somaliland, kaasi oo ganacsigiisuna gaadhay wadamada Geeska Afrika, isagoo dalka Jabuuti ku lahaa shirkado badan. Ganacsadahan ayaa hadda ku sugan caasimada Somaliland ee Hargeysa, isaga oo iskaga soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-05T05:12:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ganacsade.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"414\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/\",\"name\":\"DAAWO:-Ismaciil Cumar Geelle oo qoyskiisa u qeybiyey hantidii ganacsade Axmed Cismaan Geelle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ganacsade.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-05T05:12:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ganacsade.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ganacsade.jpg\",\"width\":660,\"height\":414},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Ismaciil Cumar Geelle oo qoyskiisa u qeybiyey hantidii ganacsade Axmed Cismaan Geelle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Ismaciil Cumar Geelle oo qoyskiisa u qeybiyey hantidii ganacsade Axmed Cismaan Geelle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Ismaciil Cumar Geelle oo qoyskiisa u qeybiyey hantidii ganacsade Axmed Cismaan Geelle - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qoyskiisa u qeybiyey shirkado uu lahaa Ganacsade Axmed Cisman Geelle. Axmed Cismaan Geelle, ayaa ah ganacsade caan ah oo u dhashay Somaliland, kaasi oo ganacsigiisuna gaadhay wadamada Geeska Afrika, isagoo dalka Jabuuti ku lahaa shirkado badan. Ganacsadahan ayaa hadda ku sugan caasimada Somaliland ee Hargeysa, isaga oo iskaga soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-05T05:12:49+00:00","og_image":[{"width":660,"height":414,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ganacsade.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/","name":"DAAWO:-Ismaciil Cumar Geelle oo qoyskiisa u qeybiyey hantidii ganacsade Axmed Cismaan Geelle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ganacsade.jpg","datePublished":"2019-04-05T05:12:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ganacsade.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ganacsade.jpg","width":660,"height":414},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ismaciil-cumar-geelle-oo-qoyskiisa-u-qeybiyey-hantidii-ganacsade-axmed-cismaan-geelle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Ismaciil Cumar Geelle oo qoyskiisa u qeybiyey hantidii ganacsade Axmed Cismaan Geelle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125339"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125339"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125341,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125339\/revisions\/125341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125324"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}