{"id":125404,"date":"2019-04-06T13:06:25","date_gmt":"2019-04-06T11:06:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125404"},"modified":"2019-04-06T13:07:03","modified_gmt":"2019-04-06T11:07:03","slug":"kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/","title":{"rendered":"Kulankii Baarlamaanka oo buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday"},"content":{"rendered":"<p>Kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa in looga doodo arrimaha ammaanka ayaa buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday, kaddib markii uu is qabqabsi ka dhashay codeyntii Saxaafadda ee banaanka loo saaray kulanka.<\/p>\n<p>Xildhibaanada qaar ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka in aanu waafajin xeer hoosaadka ku saabsan in saxaafada dibadda looga saaro, isla markaana uu Guddoonka ka yimid in saxaafadda banaanka loo saaro.<\/p>\n<p>Illaa 104 Xildhibaan ayaa u codeysay in saxaafadda dibadda loo saaro, halka 42 ay diiday, waxaana markii codeynta soo gababowday buuq iyo sawaxan ka dhashay in dibadda loo saaro saxaafada.<\/p>\n<p>Guddoonka Baarlamaanka ayaa markii buuqa uu sii xoogeystay ka huleelay goobta, waxaana sidaas buuq iyo fowdo ku soo idlaaday kulankii xasaasiga ahaa ee looga hadlayay ammaanka dalka, iyadoo ay goobjoog ahaayeen Wasiirada Gaashaandhigga iyo Amniga, iyo Taliyeyaasha Booliska, Milateriga iyo Asluubta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa in looga doodo arrimaha ammaanka ayaa buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday, kaddib markii uu is qabqabsi ka dhashay codeyntii Saxaafadda ee banaanka loo saaray kulanka. Xildhibaanada qaar ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka in aanu waafajin xeer hoosaadka ku saabsan in saxaafada dibadda looga saaro, isla markaana uu Guddoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125407,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125404","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kulankii Baarlamaanka oo buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kulankii Baarlamaanka oo buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa in looga doodo arrimaha ammaanka ayaa buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday, kaddib markii uu is qabqabsi ka dhashay codeyntii Saxaafadda ee banaanka loo saaray kulanka. Xildhibaanada qaar ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka in aanu waafajin xeer hoosaadka ku saabsan in saxaafada dibadda looga saaro, isla markaana uu Guddoonka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-06T11:06:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-06T11:07:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/buuq-baarlaman-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/\",\"name\":\"Kulankii Baarlamaanka oo buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/buuq-baarlaman-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-06T11:06:25+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-06T11:07:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/buuq-baarlaman-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/buuq-baarlaman-1.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kulankii Baarlamaanka oo buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kulankii Baarlamaanka oo buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kulankii Baarlamaanka oo buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday - Wardoon","og_description":"Kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa in looga doodo arrimaha ammaanka ayaa buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday, kaddib markii uu is qabqabsi ka dhashay codeyntii Saxaafadda ee banaanka loo saaray kulanka. Xildhibaanada qaar ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka in aanu waafajin xeer hoosaadka ku saabsan in saxaafada dibadda looga saaro, isla markaana uu Guddoonka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-06T11:06:25+00:00","article_modified_time":"2019-04-06T11:07:03+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/buuq-baarlaman-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/","name":"Kulankii Baarlamaanka oo buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/buuq-baarlaman-1.jpg","datePublished":"2019-04-06T11:06:25+00:00","dateModified":"2019-04-06T11:07:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/buuq-baarlaman-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/buuq-baarlaman-1.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-baarlamaanka-oo-buuq-iyo-fowdo-ku-soo-dhamaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kulankii Baarlamaanka oo buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125404"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125404"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125406,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125404\/revisions\/125406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125407"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}