{"id":125408,"date":"2019-04-06T22:37:10","date_gmt":"2019-04-06T20:37:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125408"},"modified":"2019-04-06T22:37:10","modified_gmt":"2019-04-06T20:37:10","slug":"guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/","title":{"rendered":"\u201cGuddoonka Baarlamaanka wuxuu mashruuc ku soo qaatay in Baarlamaanka uu xiro\u201d+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan C\/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa ku eedeeyay Guddoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya inay soo qaateen mashruuc ay ku doonayaan inay ku xiraan Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxa uu u soo jeediyay Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan inuu ixtiraamo sharciga, isagoo intaa ku daray in aanay aqbali doonin in Golaha Shacabka sidii la doono laga yeesho.<\/p>\n<p>\u201cGuddoonka baarlamaanka mashruuca ayuu soo qaatay ee ah inuu baarlamaanka af xiro, mana aqbaleyno, Guddoomiyaha waxaan ka codsaneynaa inuu sharciga aqbalo, ixtiraamo, Dhageysto, Gudoomiyaha ma ahan Guddoomiye Kooxeed, waa Gudoomiyihii Golaha Shacabka\u201d ayuu yiri Xildhibaan Odawaa.<\/p>\n<p>Waxaa uu sidoo kale ka hadlay tallaabada lagu doonayay in Warbaahinta banaanka looga saaro kulanka, wuxuuna tilmaamay in Saxaafada ay waajib ka saaran tahay in shaqada ay heyso Xukuumadda soo bandhigto, maadaama Caasimada ay ka jiraan dhibaatooyin amni.<\/p>\n<p>\u201cMagaaladaan Muqdisho dhibaatada ka jirta waad ka war-heysaan, madaxdiii qaar ee la wacay lama hayo sida Taliyaha Nabadsugida Kusimaha ka ah, Saxaafaduna xaq bey u leedahay iney maqasho waxa meesha ka dhacayo\u201d ayuu hadalkiisa intaasi ku sii daray.<\/p>\n<p>Guddoonka Baarlamaanka ayaa markii uu maanta buuqa ka jiray baarlamaanka uu sii xoogeystay ka huleelay goobta, waxaana sidaas buuq iyo fowdo ku soo idlaaday kulankii xasaasiga ahaa ee looga hadlayay ammaanka dalka, iyadoo ay goobjoog ahaayeen Wasiirada Gaashaandhigga iyo Amniga, iyo Taliyeyaasha Booliska, Milateriga iyo Asluubta.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/o5GCslNJfXk\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan C\/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa ku eedeeyay Guddoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya inay soo qaateen mashruuc ay ku doonayaan inay ku xiraan Baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu u soo jeediyay Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan inuu ixtiraamo sharciga, isagoo intaa ku daray in aanay aqbali doonin in Golaha Shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125409,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125408","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201cGuddoonka Baarlamaanka wuxuu mashruuc ku soo qaatay in Baarlamaanka uu xiro\u201d+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201cGuddoonka Baarlamaanka wuxuu mashruuc ku soo qaatay in Baarlamaanka uu xiro\u201d+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan C\/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa ku eedeeyay Guddoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya inay soo qaateen mashruuc ay ku doonayaan inay ku xiraan Baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu u soo jeediyay Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan inuu ixtiraamo sharciga, isagoo intaa ku daray in aanay aqbali doonin in Golaha Shacabka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-06T20:37:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-7.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"812\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"575\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/\",\"name\":\"\u201cGuddoonka Baarlamaanka wuxuu mashruuc ku soo qaatay in Baarlamaanka uu xiro\u201d+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-7.png\",\"datePublished\":\"2019-04-06T20:37:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-7.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-7.png\",\"width\":812,\"height\":575},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201cGuddoonka Baarlamaanka wuxuu mashruuc ku soo qaatay in Baarlamaanka uu xiro\u201d+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201cGuddoonka Baarlamaanka wuxuu mashruuc ku soo qaatay in Baarlamaanka uu xiro\u201d+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201cGuddoonka Baarlamaanka wuxuu mashruuc ku soo qaatay in Baarlamaanka uu xiro\u201d+VIDEO - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan C\/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa ku eedeeyay Guddoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya inay soo qaateen mashruuc ay ku doonayaan inay ku xiraan Baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu u soo jeediyay Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan inuu ixtiraamo sharciga, isagoo intaa ku daray in aanay aqbali doonin in Golaha Shacabka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-06T20:37:10+00:00","og_image":[{"width":812,"height":575,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-7.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/","name":"\u201cGuddoonka Baarlamaanka wuxuu mashruuc ku soo qaatay in Baarlamaanka uu xiro\u201d+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-7.png","datePublished":"2019-04-06T20:37:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-7.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-7.png","width":812,"height":575},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-wuxuu-mashruuc-ku-soo-qaatay-in-baarlamaanka-uu-xirovideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201cGuddoonka Baarlamaanka wuxuu mashruuc ku soo qaatay in Baarlamaanka uu xiro\u201d+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125408"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125408"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125410,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125408\/revisions\/125410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125409"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}