{"id":125411,"date":"2019-04-06T22:40:22","date_gmt":"2019-04-06T20:40:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125411"},"modified":"2019-04-06T22:40:22","modified_gmt":"2019-04-06T20:40:22","slug":"xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/","title":{"rendered":"\u201cXildhibaano waxaa jira oo Shabaab la shaqeeya\u201d+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C\/llaahi Goodax Barre ayaa si kulul uga hadlay buuqii iyo fowdadii ka dhashay kulankii Baarlamaanka ee maanta looga doodi lahaa arrimaha Amniga, kaddib markii la isku mari waayay in Saxaafadda kulanka goobjoog ka ahaato iyo in dibadda loo saaro.<\/p>\n<p>Wasiir Goodax oo gudaha xarunta Warbaahinta kula hadlay ayaa baaqashada kulanka maanta ku eedeeyay Xildhibaano sida uu sheegay u jooga baarlamaanka Kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo aaney dooneyn in dood laga yeesho amniga.<\/p>\n<p>\u201cWaxa diidan in baarlamaanka Soomaaliyeed uu xog-ogaal u noqdo amniga meesha uu marayo waa Shabaab, waa dad Shabaabka u shaqeeyo, waa dad raba inay fariin u diraan Shabaab oo ay yiraahdaan anaa kula jiro\u201d ayuu yiri Goodax.<\/p>\n<p>Mr. Goodax waxa uu dhinaca sheegay in amni darada ka jirta magaalada Muqdisho ay mas\u2019uuul ka yihiin Xildhibaanada dowladda mucaaradka ku ah, kuwaasoo maanta dalbanayay in saxaafada madaxa banaan loo ogolaado inay goobjoog ka ahaato fadhiga.<\/p>\n<p>Kulanka maanta baaqday ayaa ahaa kulankii 3-aad ee golaha Shacabka kalfadhigan 5-aad oo furan wax ka yar 10 maalin oo kaliya, waxaana kulanka maanta lagu balansanaa in Xildhibaanada ay su\u2019aalo weydiiyaan Wasiirada, Taliyayaasha iyo Duqa Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/13l-kp-nrTw\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C\/llaahi Goodax Barre ayaa si kulul uga hadlay buuqii iyo fowdadii ka dhashay kulankii Baarlamaanka ee maanta looga doodi lahaa arrimaha Amniga, kaddib markii la isku mari waayay in Saxaafadda kulanka goobjoog ka ahaato iyo in dibadda loo saaro. Wasiir Goodax oo gudaha xarunta Warbaahinta kula hadlay ayaa baaqashada kulanka maanta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125412,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125411","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201cXildhibaano waxaa jira oo Shabaab la shaqeeya\u201d+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201cXildhibaano waxaa jira oo Shabaab la shaqeeya\u201d+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C\/llaahi Goodax Barre ayaa si kulul uga hadlay buuqii iyo fowdadii ka dhashay kulankii Baarlamaanka ee maanta looga doodi lahaa arrimaha Amniga, kaddib markii la isku mari waayay in Saxaafadda kulanka goobjoog ka ahaato iyo in dibadda loo saaro. Wasiir Goodax oo gudaha xarunta Warbaahinta kula hadlay ayaa baaqashada kulanka maanta ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-06T20:40:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-8.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1034\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"671\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/\",\"name\":\"\u201cXildhibaano waxaa jira oo Shabaab la shaqeeya\u201d+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-8.png\",\"datePublished\":\"2019-04-06T20:40:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-8.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-8.png\",\"width\":1034,\"height\":671},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201cXildhibaano waxaa jira oo Shabaab la shaqeeya\u201d+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201cXildhibaano waxaa jira oo Shabaab la shaqeeya\u201d+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201cXildhibaano waxaa jira oo Shabaab la shaqeeya\u201d+VIDEO - Wardoon","og_description":"Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C\/llaahi Goodax Barre ayaa si kulul uga hadlay buuqii iyo fowdadii ka dhashay kulankii Baarlamaanka ee maanta looga doodi lahaa arrimaha Amniga, kaddib markii la isku mari waayay in Saxaafadda kulanka goobjoog ka ahaato iyo in dibadda loo saaro. Wasiir Goodax oo gudaha xarunta Warbaahinta kula hadlay ayaa baaqashada kulanka maanta ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-06T20:40:22+00:00","og_image":[{"width":1034,"height":671,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-8.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/","name":"\u201cXildhibaano waxaa jira oo Shabaab la shaqeeya\u201d+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-8.png","datePublished":"2019-04-06T20:40:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-8.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-8.png","width":1034,"height":671},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeyavideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201cXildhibaano waxaa jira oo Shabaab la shaqeeya\u201d+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125411"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125411"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125411\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125413,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125411\/revisions\/125413"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125412"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}