{"id":125434,"date":"2019-04-07T12:11:42","date_gmt":"2019-04-07T10:11:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125434"},"modified":"2019-04-07T12:11:42","modified_gmt":"2019-04-07T10:11:42","slug":"khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/","title":{"rendered":"Khayre oo magacaabay Wasiiro Cusub (Akhriso Magacyada)"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhaw Wareegto uu soo saaray ku magacaabay sadex Wasiir cusub oo kamid noqonaya golihiisa Wasiirada, waxaana Wasiiradan la magacaabay booskooda ahaa kuwa banaan.<\/p>\n<p>Wasiirada Ra\u2019isul Wasaare Kheyre magacaabay ayaa kala ah Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil Sadiiq Warfaa &amp; Xildhibaanad Fowsiya Maxamed Sheekh loo Magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha.<\/p>\n<p>Wasiirka cusub ee loo magacaabay Dastuurka Saalax Axmed ayaa horey u ahaa Wasiirka Shaqada iyo Arimaha bulshada, waxaana wasaaradan hayay oo dhawaan ka geeriyooday Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.<\/p>\n<p>Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo loo magacaabay Wasiirka Shaqada iyo Arimaha bulshada ayaa ku beel ah booskiisana lagu bedelay Wasiirkii geeriyooday C\/Raxmaan Xoosh, halka Wasiir Foosiya iyana buuxisay booskii Wasiirnimo uu baneeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Magacaabista Wasiiradan ayaa kusoo aadeysa xili Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya uu kusii jeedo magaalada Washigton ee caasimada dalka Mareykanka, waxa uuna dalkaasi kaga qeyb galayaa shirar isagoo sidoo kale kula kulmaya Madax kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhaw Wareegto uu soo saaray ku magacaabay sadex Wasiir cusub oo kamid noqonaya golihiisa Wasiirada, waxaana Wasiiradan la magacaabay booskooda ahaa kuwa banaan. Wasiirada Ra\u2019isul Wasaare Kheyre magacaabay ayaa kala ah Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil Sadiiq Warfaa &amp; Xildhibaanad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125435,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125434","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Khayre oo magacaabay Wasiiro Cusub (Akhriso Magacyada) - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Khayre oo magacaabay Wasiiro Cusub (Akhriso Magacyada) - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhaw Wareegto uu soo saaray ku magacaabay sadex Wasiir cusub oo kamid noqonaya golihiisa Wasiirada, waxaana Wasiiradan la magacaabay booskooda ahaa kuwa banaan. Wasiirada Ra\u2019isul Wasaare Kheyre magacaabay ayaa kala ah Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil Sadiiq Warfaa &amp; Xildhibaanad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-07T10:11:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xasan-khayre.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"936\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"523\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/\",\"name\":\"Khayre oo magacaabay Wasiiro Cusub (Akhriso Magacyada) - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xasan-khayre.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-07T10:11:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xasan-khayre.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xasan-khayre.jpg\",\"width\":936,\"height\":523},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Khayre oo magacaabay Wasiiro Cusub (Akhriso Magacyada)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Khayre oo magacaabay Wasiiro Cusub (Akhriso Magacyada) - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Khayre oo magacaabay Wasiiro Cusub (Akhriso Magacyada) - Wardoon","og_description":"Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhaw Wareegto uu soo saaray ku magacaabay sadex Wasiir cusub oo kamid noqonaya golihiisa Wasiirada, waxaana Wasiiradan la magacaabay booskooda ahaa kuwa banaan. Wasiirada Ra\u2019isul Wasaare Kheyre magacaabay ayaa kala ah Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil Sadiiq Warfaa &amp; Xildhibaanad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-07T10:11:42+00:00","og_image":[{"width":936,"height":523,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xasan-khayre.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/","name":"Khayre oo magacaabay Wasiiro Cusub (Akhriso Magacyada) - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xasan-khayre.jpg","datePublished":"2019-04-07T10:11:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xasan-khayre.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xasan-khayre.jpg","width":936,"height":523},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-akhriso-magacyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Khayre oo magacaabay Wasiiro Cusub (Akhriso Magacyada)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125434"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125434"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125436,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125434\/revisions\/125436"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125435"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}