{"id":125459,"date":"2019-04-08T10:17:59","date_gmt":"2019-04-08T08:17:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125459"},"modified":"2019-04-08T10:17:59","modified_gmt":"2019-04-08T08:17:59","slug":"eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/","title":{"rendered":"Eng. Yariisow \u201cHaddii siyaasiyiinta ka qeyb qaadan lahaayeen orodkii jimcihii Stress-ka waa ka bi\u2019i lahaa\u201d+ cod"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C\/raxmaan Yariisow ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka dowladda, isagoo tilmaamay in loo baahan yahay in dalka helo xasilooni siyaasadeed.<\/p>\n<p>Eng. Yariisow oo xalay ka hadlayay munaasabad abaal marino lagu bixinyay tartankii Orodka gaabnaa ee jimcihii ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in haddii siyaasiyiinta ka qeyb geli lahaayeen orodkaas uu ka bi\u2019i lahaa Stress-ka (Carada).<\/p>\n<p>\u201cHaddii siyaasiyiinta ka qeyb qaadan lahaayeen Orodkii gaabnaa ee Jimcihii, Stress-ka ama Carada waa ka bi\u2019i lahaa, Sabtidii wixii Baarlamaanka ka dhacayna kama dhaceyn\u201dayuu yiri Eng. Yariisow.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in amniga yahay kaalinta koowaad oo aan la siyaasad gelin, isla markaana looga baahan yahay xasilooni siyaasadeed.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-125459-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/DHAGEYSO-Duqa-Muqdisho-oo-Hadalo-caro-ka-dhalan-karto-ku-Weeraray.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/DHAGEYSO-Duqa-Muqdisho-oo-Hadalo-caro-ka-dhalan-karto-ku-Weeraray.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/DHAGEYSO-Duqa-Muqdisho-oo-Hadalo-caro-ka-dhalan-karto-ku-Weeraray.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C\/raxmaan Yariisow ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka dowladda, isagoo tilmaamay in loo baahan yahay in dalka helo xasilooni siyaasadeed. Eng. Yariisow oo xalay ka hadlayay munaasabad abaal marino lagu bixinyay tartankii Orodka gaabnaa ee jimcihii ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in haddii siyaasiyiinta ka qeyb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125461,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125459","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Eng. Yariisow \u201cHaddii siyaasiyiinta ka qeyb qaadan lahaayeen orodkii jimcihii Stress-ka waa ka bi\u2019i lahaa\u201d+ cod - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Eng. Yariisow \u201cHaddii siyaasiyiinta ka qeyb qaadan lahaayeen orodkii jimcihii Stress-ka waa ka bi\u2019i lahaa\u201d+ cod - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C\/raxmaan Yariisow ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka dowladda, isagoo tilmaamay in loo baahan yahay in dalka helo xasilooni siyaasadeed. Eng. Yariisow oo xalay ka hadlayay munaasabad abaal marino lagu bixinyay tartankii Orodka gaabnaa ee jimcihii ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in haddii siyaasiyiinta ka qeyb [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-08T08:17:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1131\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/\",\"name\":\"Eng. Yariisow \u201cHaddii siyaasiyiinta ka qeyb qaadan lahaayeen orodkii jimcihii Stress-ka waa ka bi\u2019i lahaa\u201d+ cod - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-08T08:17:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow.jpg\",\"width\":1180,\"height\":1131},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Eng. Yariisow \u201cHaddii siyaasiyiinta ka qeyb qaadan lahaayeen orodkii jimcihii Stress-ka waa ka bi\u2019i lahaa\u201d+ cod\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Eng. Yariisow \u201cHaddii siyaasiyiinta ka qeyb qaadan lahaayeen orodkii jimcihii Stress-ka waa ka bi\u2019i lahaa\u201d+ cod - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Eng. Yariisow \u201cHaddii siyaasiyiinta ka qeyb qaadan lahaayeen orodkii jimcihii Stress-ka waa ka bi\u2019i lahaa\u201d+ cod - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C\/raxmaan Yariisow ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka dowladda, isagoo tilmaamay in loo baahan yahay in dalka helo xasilooni siyaasadeed. Eng. Yariisow oo xalay ka hadlayay munaasabad abaal marino lagu bixinyay tartankii Orodka gaabnaa ee jimcihii ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in haddii siyaasiyiinta ka qeyb [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-08T08:17:59+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":1131,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/","name":"Eng. Yariisow \u201cHaddii siyaasiyiinta ka qeyb qaadan lahaayeen orodkii jimcihii Stress-ka waa ka bi\u2019i lahaa\u201d+ cod - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow.jpg","datePublished":"2019-04-08T08:17:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow.jpg","width":1180,"height":1131},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisow-haddii-siyaasiyiinta-ka-qeyb-qaadan-lahaayeen-orodkii-jimcihii-stress-ka-waa-ka-bii-lahaa-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Eng. Yariisow \u201cHaddii siyaasiyiinta ka qeyb qaadan lahaayeen orodkii jimcihii Stress-ka waa ka bi\u2019i lahaa\u201d+ cod"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125459"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125459"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125462,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125459\/revisions\/125462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125461"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}