{"id":125463,"date":"2019-04-08T10:30:41","date_gmt":"2019-04-08T08:30:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125463"},"modified":"2019-04-08T10:30:41","modified_gmt":"2019-04-08T08:30:41","slug":"kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/","title":{"rendered":"Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta baaqday iyo kulama socda"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo isniin ah baaqday shirkii Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee ka dhici lahaa xarunta golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wali sii rasmii ah loma ogaa sababta keentay baaqashaday kulanka baarlamaanka Somalia hase ahaate ila xog ogaal ah ayaa risaala u sheegay ay baaqashada ay usababtahay guddoonka baarlamaanka Somalia oo wada dadaalo lagu doonayo in lagu xaliyo buuqii sabtida ka dhacay barlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dooda amniga dalka ayaa keentay in xildhibaannada ay ku kala qeyb sameen arintaasi kadib markii guddoonka uu soo jeediyay in fadhiga uu noqdo mid xiran halka xildhibaano kale ay kasoo horjeesteen aragtiisa oo ugu danbeena guddoonka uu so xiray kulankii Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal sheekh Cabdiraxmaan ayaa xilligaan wada kulamo gooni gooni ah oo xal looga gaarayo murankii iyo buuqii ka dhashay ajandaha amniga ku saabsan ee kulanka Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka kale aan heeleyno ayaa sheegaya in Guddiga joogtada Golaha Shacabka ay ka shiri doonaan sida laga yeelayo kulamada Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo isniin ah baaqday shirkii Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee ka dhici lahaa xarunta golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho. Wali sii rasmii ah loma ogaa sababta keentay baaqashaday kulanka baarlamaanka Somalia hase ahaate ila xog ogaal ah ayaa risaala u sheegay ay baaqashada ay usababtahay guddoonka baarlamaanka Somalia oo wada dadaalo lagu doonayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125464,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125463","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta baaqday iyo kulama socda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta baaqday iyo kulama socda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta oo isniin ah baaqday shirkii Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee ka dhici lahaa xarunta golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho. Wali sii rasmii ah loma ogaa sababta keentay baaqashaday kulanka baarlamaanka Somalia hase ahaate ila xog ogaal ah ayaa risaala u sheegay ay baaqashada ay usababtahay guddoonka baarlamaanka Somalia oo wada dadaalo lagu doonayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-08T08:30:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XILDHIBAANADA-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/\",\"name\":\"Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta baaqday iyo kulama socda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XILDHIBAANADA-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-08T08:30:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XILDHIBAANADA-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XILDHIBAANADA-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta baaqday iyo kulama socda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta baaqday iyo kulama socda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta baaqday iyo kulama socda - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta oo isniin ah baaqday shirkii Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee ka dhici lahaa xarunta golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho. Wali sii rasmii ah loma ogaa sababta keentay baaqashaday kulanka baarlamaanka Somalia hase ahaate ila xog ogaal ah ayaa risaala u sheegay ay baaqashada ay usababtahay guddoonka baarlamaanka Somalia oo wada dadaalo lagu doonayo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-08T08:30:41+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XILDHIBAANADA-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/","name":"Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta baaqday iyo kulama socda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XILDHIBAANADA-1.jpg","datePublished":"2019-04-08T08:30:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XILDHIBAANADA-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XILDHIBAANADA-1.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-golaha-shacabka-oo-maanta-baaqday-iyo-kulama-socda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta baaqday iyo kulama socda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125463"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125463"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125463\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125465,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125463\/revisions\/125465"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125464"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}