{"id":125478,"date":"2019-04-08T20:21:36","date_gmt":"2019-04-08T18:21:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125478"},"modified":"2019-04-08T20:21:36","modified_gmt":"2019-04-08T18:21:36","slug":"ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/","title":{"rendered":"Ing. Yariisow oo u hanjabay Muuse Suudi +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa sheegay in maaliney ahaataba lala xisaabtami doono hogaamiye kooxeed kasta oo dad dilay, hantida danta guudna boobay.<\/p>\n<p>\u201cDalkan wuxuu gaari doonaa maray ahaataba in lala xisaabtamo qof kasta oo dambi ka galay, nin kasta oo hoggaamiye Kooexeed ahaa, nin kasta oo dad dilay iyo Nin kasta oo hanti boobay\u201d ayuu yiri Eng. Yariisow.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa ku soo beegmay xili Maamulka Gobolka Banaadir uu bishii hore soo saaray amar ku saabsan in laga guuro Xerada Mariino oo ay laheyd ciidamada Badda, waxaana dhulkaas dhistay Saraakiil ciidan, Mas\u2019uuliyiin iyo Xildhibaano uu ku jiro Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii hore ee Somalia kaasoo diiday inuu ka guuro xeradaasi iyadoo arintaan ay ka dhalatay xiisad.<\/p>\n<p>Guddoomiye Yariisow ayaa sheegay inaysan waxba iska bedelin mowqifkiisii ahaa in la isaga guuro xerada Mariino ee ciidanka Badda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayey Ujeedada ay ka leeyihiin goobaha ay amreen in laga guuro ayuu sheegay Guddoomiye Yariisow inay tahay mid ay ku doonayaan in goobahan looga dhigo degaano diblomaasiyadeed oo ay degaan safaaradaha.<\/p>\n<p>\u201cDadka maanta ku doodeya inay dokumenti u heysato xerada Mariino waa ayaan daro, markoodii horeba iney dukuminti qaataan oo loo sameeyo ma eheyn, wax soconaayana maba ahan\u201d ayuu yiri Guddoomiye Yariisow.<\/p>\n<p>Waxaa uu dhinaca, kale xusay in dadka degan xerada Mariino oo uu ku jiro Senator Muuse Suudi Yalaxow aysan maleeshiyo beeleed keensan karin.<\/p>\n<p>\u201cMa jirto cid looga heybeysanayo fulinta danaha Qaranka, weyna naga go\u2019an tahay in dhulka xerada Mariino la baneeyo\u201d ayuu intaas ku daray Ing. Yariisow oo wareysi siinayey Somali cable TV.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA DAAWO HADALKA YARIISOW<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/r_z4A6S7RvM\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PQpcL2LcGWs\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa sheegay in maaliney ahaataba lala xisaabtami doono hogaamiye kooxeed kasta oo dad dilay, hantida danta guudna boobay. \u201cDalkan wuxuu gaari doonaa maray ahaataba in lala xisaabtamo qof kasta oo dambi ka galay, nin kasta oo hoggaamiye Kooexeed ahaa, nin kasta oo dad dilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125479,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125478","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ing. Yariisow oo u hanjabay Muuse Suudi +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ing. Yariisow oo u hanjabay Muuse Suudi +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa sheegay in maaliney ahaataba lala xisaabtami doono hogaamiye kooxeed kasta oo dad dilay, hantida danta guudna boobay. \u201cDalkan wuxuu gaari doonaa maray ahaataba in lala xisaabtamo qof kasta oo dambi ka galay, nin kasta oo hoggaamiye Kooexeed ahaa, nin kasta oo dad dilay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-08T18:21:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"916\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"647\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/\",\"name\":\"Ing. Yariisow oo u hanjabay Muuse Suudi +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png\",\"datePublished\":\"2019-04-08T18:21:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png\",\"width\":916,\"height\":647},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ing. Yariisow oo u hanjabay Muuse Suudi +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ing. Yariisow oo u hanjabay Muuse Suudi +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ing. Yariisow oo u hanjabay Muuse Suudi +VIDEO - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa sheegay in maaliney ahaataba lala xisaabtami doono hogaamiye kooxeed kasta oo dad dilay, hantida danta guudna boobay. \u201cDalkan wuxuu gaari doonaa maray ahaataba in lala xisaabtamo qof kasta oo dambi ka galay, nin kasta oo hoggaamiye Kooexeed ahaa, nin kasta oo dad dilay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-08T18:21:36+00:00","og_image":[{"width":916,"height":647,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/","name":"Ing. Yariisow oo u hanjabay Muuse Suudi +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png","datePublished":"2019-04-08T18:21:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png","width":916,"height":647},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ing-yariisow-oo-u-hanjabay-muuse-suudi-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ing. Yariisow oo u hanjabay Muuse Suudi +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125478"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125478"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125478\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125480,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125478\/revisions\/125480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125479"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}