{"id":125501,"date":"2019-04-09T14:57:46","date_gmt":"2019-04-09T12:57:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125501"},"modified":"2019-04-09T14:57:46","modified_gmt":"2019-04-09T12:57:46","slug":"cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/","title":{"rendered":"Cali Gacal Casir oo sheegay in loodiiday shirka Garoowe +COD"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa shalay magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ka furmay shirka Golayaasha Xeer-dejinta Dowladda Federaalka iyo Dowladda Goboleedyada dalka, waxaana shirkan aan lagu casuumin gudoonka Baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p>GuddoomiyihIii Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in shirka furmay magaalada Garawe aan lagu casuumin maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Gudoomiye Cali Gacal Casir in Madaxda maamulka Puntland ay ka dambeeyeen in aan shirka lagu casuumin Galmudug , waxa uuna cadeeyay in maamulkoda uusan aqoosan doonin waxii natiijo ah ee shirkaasi kasoo baxa.<\/p>\n<p>\u201dShirka Garawe ka furmay nalaguma casuumin hadii aan Galmudug nahay, markaan xariiro kala duwan sameeyay waxaan ku ogaaday in Madaxda Puntland ka dambeeyeen in shirka nalaga reebo, waxaana cadeenayaa waxii natiijo ah oo shirkaasi kasoo baxa in aysan aqoonsan doonin wax shaqo ahna aysan ku laheyn Galmudug\u201d Ayuu yiri Cali Gacal.<\/p>\n<p>Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Galmudug ee xilka laga qaaday Cali Gacal Casir ayaa sheegay in shirka ka furmay magaalada Garoowe uu yahay mid khilaaf cusub ka dhex abuurayo Hay\u2019adaha sharci dajinta dowlada Goboleedyada.<\/p>\n<p>Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa u aqoonsan Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug, waxaana dhawaan lagu casuumay khudbadna uu ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 5-aad ee Golaha shacabka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-125501-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Dhageyso-Cali-Gacal-Casir-oo-ka-hadlay-Shirka-Garoowe-ee-laga.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Dhageyso-Cali-Gacal-Casir-oo-ka-hadlay-Shirka-Garoowe-ee-laga.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Dhageyso-Cali-Gacal-Casir-oo-ka-hadlay-Shirka-Garoowe-ee-laga.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa shalay magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ka furmay shirka Golayaasha Xeer-dejinta Dowladda Federaalka iyo Dowladda Goboleedyada dalka, waxaana shirkan aan lagu casuumin gudoonka Baarlamaanka Galmudug. GuddoomiyihIii Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in shirka furmay magaalada Garawe aan lagu casuumin maamulka Galmudug. Waxa uu sheegay Gudoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125503,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Gacal Casir oo sheegay in loodiiday shirka Garoowe +COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Gacal Casir oo sheegay in loodiiday shirka Garoowe +COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa shalay magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ka furmay shirka Golayaasha Xeer-dejinta Dowladda Federaalka iyo Dowladda Goboleedyada dalka, waxaana shirkan aan lagu casuumin gudoonka Baarlamaanka Galmudug. GuddoomiyihIii Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in shirka furmay magaalada Garawe aan lagu casuumin maamulka Galmudug. Waxa uu sheegay Gudoomiye [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-09T12:57:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cali-Gacal-Casir.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1020\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"575\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/\",\"name\":\"Cali Gacal Casir oo sheegay in loodiiday shirka Garoowe +COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cali-Gacal-Casir.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-09T12:57:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cali-Gacal-Casir.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cali-Gacal-Casir.jpg\",\"width\":1020,\"height\":575},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Gacal Casir oo sheegay in loodiiday shirka Garoowe +COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Gacal Casir oo sheegay in loodiiday shirka Garoowe +COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Gacal Casir oo sheegay in loodiiday shirka Garoowe +COD - Wardoon","og_description":"Waxaa shalay magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ka furmay shirka Golayaasha Xeer-dejinta Dowladda Federaalka iyo Dowladda Goboleedyada dalka, waxaana shirkan aan lagu casuumin gudoonka Baarlamaanka Galmudug. GuddoomiyihIii Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in shirka furmay magaalada Garawe aan lagu casuumin maamulka Galmudug. Waxa uu sheegay Gudoomiye [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-09T12:57:46+00:00","og_image":[{"width":1020,"height":575,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cali-Gacal-Casir.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/","name":"Cali Gacal Casir oo sheegay in loodiiday shirka Garoowe +COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cali-Gacal-Casir.jpg","datePublished":"2019-04-09T12:57:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cali-Gacal-Casir.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Cali-Gacal-Casir.jpg","width":1020,"height":575},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-sheegay-in-loodiiday-shirka-garoowe-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Gacal Casir oo sheegay in loodiiday shirka Garoowe +COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125501"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125504,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125501\/revisions\/125504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125503"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}