{"id":125529,"date":"2019-04-10T11:01:02","date_gmt":"2019-04-10T09:01:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125529"},"modified":"2019-04-10T11:01:02","modified_gmt":"2019-04-10T09:01:02","slug":"wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo kulan la yeelatay Safiirka Qadar ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta kulan la qaadatay Safiirka Qadat u jooga Soomaaliya Amb. Xamsa Xasan Asad.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa looga hadlay sidii loo horumarin lahaa Isboortiga iyo dhalinta Soomaaliya, waxaana Wasiiradda ka hadashay sid ugu habboon ee loo horumarin karo dhalinyarada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan saakay la kulmay Danjiraha dowladda Qadar u jooga Soomaaliya Amb. Xamza, waxaa ka wada hadalnay sidii loo horumarin lahaa dhalinyarada iyo Isboortiga Soomaaliyeed\u201dayay tiri Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirad Khadiijo ayaa tilmaamtay in Wasaaradeeda ay wado dadaalo iyo qorshayaal lagu hormarinayo Isboortiga Soomaaliyeed, dhowaan la qaban doono tartamo isboorti oo ka turjumaya is dhex galka iyo nabadda.<\/p>\n<p>Danjiraha dowladda Qadar u qaabilsan Soomaaliya Amb. Xamza Xasan ayaa ku boggaadiyay Wasiiradda howlaha ay qabatay, gaar ahaan Tartankii Orodka gaaban ee Jimcihii ka dhacay Muqdisho, waxaana uu balan-qaaday in si dhow Wasaaradda ula shaqeyn doonaan, kana qeyb qaadan doonaan horumarinta Isboortiga iyo dhalinyarada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta kulan la qaadatay Safiirka Qadat u jooga Soomaaliya Amb. Xamsa Xasan Asad. Kulankan ayaa looga hadlay sidii loo horumarin lahaa Isboortiga iyo dhalinta Soomaaliya, waxaana Wasiiradda ka hadashay sid ugu habboon ee loo horumarin karo dhalinyarada. \u201cWaxaan saakay la kulmay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125530,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125529","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo kulan la yeelatay Safiirka Qadar ee Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo kulan la yeelatay Safiirka Qadar ee Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta kulan la qaadatay Safiirka Qadat u jooga Soomaaliya Amb. Xamsa Xasan Asad. Kulankan ayaa looga hadlay sidii loo horumarin lahaa Isboortiga iyo dhalinta Soomaaliya, waxaana Wasiiradda ka hadashay sid ugu habboon ee loo horumarin karo dhalinyarada. \u201cWaxaan saakay la kulmay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-10T09:01:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/kadija-qatar-696x682.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"682\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/\",\"name\":\"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo kulan la yeelatay Safiirka Qadar ee Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/kadija-qatar-696x682.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-10T09:01:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/kadija-qatar-696x682.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/kadija-qatar-696x682.jpg\",\"width\":696,\"height\":682},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo kulan la yeelatay Safiirka Qadar ee Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo kulan la yeelatay Safiirka Qadar ee Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo kulan la yeelatay Safiirka Qadar ee Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta kulan la qaadatay Safiirka Qadat u jooga Soomaaliya Amb. Xamsa Xasan Asad. Kulankan ayaa looga hadlay sidii loo horumarin lahaa Isboortiga iyo dhalinta Soomaaliya, waxaana Wasiiradda ka hadashay sid ugu habboon ee loo horumarin karo dhalinyarada. \u201cWaxaan saakay la kulmay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-10T09:01:02+00:00","og_image":[{"width":696,"height":682,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/kadija-qatar-696x682.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/","name":"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo kulan la yeelatay Safiirka Qadar ee Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/kadija-qatar-696x682.jpg","datePublished":"2019-04-10T09:01:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/kadija-qatar-696x682.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/kadija-qatar-696x682.jpg","width":696,"height":682},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-qadar-ee-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo kulan la yeelatay Safiirka Qadar ee Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125529"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125529"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125531,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125529\/revisions\/125531"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125530"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}