{"id":125541,"date":"2019-04-10T18:20:57","date_gmt":"2019-04-10T16:20:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125541"},"modified":"2019-04-10T18:20:57","modified_gmt":"2019-04-10T16:20:57","slug":"rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/","title":{"rendered":"Rashford oo Heshiiska u saxiixayo kooxdiisa Manchester United + lacagta uu ku qaadan doono"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa la shaaciyey inta uu la eg yahay heshiiska uu Marcus Rashford qalinka ugu duugi doono kooxda Manchester United iyo lacagaha uu ku qaadan doono.<\/p>\n<p>Weeraryanankan ayaa qarka u saaran inuu saxiixo heshiis cusub oo uu ku sii joogayo garoonka Old Trafford, kaasoo uu ku qaadanayo 78 milyan oo gini.<\/p>\n<p>Sida ay warinayso Jariiradda The Mirror, Marcus Rashford waxa uu ku dhow yahay inuu heshiis cusub qalinka ugu duugo kooxda Manchester United, taasoo siin doonta isaga 78 milyan oo gini oo u dhiganta 102 milyan oo dollar in ka badan shan sanadood.<\/p>\n<p>Heshiiskiisa haatan waxa uu ku eg yahay dhammaadka xilli ciyaareedka soo socda, 21-sano jirkaan ayaana la furay Man United heshiis uu qandaraas cusub ugu saxiixayo, iyadoo la filayo inuu heshiis shan sanadood ah qalinka ugu duugi doono.<\/p>\n<p>Waxay u muuqataa in heshiiska loo sameeyay Rashford ee garoonka Old Trafford uu ku qaadan doono isbuuciiba adduun dhan 300,000 oo gini, waana saddex laab inta uu iminka qaato oo ah 80,000 oo gini isbuuciiba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa la shaaciyey inta uu la eg yahay heshiiska uu Marcus Rashford qalinka ugu duugi doono kooxda Manchester United iyo lacagaha uu ku qaadan doono. Weeraryanankan ayaa qarka u saaran inuu saxiixo heshiis cusub oo uu ku sii joogayo garoonka Old Trafford, kaasoo uu ku qaadanayo 78 milyan oo gini. Sida ay warinayso Jariiradda The [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125542,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-125541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rashford oo Heshiiska u saxiixayo kooxdiisa Manchester United + lacagta uu ku qaadan doono - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rashford oo Heshiiska u saxiixayo kooxdiisa Manchester United + lacagta uu ku qaadan doono - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa la shaaciyey inta uu la eg yahay heshiiska uu Marcus Rashford qalinka ugu duugi doono kooxda Manchester United iyo lacagaha uu ku qaadan doono. Weeraryanankan ayaa qarka u saaran inuu saxiixo heshiis cusub oo uu ku sii joogayo garoonka Old Trafford, kaasoo uu ku qaadanayo 78 milyan oo gini. Sida ay warinayso Jariiradda The [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-10T16:20:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/marcus-rashford_1-640x405.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/\",\"name\":\"Rashford oo Heshiiska u saxiixayo kooxdiisa Manchester United + lacagta uu ku qaadan doono - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/marcus-rashford_1-640x405.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-10T16:20:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/marcus-rashford_1-640x405.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/marcus-rashford_1-640x405.jpg\",\"width\":640,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rashford oo Heshiiska u saxiixayo kooxdiisa Manchester United + lacagta uu ku qaadan doono\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rashford oo Heshiiska u saxiixayo kooxdiisa Manchester United + lacagta uu ku qaadan doono - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rashford oo Heshiiska u saxiixayo kooxdiisa Manchester United + lacagta uu ku qaadan doono - Wardoon","og_description":"Waxaa la shaaciyey inta uu la eg yahay heshiiska uu Marcus Rashford qalinka ugu duugi doono kooxda Manchester United iyo lacagaha uu ku qaadan doono. Weeraryanankan ayaa qarka u saaran inuu saxiixo heshiis cusub oo uu ku sii joogayo garoonka Old Trafford, kaasoo uu ku qaadanayo 78 milyan oo gini. Sida ay warinayso Jariiradda The [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-10T16:20:57+00:00","og_image":[{"width":640,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/marcus-rashford_1-640x405.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/","name":"Rashford oo Heshiiska u saxiixayo kooxdiisa Manchester United + lacagta uu ku qaadan doono - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/marcus-rashford_1-640x405.jpg","datePublished":"2019-04-10T16:20:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/marcus-rashford_1-640x405.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/marcus-rashford_1-640x405.jpg","width":640,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rashford-oo-heshiiska-u-saxiixayo-kooxdiisa-manchester-united-lacagta-uu-ku-qaadan-doono\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rashford oo Heshiiska u saxiixayo kooxdiisa Manchester United + lacagta uu ku qaadan doono"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125541"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125541"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125543,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125541\/revisions\/125543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125542"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}