{"id":125558,"date":"2019-04-11T11:35:28","date_gmt":"2019-04-11T09:35:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125558"},"modified":"2019-04-11T11:38:34","modified_gmt":"2019-04-11T09:38:34","slug":"garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/","title":{"rendered":"Garoomadda Diyaaraddaha Suudaan oo la xiray"},"content":{"rendered":"<p>Inta badan waxaa la xiray Garoomadda diyaaraddaha ee ku yaalla dalka Suudaan, waxaana halkaasi ka socda howlgal weyn xilli Ciidan gaadiidka dagaalka wata ay galeen Hoyga Madaxweynaha Suudaan oo lagu qasbaayo in uu xilka ka dego.<\/p>\n<p>Milatariga ayaa la wareegay xarunta Telefishinka iyo Raadiyaha Qaranka, waxaana ay sheegeen in dhawaan ay shaacin doonaan war wanaagsan.<\/p>\n<p data-reactid=\".2div5xustye.3.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1:$post-5caedfca46ad7c06686d4f0f.0.3.0.0:$post_0\">Saxafiyad magac ku leh dalka Suudaan oo ku sugan magalada caasimadda ah ee dalka Khartuum ayaa Twitterka ku soo qortay in ay jiraan warar sheegaya in masuuliyiin sare oo dawladda ah la xirxiray, garoonkii diyaaradahana albaabada loo laabay.<\/p>\n<div class=\"lx-stream-embed gs-u-clearfix\" data-reactid=\".2div5xustye.3.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1:$post-5caedfca46ad7c06686d4f0f.0.3.0.0:$post_1\">\n<p data-reactid=\".2div5xustye.3.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1:$post-5caede0c46ad7c06686d4f0d.0.3.0.0:$post_0\">Mudaaharaadayaasha ayaa barnaamijka Newsday ee BBC-da u sheegay in dadku ay ku damaashaadayaan waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Khartuum ee dalka Suudaan.<\/p>\n<p data-reactid=\".2div5xustye.3.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1:$post-5caede0c46ad7c06686d4f0d.0.3.0.0:$post_1\">Arrintan ayaana imaanaysa iyadoo ay sii xoogaysanayaan wararka sheegaya in laga yaaba in milatarigu uu madaxweyne Cumar Xasan Al Bashiir ku qasbo in uu xilka banneeyo.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta badan waxaa la xiray Garoomadda diyaaraddaha ee ku yaalla dalka Suudaan, waxaana halkaasi ka socda howlgal weyn xilli Ciidan gaadiidka dagaalka wata ay galeen Hoyga Madaxweynaha Suudaan oo lagu qasbaayo in uu xilka ka dego. Milatariga ayaa la wareegay xarunta Telefishinka iyo Raadiyaha Qaranka, waxaana ay sheegeen in dhawaan ay shaacin doonaan war wanaagsan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125559,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Garoomadda Diyaaraddaha Suudaan oo la xiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Garoomadda Diyaaraddaha Suudaan oo la xiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Inta badan waxaa la xiray Garoomadda diyaaraddaha ee ku yaalla dalka Suudaan, waxaana halkaasi ka socda howlgal weyn xilli Ciidan gaadiidka dagaalka wata ay galeen Hoyga Madaxweynaha Suudaan oo lagu qasbaayo in uu xilka ka dego. Milatariga ayaa la wareegay xarunta Telefishinka iyo Raadiyaha Qaranka, waxaana ay sheegeen in dhawaan ay shaacin doonaan war wanaagsan. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-11T09:35:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-11T09:38:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/e9bdb11785c84706ac85c29dc526cb85_18-696x392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/\",\"name\":\"Garoomadda Diyaaraddaha Suudaan oo la xiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/e9bdb11785c84706ac85c29dc526cb85_18-696x392.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-11T09:35:28+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-11T09:38:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/e9bdb11785c84706ac85c29dc526cb85_18-696x392.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/e9bdb11785c84706ac85c29dc526cb85_18-696x392.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Garoomadda Diyaaraddaha Suudaan oo la xiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Garoomadda Diyaaraddaha Suudaan oo la xiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Garoomadda Diyaaraddaha Suudaan oo la xiray - Wardoon","og_description":"Inta badan waxaa la xiray Garoomadda diyaaraddaha ee ku yaalla dalka Suudaan, waxaana halkaasi ka socda howlgal weyn xilli Ciidan gaadiidka dagaalka wata ay galeen Hoyga Madaxweynaha Suudaan oo lagu qasbaayo in uu xilka ka dego. Milatariga ayaa la wareegay xarunta Telefishinka iyo Raadiyaha Qaranka, waxaana ay sheegeen in dhawaan ay shaacin doonaan war wanaagsan. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-11T09:35:28+00:00","article_modified_time":"2019-04-11T09:38:34+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/e9bdb11785c84706ac85c29dc526cb85_18-696x392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/","name":"Garoomadda Diyaaraddaha Suudaan oo la xiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/e9bdb11785c84706ac85c29dc526cb85_18-696x392.jpg","datePublished":"2019-04-11T09:35:28+00:00","dateModified":"2019-04-11T09:38:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/e9bdb11785c84706ac85c29dc526cb85_18-696x392.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/e9bdb11785c84706ac85c29dc526cb85_18-696x392.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoomadda-diyaaraddaha-suudaan-oo-la-xiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Garoomadda Diyaaraddaha Suudaan oo la xiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125558"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125560,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125558\/revisions\/125560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125559"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}